SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DIGNIIN
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Qaabka Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji



Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
 

:::GEEDDI & TERRA NUOVA :::
geeddiGeeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE:::
soofeGabay: Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine Akhri
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:::
musuqmaasuq
dhegaweyneQormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri.....
:::KOOSHIN MAXAMED:::
koshinFadeexad Haysata Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka... Akhri
:::MAQAALKII HALDHAA:::
HaldhaaSOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A | B | C | E
:::MAQAALKII CAAQILKA:::
caaqilSidee Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri...
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH:::
YAAGABLAMI,YAASE GOOD DILI
somalia
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi Spanish
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA
riigRiigga Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya Akhri...
:::Dr. CALI NUUR:::
calinuurGabha Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali Nuur
:::GABAYGII DR. C/LAAHI
drDoofaarta Raacdiyo Amxaar: Nin qabyaalad falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii Dr. C/laahi Spanish
:::GABAYADII XIIRANE :::
stGabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare... Akhri
:::GABAYGII: SHIINE:::
Gabay: GUUBAABO QARAN... Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey AKhri
:::TIFATIRKII LAFOOLE:::
LafooleAW JAAMAC CUMAR CIISE:: Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta- Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire: C/Risaq Lafoole

:::MURTIDA MAANTA:::
Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...
QAYBTA: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 |
:::TAARIIKH:::
DHACDADII YARMUUK & KHAALID BIN WALIID
:::SHIRKII HAYB-SOOCA:::
somalia
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis
, oo lagu magacaabay guddi... Akhri

calinuurDr. Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka.. Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY |Xuseen
:::MFA: WASAARADA A/D:::
ItoobiyaSiyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Himilada iyo Siyaasadda Itoobiya... Akhri....
:::JAAMACADDA MUQDISHO:::
Jaamacad
Jaamacada Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
:::MAQAALKII ALLMAN:::
allmanBaydhabooy Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo Qore: Maxamed Allman
:::MAQAALKII M.BAASHE:::
maxamedbaasheHadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe
:::GABAYGII DHAGAAFE:::
dhagaafeQaadan Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri...
:::GABAY: GOBANIMO:::
Gobanimo: Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada, Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye... Akhri
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo
:::MAQAALKII EELAY:::
eelayWAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf) Qore: Eelay. Guji...
:::GANACSIGA NASAREED :::
Hirut SemuWarbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji
 

Digniin Culus oo Ka Timid Dr. Cumar Cusmaan Raabe

COMMUNIQUE # 4

KU WAAJAHAN SHACABKA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYEED

"Ku bilaabis Magaca Ilaahay ee Naxariis Guud iyo Mid Gaar ahaaneedba naxariista"

RaabehAmabacda, Soomaaliyey!...

1. 20 sano ka hor bay ahayd markaan idiinka sii digayey waxa maanta dhacay!...In Xabashidu ku talajirto qabsashada Dalka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed iyadoon idiin soo bandhigay khariidad (map) caddaynaysa sida arrintaasi tallaabo-tallaabo ugu soo socotay waqtigii tegay iyo, taariikhiyan, xilliga ay ku soo aadan tahay!... (2000....) 2. Beryahaas waxaynu haysannay nabad, Dowlad iyo dal dhisan, waqti lagaga tabaabulshaysto iyo awood itaal lagaga hortego...

3. Hase yeeshee, Dadweyne iyo Dowlad (Xukuumad) dheg la iima raaricin!...(*)

4. Maanta oo arrintii ay dhacdayna ( Amxaara Villa Somala fadhido!?!?!...), weli lama fahamsana dhibaatada taagan iyo waxa ay dabada ku wadato... 5. Soomaalina kama muuqato, inta siyaasadda u hanqaltaagta, hab iyo hoggaan suuragelin kara in laga soo baxo uubta lagu dhacay, laguna magangeli karo mustaqbalka.

6. Sidaas awgeed:

- aniga ood i taqaanaan,

-kooxna ka tirsanayn,

-magac iyo maal idinka doonayn, wanaaggiina mooyee,

-arrintaasna u leh aqoon gaar ah, waaya'aragnimo iyo waxyaale kale oo Ilaahay iigu deeqay..., waxaan u soo baxay: badbaadinta Ummadda Soomaaliyeed, iyo inaan gaarsiiyo guula badan oo la hubo, Alla igu og yahay!...

7. Lacalla sidii shalayto (1986...) aan arkaayey wax idinka daahna, aan maantana u arko habka iyo dariiqa aad ku samatabaxaysaan. Sidaas awgeedna ay dhacdo inaad noolaataan guula badanna aad gartaan, haddad Alla ka baqdaan oo markan aad i rumeysataan!...

8. Sidaas daraaddeed, waxaan ka codsanaya qof kasta oo Soomaali ah, oo Allihiisa yaqaan, qabiil ka xor ah, diyaarna u ah hiil iyo hoo iyo inuusan weligiis isdhiibin, inuu si dhaqsa ah ula soo xiriiro Guddiga Qaran ee Dib-U-Xoreynta Jamhuuriyadda Soomaaliyeed (National Liberation Committee for Somali Republic)

9. Maxaa wacay, waxaynu marka hore degdeg u baahan nahay in aan awoodda Qaranka oo dhan isugu geysanno sidii aan u xoreyn lahayn Jamhuuriyadda Soomaaliyeed ulana soo noqon lahayn: Dowladnimadii, madaxbannaanidii iyo soohdintii Dalka Soomaaliyeed (territorial integrity).

10. Waxaana hubaal ah Soomaali inay bixi doonto, xorriyaddeedana la soo noqon doonto.. Amarka maantana, ugu dambey, waxa ku burburi karkarka iyo qabtolka Itoobiya!....

XFD Cumar A. Malow
(Dr. Cumar Cusmaan Raabe)

La xiriir: contact@somalicongress.org

Dimishiq, 1dii Luuliyo, 2007

 (*)Mettre en note: Hase yeeshee, Soomaali uguma horreyn ummad indheergaradkeeda inkirta oo dharbaaxo taariikheed ku dhacdo! Shacbiga Faransiiskuba ma qiimayn digniintii cuslayd ee De Gaulle u soo jeediyey Daggaalkii IIad ee Adduunka ka hor (Word War II). Qorshihiisii waxa ka faa’iideystey cadowgii, dibna ugu isticmaalay dalkiisii (France) kuna qabsaday, sida manta Soomaali ku dhacday!... Hase yeeshee, markii ay arkeen massiibadii u sheegayey, waxay ka gadaal ka ogolaadeen inay u hoggaansamaan, oo ay raacaan, waddadii samatabaxa ee uu ugu yaboohayey…

RaabehDr. Raabe oo Yabooh u Diray Soomaalida
Dr. Cumar Cusmaan Raabe oo jooga magaalada Ottawa ee dalka Kanada ayaa... Akhri...

Faafin: SomaliTalk.com | July 8, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com