SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Baaq: In laga Fogaado Ciidamada Cadawga Ethiopia....

( Abaa Saadiq) 
Isku xiraha guud ee muqaawamadamada Soomaaliyeed

حـــركـة المقاومة الشعبية

 
 
 

فى بلاد  الهجرتين                

(الجناح العسكرى)                  

E-mail: muqaawamadashacabka@hotmail.com

Ref: 001/2007  Date: 13/01/2007 
 

قال تعالى: إن تمسسكم حسنة تسؤهم وإن تصبكم سيئة يفرحوا بها وإن تصبروا وتتقوا لا يضركم كيدهم شيئا إن الله بما يعملون محيط.........ألأية رقم 120 سورة آل عمران 
 

Muqaawamada iyo Mujaahidiinta geesiyada ah ee u bareerey, naftoodana u hurey difaaca dalka iyo diinta, iyo ka xoreynt dalka Isbaheysiga saliibiyiinta iyo calooshood u shaqeystayaasha

الســـــــــــــلام عليكــــم ورحمـــــــــــــــة اللـــــــــــــــــــــــــه وبــــركـــــاتـــــه

Dhaqdhaqaaqa Muqaawamada Shacabka ee Dhulka Hijrooyinku wuxuu hambalyo u soo jeedinayaa muqaawamada iyo mujaahidiinta Soomaaliyeed ee ka horyimid ololaha Isbaheysiga Gumeysiga Saliibiyiinta Tigreega iyo Mareykanka ay ku qabsadeen dalka Soomaaliya, kuwaasoo dhaxalsiiyey cadowga khasaare ba’an oo ay garan la’yihiin qaab ay u sheegtaan, iyagoo jabkooda ku qariya shirar jaraa’id oo isdaba joog ah oo ay ku sheeganayaan guulo aan jirin . 

Dhaqdhaqaaqa Muqaawamadu isagoo ka dhiidhinaya gumeysiga Saliibiyiinta hamuun gorgorka qaba , cidna aan ka sugeyn iney ka kiciso cadowgaan dhulkeena ku habsadey, ogsoon in heer adduunweyni , mid qaaradeed iyo mid goboleedba aan qaddiyadda Soomaaliya iyo xadgudubka Itoobiya iyo Mareykanku ay ku hayaan shacabka iyo dhulka Soomaaliyeed aan wax yac yiraahda la arkin, hadda ka dibna aan looga fadhin iney go’aano u hiilinaya shacabka Soomaaliyeed soo saaraan. 

Sidaas awgeed ayey waajib muqaddas ah noqotey in aan isku tashano Allana tala saaarano una istaagno xoreynta dalkeena iyo difaaca dadkeena, laguna shaqeeyo magaca  dhaqdhaqaaqa Muqaawamada Shacabka ee Dhulka Hijrooyinka kaasoo xornimo iyo qaranimo u dirir ah oo ay ku mideysan yihiin shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, kana kooban laba garab mid Siyaasadeed iyo mid Ciidan.   

Waxaana hawlaha ugu muhiimsan ee dhaqdhaqaan ka mid ah:

