MAGACYADA GOLAHA WASIIRADA DFKMG & QABIILOOYINKOODA
  Magaca Wasaarada Magaca Wasiirka Qabiil
WASIIRADA
1- Wasaarada Arimaha Gudaha Eng. Xusseen Maxamed Faarax Caydiid Hawiye-Habargidir-Sacad.
2- Wasaarada Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax Hawiye-Murusade
3- Wasaarada Hantida Qaranka&Qalabaynta Maxamuud Sayid Adan Daarood Mareexaan
4- Wasaarada Dib uheshii siinta iyo Xiriirka Jaaliyadaha Dibada Maxamed Ibraahin Xaabsade Digil iyo mirifle Liisaan
5- Wasaarada Dekedaha& Gaadiidka Bada Maxamuud Cabdulaahi Jaamac(Sifir) Dir-Isaaq- Habar Jeclo
6- Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Maxamuud Salaad Nuur Hawiye-Ceyr
7- Wasaarada Hormarinta Reer Miyiga iyo Daaqa
 
Maxamed Maxamuud Guulleed (Gacmodheere) Hawiye- habargidir-Sulaymaan.
8- Wasaarada Arimaha Dibada C/laahi Sh Ismaaciil (Dir-Biyamaal)
9- Wasaarada  Awqaafta iyo Arimaha Diinta Cumar Maxamuud Cumar Finish (hawiye-Abgaal)
10- Wasaarada Batroolka iyo Tamarta Yusuf Axmed Maxamed (Darod-Awrtable)
11- Wasaarada  Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud (Raxanwayn_Hariin)
12- Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingali (Darod-Dhulbahante)
13- Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta Deegaanka  Axmed Maxamed (Muuse Dhari)
14- Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka C/lla Deeroow Isaaq (Raxanwayn-Jilible)
15- Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga Maxamed Warsame Cali (isaaq-Habar Awal)
16- Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta Bare Adan Shire  (Darod-Marexan)
17- Wasaarada Gaashaandhiga Cabdiraxmaan Maxamuud (Daarood-Warsangali)
18- Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir (Darod-Leelkase)
19- Wasaarada Ganacsiga Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow (Hawiye-Abgaal)
20- Wasaarada Garsoorka Sh Adan Madoobe  (Raxanwayn-Hadamo)
21- Wasaarada  Hoowlaha Guud iyo Guryanta Cusmaan Xasan Cali Cato (Hawiye -H/Gidir)
22- Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Raxan wayn-Dabare)
23- Wasiirka  Horumarinta iyo Daryeelka Qoska Foowsiyo Maxamed Shiikh (Digil iyo mirifle Eelaay)
24- Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye  (Dir-Gudabiirse)
25- Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan (Hawiye Duduble)
26- Wasaarada  IskaAshiga Gobolka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa (Isaaq-Garjaxis)
27- Wasarada  Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax (daarod-majeerten)
28- Wasaarada Maaliyada Saalim Cali Yabaroow Raxan wayn-jiido
29-  Wasaarada Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga C/risaaq Cusmaan Xasan  Daarood-Dashiishe
30- wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahin Adam Xasan (digil iyo Mirifle-leysaan)
31- Wasaarada Warfaafinta Cali Fiqi  (baraawe)
32- Wasaarada  Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax (Darod-Ogaden)
33- Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble (hawiye -Xawadle)
34- Wasaarada        Caafimaadka C/Casiis Sh Yuusuf  (Dir-Sure)
WASIIRU DOWLAYAASHA
  Wasaarada Beeraha Moowliid Macaane Maxamud Beesha Shanaad-Jareerweyn
  Xafiiska raysul wasaaraha
 
Maxamed C/laahi Kaamil Dir
  Xafiiska Madaxwaynaha Khalid Cumar Cali Digil Iyo Mirifle
  Xafiiska Xukuumada & Baarlamaanka Axmed C/laahi Daakir
 
