KULAN DIINEED ISLAAMI AH OO LAGU QABAN DOONO MINNEAPOLIS

  Abubakar As-Sadique 
Islamic Center

Kulan Diineedkii 4aad ee waqooyiga America
September 04, 05, & 06 2004

Qaadida
 Wadada Toosan

Culimada ka soo qayb galaysa  Mu'tamarka

1.  Dr. Maxamed Macalin

2.      Dr. C/risaaq Maxamed Takar

3.      Sh. Abdirahman Sh. Omar 

4.   Sh. Mohamed Idiris

5.      Sh. Ibraahim Maxamed

6.      Sh. Abdirazaq Xaashi                        

7.      Sh. Mohamed Khadar

8.      Sh. c/Shakuur ibraahimText Box:       Meesha:                     Minneapolis Convention Center
       Waqtiga: Sept 4, 5, & 6 2004
     Sabti,Axad&Isniin
        10:am-10:pm

9.      Sh. Nuux Ciise

10. waxaa kaloo jira Culimo kale oo kasoo qayb galaysa shirka bixina doonta, Siminaaro muhiim ah oo kala duwan, kuna bixi doona luqada English-ka, Caribiga iyo Oromada, waxaa kaloo iyana ku marti qaadan hayadda Care, waxaa kaloo loo diyaariyey Ganacsatada Soomaaliyeed miisas ay kusoo bandhigaan alaabadooda.waxii faah faahin intaa dheer lasoo xariir:

  Shaafici Mosque:1507 south 5th street Minneapolis, MN 55454. Phone:612.310.3833, 612.226.9804, 612.267.9500, 612.226.9703

 E-mail: kulandiineed@risaala.com        

Si aad u daawadto Meesha shirku Kadhacayo halkan Guji

 

(c) SomaliTalk.com | Faafin: July 25,m2004