SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

BOQORKA CUSUB WAA BOGAADINEYNAA EE BISHAARO IYO BILKHEYR DHAHA

 
BOQORKAANNU SUGAYNAY EE LA CALEEMASAARAYOOW ASALAAMA CALEYKUM
 
BOQOR CUMAR ISMAACIIL MAXAMED (SANWEYNE) GUDDOON HAMBALYO DIIRRAN, DUCO IYO HALAL-NABAADDIINO OO AAN HUNGOW LAHAYN INSHA ALLAAH
 
Waxaa 15kii bishan Agoosto 2007 Hotel Karaama 2 oo ku yaal magaalada Boosaaso lagu qabtay xaflad caleemasaar Boqor cusub ah oo aad loo soo agaasimay, aadna u ballaaran waxaana halkaas si farxad leh loogu caleemasaaray Boqorka cusub ee Beesha Ismaaciil Cali Saleebaan, wuxuuna noqday Boqorkaas aan loo kala harin taageeradiisa Cumar Ismaaciil Maxamed (SANWEYNE).

Boqor Cumar oo la aaminsanyahay in uu yahay insha Allaah Boqor karti iyo karaamo leh, Boqorkii sugudda nabadgelyada, sinnaanta, caddaaladda, toosinta qaladaadka jira, talobixinta hagaagsan, wadajirka, waanada, walaaltinimada iyo ka qaybqaadashada xallinta iyo xasaratobixinta dhibaato kasta ee ka jirta geyiga Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya.

Boqorka cusub ee waqtigan adag caleemasaarkiisa iyo magaciisaba Beesha Ismaaciil Cali Saleebaan daaha ka qaadday wadatashi dheer iyo falaanqayn kaddib, isla markaasna ah Boqor horeba loo sugayey oggolaanshihiisa xilka culus, waxaa Alle looga baryayaa in uu u fudeeyo waajib-gudashadiisa, aseebidda xaqa iyo talada toosan iyo in uu siiyo cimri iyo caafimaad uu dalka iyo dadka kheyr ugu horseedo, iyo in uu kaalin weyn u buuxiyo Beeshiisa, Isimada iyo guurtida Soomaamaaliyeed ee weligoodba heeganka u ahaa naf u huridda kala hagidda dhibaatooyinka bulshada ee maalin iyo habeen kasta taagan iyo samo ka talintooda.  

Sidaas darteed, qayb ka mid ah tolweynaha Cali Saleebaan Maxamed ka jooga Gollada dalka Mareykanka iyo Canada ayaa boqor Cumar Ismaaciil Sanweyne si farxad leh ugu diraya HAMBALYO IYO BOGAADIN WEYN OO AAD U DIIRRAN, waxaana ka mid ah

dadka bogaadinaya Boqorka:
 