Dir-Isaaq
  Arimaha Dibada Ibraaim Sh Cali Jeebo Hawiye-Abgaal-Waceysle
  Amniga Qaranka Axmed Sh Axmed -----
  Warfaafinta Salaad Cali Jeele Hawiy-Abgaal-Harti
  Qorshaynta&Iskashiga Caalamiga Ibraahim Maxamed Isaaq ---
WASIIR KU XIGEENADA
  Wasaarada Arimaha Dibada
 
Xasan Axmed Jaamac Darod- Majerten
  Wasaarada Awqaafta&Arimaha Diinta
 
Cali Sh Maxamed Nuur ---
  Wasaarada Batroolka&Tamarta Axmed Cumar Gaagaale ---
  Wasaarada Beeraha Xirsi Adan Rooble Hawiye-Saruuur
  Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta C/kaafi Macalin Xasan Digil iyo Mirifle -Garre
  Wasaarada Caafimaadka Cismaan Maxamuud Dufle Hawiye-Awdaajeen
  Wasarada Dalxiiska iyo Duurjoogta Muqataar MUUNYE Bishaar ---
  Wasaarada Deegaanka & Ka hotaga Aafooyinka Cali Xareed ---
  Wasaarada Dastuurka & Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan Darod-Majerteen
  Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga Bashiir Maxamed Adan Hawiye-Sheekhaal

 

  Wasaarada Dib udhiska iyo dib u dajinta C/kariin Cige Guuleed Dir-GidiBiirsay
  Wasaarada Gashaandhiga Saalax Cali Faarax Hawiye-Gaaljecel
  Wasaarada Gaadiidka Cirka & Dhulka  Yuusuf Maxamed Qayr Dir
  Wasaarada Ganacsiga Aamiin Maxamed Shiikh Digil Iyo Mirifle
  Wasaarada Garsoorka C/rashiid Maxamed Xidig Daarod-Ogaden
  Wasaarada Hoowlaha & Guryeenta Maxamed Cali Bilaal ---
  Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare  Cabdalla Boss Axmed Dir-Isaaq
  Wasaarada Horumarinta Haweenka& Daryeelka Qoyska  Khadiijo Maxamed Diiriye
 
Beesha Shanaad-Yaxar
  Wasaarada Xaanaanada Xoolaha Cabdi Axmed Dhuxuloow (dhagdheer) Hawiye-Murusade
  Wasaarada Dhaqan Celinta Maleeshiyooyinka  Tababarada  Xasan Isaaq Yacquub ----
  Wasaarada Iskaashiga Goboleedka Axmed Maxamed Goonle Darod-Dhulbahante
  Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Maxamed Jaamac Furux Hawiye-Saleymaan
  Wasaarada Maaliyada
 
Maxamed Xasan Ibraahin Hawiye-Xawaadle
  Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cismaan Maye Beesha shanaad- Banaadiri
  Wasaarada Warfaafinta Cabdalla Xaaji Cali Dir-Isaaq
  Wasaarada Qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah Ciise Wehliye Maalin Hawiye- Murusade
  Wasaarada Arimaha Gudaha
 
Yuusuf Maxamed C/qaadir Darod-Mareexaan
  Wasaarada Dekedaha &Gaadiidka Bada Mire Xaaji Faarax Darod-Majerten
  Wasaarada Hantida Qaranka & Qalabeenta
 
Maxamed Cabdi Xasan Beegos Digil Iyo Mirifle
  Wasaarada Dib udhiska & Xiriirka Jaaliyada C/laahi Axmed Cabdulle ---
  Wasaarada Waxbarashada  Xuseen Maxamuud Muus Dir
  Wasaarada Horumarinta Miyag & Daaqa Saciid Xasan Shire ---
  Wasaarada Macdanta iyo Biyaha X useen Cusmaan Xuseen Digil Iyo Mirifle

.Waxaa isku soo dubaridey | Canab Mumtaz | canabmumtaz@hotmail.com | SomaliTalk.com | Dec 2, 2004

(c) SomaliTalk.com | December 2, 2004 | Cusboonaysiin: Dec 8, 2004