  1. Ka xoreynta dalka iyo la dagaalidda dhammaan gumeystayaasha ku soo duuley oo qabsadey bad iyo berriba, iyo wadidda halgankaas illaa askariga u danbeeyo ka baxo dalka
  2. Tirakoobidda khasaaraha ay u geysteen gumeystayaasha saliibiyiintu shacabka Soomaaliyeed ee naf iyo hantiba leh iyo u gudbintooda meelaha ay khuseyso.
  3. Ka hortagidda waxa looga yeerey ciidamada nabad Ilaalinta Afrikaanka ee dalka loo soo wado, anagoo u aragna ineysan waxba nooga duwaneyn itoobiyaanka iyo Mareykanka, waxaana uga digeynaa dawladaha niyeysan iyo kuwa go’aansadeyba ineysan askartooda halaajin, ogaadaana inaan Soomaaliya laga rabin waqtigaan.
  4. Waxaan sidoo kale u digeynaa Muwaadiniinta mareykanka iyo kuwa Ingiriiska ee imaanaya ama jooga dalka (Soomaaliya) magacey rabaan ha wataane ineysan Soomaaliya imaan ama aan laga rabin , arinkaanoo jawaab celin u ah dadka rayidka ah ee ay diyaaradaha Mareykanku ku xasuuqeen Gobolka J/Hoose iyo Ingiriiska oo u nacamleeyey muujiyeyna inuu ku faraxsn yahey xasuuqaas, ruuxii dawladhaas u dhashey oo yimaadana waxaa loogu aari doonaa muwaadiniinteenii gardarada lagu laayey.
  5. Waxaan aad iyo aad uga xunahey hadalkii mas’uuliyad xumadu ka muuqatey ee Madaxweynaha Masaariddu uu ku muujiyey inuu fahmey kuna qancey sababta ka danbeysey in Itoobiya ay  Soomaaliya qabsato, tanoo ka dhigeysa Xusni Mubaarak mid qalbiga Soomaalida ka go’ey, Masarna dhigey meel liidata, shacabka Soomaaliyeedna uu ku hungoobey hankii iyo waxtarkii ay ka sugayeen xukuumadda Masa oo aan ka dunsaneyney walaaltnimo iyo islaanimo.
  6. Waxaan tallaabo adag oo aan naxariis laheyn ka qaadeynaa cid allaale iyo ciddii ku dhaqaaqda falal u adeegaya gumeystaha kuna lugyeelata sida ku xadgudubka qaxootiga walaalaheen ah ee Oromada , xirxirista lagu wado culimada, dilalka muwaadiniinta iyo dhaca xoolahooda
  7. Waxaan ku wargelineynaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dalka ka joogaan iney ka fogaadaan goobaha ay sugan yihiin ciidamada cadowga iyo kuwa gaashaanka u ah ee calooshood u shaqeystayaasha, goobahaas oo waqti walba bartilmaameed u ah muqaawamadu xaq u dirirka ah, iyo sidoo kale in laga fogaado marka ay jidadka marayaan si aysan idinkaga aargoosan ciidamada cadowgu marka waxyeello soo gaarto.
  8. Ugu danbeyntii waxaan rabnaa inaan Umadda Soomaaliyeed iyo adduunweynahaba u caddeyno ineysan jirin xukuumad Soomaaliya u dhisan,oo  mataleysa kuwa magacaas sheeganayaana ay yihiin Calooshood u shaqeystayaal cadowgu tacbayey mudaddii 30-ka sano aheyd ee u danbeysey, sidaas awgeed umadda Soomaaliyeed lagala shaqeeyo sidii ay ku heli laheyd dawlad loo dhan yahey oo ay Soomaali xalaal ahi hogaanka u heysa oo ka shaqeysa danaha iyo hormarka Soomaaliyeed, muqaawamaduna diyaar ayey u tahey dib u heshiin guud oo dhameystiran oo ka hirgasha geyiga Soomaaliya.

Waxaan mar kale ugu bishaareyneynaa inta kheyrka la jecel Soomaaliya in dhammaan falalkii hubeysnaa ee ka dhacey caasimada Muqdisho iyo magaalada Jilib ee lala beegsanayey ciidamada Saliibiyiinta Tigreega ay ka danbeeyeen dhaqdhaqaaqa muqaawamadu kuwaasoo gaarayey 12 weerar, cadowgana lagu gaarsiiyey khasaare xooggan oo gaaraya dilid 46 ciidanka cadowga ka mid ah, tiradaas laba jibaarkeedna lagu dhaawacey, iyo saddex ka mid ah gaadiidka ay wateen oo laga gubey, iyadoo intaas ay wehliso in moralka hogaanka Saliibiyiinta iyo ciidanka tigreegu uu aad u liito, taasoo keentey iney af labadiis yeeraan hogaanka sare ee Tigreegu iyagoo dalbanaya in laga soo gaarsiiyo ciidamo afrikaan o bedela inta uusan khasaaruhu ku badan, arinkaasoo aan adkeynayno in askari kasta oo bedela kuwa tigreega uusan waxba nooga duwaneyn, weeraraduna aysan hakan doonin. 

Tobodaabyada soo socda waxaa la laba laabi doonaa hawlgaladda weerar ee lagu boqno goynayo cadowga tigreega iyo calooshood u shaqeystayaasha, waxaana loo adeegsanayaa qaab iyo nooc kasta oo dagaal, anagoo uga yeereyna calooshood u shaqeysyaasha iyo madaxdooda ineysan gaashaan iyo darbi u noqon cadowga tigreega, ayna isaga hor wareegaan mujaahidiinta xornimo u dirirka.  

Waxaan dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ka codsaneynaa in xogta cadowga la aruuriyo loona soo gudbiyo dhaqdhaqaaqa muqaawamada, anagoo sidoo kale weydiisaneyna shacabka wadashaqeyn ballaaran ayna u dhaga fududaan walaalahooda halganka xornimo iyo qaranimo doonka ku jira. 

Aan wada qodno qabuuro tigree, Soomaali qalbigeed  ha qabawsadee

Gamuun ku tuur, miino u aas , xabbad la dhac, xero taraar, balow ka kici , birta saar, dhameystir dhaawaca, baroor u dil, buuryaweynta tigree baladka ka bixi.

فاضربوا فوق الأعناق واضربو منهم كل بنان.....................صدق الله العظيم

 
 

Xaarith Sayid Makki ( Abaa Saadiq) 
Isku xiraha guud ee muqaawamadamada Soomaaliyeed
                             Soomaaliya
E-mail: muqaawamadashacabka@hotmail.com

 

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: Jan 17, 2007

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH