SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - JABUUTI

INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Nabadoonkii ugu caansanaa uguna da’da weynaa Puntland oo geeriyoodey

Mid kamid ah nabadoonnada ugu caansan uguna da’da weynaa deegannada Puntland, Alle ah u naxariistee Xaaji Siciid Aw-Muuse ayaa maanta (Sabti April 14, 2007) ku geeriyoodey magaalada Jabbuuti ee Jamhuuriyadda Jabbuuti. 

Nabadoonka ayaa u geeriyoodey xanuun hayey muddo kooban waxana halkaasi loogu qaaday xaalad caafimaad. 

Nabaddoon Siciid Aw-Muuse ayaa da’diidu ay 92 sano ku sinnayd waxana lagu xusuustaa nabadayntii uu ka dhex sameeyey deegaannada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. 

Allaah ha u raxmadee Nabadoon Siciid Aw_Muuse wuxuu dhalay 30 qof iyo 70 qof oo ay sii dhaleen, wuxuuna ku dhashay degmada Iskushuban ee gobolka Bari sannadkii 1915.

Waxaa Geerida Xaaji Saciid la ogeysiinayaa dhamman eheladiisa  meel kasta oo ay joogaan. Waxayna Illaahay uga baryeyaan inuu Jannadii Fardowsa ka Waraabiyo, una Naxariisto. Samir iyo Iimaana ka siiyo carruurtii, qoyskii iyo eheladii uu marxuumkaasu ka geeriyoodey.

 AMIIN AAMIIN AAMIIN 

Waxaa tacsidaan diraya dhamaan dadka kala ah: 

  • 1.     Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse
  • 2.     Eng. Maxamed Faarax-Yare Maxamuud
  • 3.     Cusmaan Xaaji Nuur iyo Marwadiisa
  • 4.     Cabdullahi Xaaji Cumar ( Casaro)
  • 5.     Xaaji Nuur Xaaji cismaan
  • 6.     Cabdi Farax dhalaweyne
  • 7.     Bulxan Boqor Cismaan
  • 8.     Yusuf Axmed Kheyre
  • 9.     Cabdulahi Axmed Kheyre
  • 10. Siciid Karaama Xaaji Cali
  • 11. Cali Cadbi Awaare
  • 12. Ismaciil Calasow
  • 13. Dr. Muuse Qeybdiid
  • 14. Nabadoon Max’ed cumar
  • 15. Nabadoon Cabdi Ali Geesood
  • 16. Nabadoon Cabdirisaq Yaasiin
  • 17. Nabadoon Max’ed Xaaji Yuusuf
  • 18. Nabadoon Cumar Abshir
  • 19. Dr. Nuur Max’ed Nuur
  • 20. Dr. yuusuf Ismaciil Garyar
  • 21. Aden Max’ed Yuusuf
  • 22. Axmed Max’ed Nuur
  • 23. Sharmaarke Maxamed Faarax-Yare
  • 24. Axmed Cabdulahi Boqor
  • 25. Cabdi Xassan Ow-Muuse
  • 26. Cabdirashid Maxamed Yuusuf
  • 27. Cabdi Qani Yusuf Cade 

AMIIN AAMIIN AAMIIN

Sharmarke M. Farah-Yare
scharmarke@hotmail.com

Faafin: April 14, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com