dhammaan reer Muuse Xaaji Abees
dhamaan ilma sh. Maxamed Xaaji Abees
iyo hooyadood Xaawo Maxamed Saciid
dhammaan ilma Cismaan Xaaji Abees
reer maxamed amuumin Xaaji Abees
dhammaan qoyska reer Xaaji Abees
dhamaan qoyska reer maxamed Saciid Badow
dhammaan qoyska reer Saciid Badow
dhammaan qoyska reer Maxamed Saalax Deer Ladane
dhammaan qoyska reer C/laahi Saalax Deer iyo
dhammaan qoyska reer Deer
dhammaan qoyska reer Caynab Xasan Cabdikariim
dhammaan qoyska reer Ciid Shibiin iyo reer Shibbiin
dhammaan qoyska reer Bile Cali Wagad
dhammaan qoyska reer Cabdiraxmaan Xasan Maxamuud
dhammaan qoyska reer Maxamed Xasan Maxamuud
dhammaan qoyska reer Axmed Xasan Maxamuud
reer C/laahi Ciid Cismaan
reer Mahad C/laahi Faarax Faarax (Ajuuraan)
dhammaan qoyska reer Saciid Faarax Yuusuf
dhamaan reer Aaden Faarax Yuusuf
dhamaan qoyska reer Cabdalle Geyre
dhammaan qoyska reer Cabdiraxmaan Geyre
dhammaan qoyska reer Saciid Geyre
reer C/qani Axmed Muumin Ciise
reer Sh. Maxamuud Cali Nuur (Kaarabiin)
dhamaan qoyska reer Cismaan Saciid Dhuxul
dhammaan qoyska reer Maxamed Ciise Qaxiye
dhammaan qoyska reer Cismaan Saciid Beeldaaje
dhammaan qoyska reer Maxamed Saciid Beeldaaje
dhammaan qoyska reer Ismaaciil Saciid Beeldaaje
dhammaan qoyska reer Beeldaaje C/laahi Beeldaaje
dhammaan qoyska reer Maxamed Faarax Saalax (Bedzo)
dhamaan qoyska reer C/laahi Maxamed Yuusuf (Buulo Jameeco)
reer Dr. Cumar Cartan Saalax
dhammaan qoyska reer Saciid Maxamuud Samatar (Garabyare
dhammaan qoyska reer Ciise Duulane
dhammaan qoyska reer Maxamuud Cismaan (Qoslaaye)
dhammaan qoyska reer Xaaji Maxamuud Cismaan (Tarankhayr)
dhammaan qoyska reer Cismaan Fuutashaariyo
dhammaan qoyska reer C/laahi Baskuwaale
dhammaan qoyska reer Saciid Muuse Salaabooddo
dhammaan qoyska reer Xaaji Saciid Faarax
dhammaan qoyska reer Maxamed Barre Maxamed
dhammaan qoyska reer Maxamuud Ciise
dhammaan qoyska reer Maxamuud Cali Yare
dhammaan qoyska reer Jaamac Saciid Muumin
dhammaan qoyska reer Jaamac Shirwac
dhammaan qoyska reer Eng. Ciise Maxamed Muuse
dhammaan qoyska reer  Saciid Muuse (Saciid dheere)
dhammaan qoyska reer Xaaji Maxamed Khuurshe
dhammaan qoyska reer Saciid Qaloombi
dhammaan qoyska reer Ismaacii Cali Yare
dhammaan qoyska reer Maxamed Cabdi (Shoodhaadhi)
dhammaan qoyska reer Cali Cabdisalaan (Cali Kuukay) iyo
dhammaan qoyska reer Cabdisalaan
dhammaan qoyska reer Saciid Yoontoy
dhammaan qoyska reer Dr. Yusur
dhammaan qoyska reer Cali Xuseen (Cali Madoobe
dhammaan qoyska reer Saciid Foornaayo
dhammaan qoyska reer Sh. Cali Ashigur
dhammaan qoyska reer Ismaaciil Ashigur
dhammaan qoyska reer Ismaaciil Cali Shamal
dhammaan qoyska reer Saciid Muuse Colow
reer Barkhad
dhammaan qoyska reer Ibraahim Musjeex
dhammaan qoyska reer Xaaji Cali Dalmar
dhammaan qoyska reer Xaaji Ibraahim Cismaan Uunlaaye
dhammaan qoyska reer Maxamed Samatar Cali (Khayr u Bootiye) 
dhammaan qoyska reer Maxamed Bilcil
dhammaan qoyska reer Ciise Awcali
dhammaan qoyska reer Maxamed Xuseen Cabdi (Qandala)
dhammaan qoyska reer Maxamed Muuse
dhammaan qoyska reer Macalin Maxamed
dhammaan qoyska reer Barre Buluf
dhammaan qoyska reer Cismaan Axmed (Kurtunwaarey) iyo reer walaalkiis Mahad
dhammaan qoyska reer Cali Amxaar
dhammaan qoyska reer Sheekh Nuur Cali Colow
dhammaan qoyska reer Maxamed Ciise Dhagaxtuur
dhammaan qoyska reer Xaaji Kuusow
dhammaan qoyska reer Maxamuud Ciise Samatar Cali
dhammaan qoyska reer Xaaji Cumar Gaab
dhammaan qoyska reer Axmed Muuse Cali
dhammaan qoyska reer Yuusuf Jacaafe
dhamman qoyska reer Maxamed Gaarcad
dhammaan qoyska reer Muuse Khaalid
dhammaan qoyska reer Maxamed Dhagiig
iyo dad aad u badan oo la soo koobi karin

muse abees
abees11@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 21, 2007 

Dhulka Soomaalida ee Shidaalka laga baarayo miyaa ka riqiisan dhulka Afrikada kale, mase Madaxda Soomaaliyeed ayaan adduunka la socon

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com