TACSI::::

Marxuum Bashiir Ducaale Saalax oo ku Geeriyoodey Pakistan:::

Inaalilaahi wa inaa lilaahi raajicuun.

 
 
Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa ehelkii,qaraabadii,iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Bashiir Ducaale Saalax oo ku geeriyooday dalka Pakistan.
 
Waxanu marxuumka u rajaynaynaa inuu ilaahay ka waraabiyo Janada Farduusa qabrigana u waasiciyo,Aamiin.  Waxanu kaloo u rajaynaa Eheladii,Qaraabadii iyo Asxaabtiisii inuu samir iyo iimaan ka siiyo. 
Tacsidan waxaanu gaar ahaan ugu direynaa Xaaska marxuumka,caruurtiisa iyo reer Ducaale Saalax oo dhan.  Guud ahaana waxaanu ugu diraynaa dadka degan magalada Cadan ee waddanka Yeman oo ahayd meel aad looga yaqaanay Bashiir Ducaalena ka ahaa Aabaha Jaaliyada Cadmeed aadna looga tabi doono.
 
1- Maxamed Xasan Cumar (Kancaan) iyo xaaskiisa iyo wiilkiisa Ibrahim Maxamed Xasan.
2- Axmed Jaamac Xaamud iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
3-Faysal Maxamed Jaamac iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
4- Siciid Ducaale (Cawar) iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
5-Maryan Jaamac Jibriil iyo caruurteeda.
6-Maryan Jaamac Jibriil iyo caruurteeda.

Tacsida ehelada marxuumka waxaa loogu hagaajin karaa emailkan:  

 <m.omar@bellnet.ca> c/o: Maxamed Xasan Cumar [London, Ontario, Canada].

(c) SomaliTalk.com | October 2, 2004