SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - ZURIKH

Todabaadka Soomaalida  Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland

Your browser may not support display of this image. 

Waxaa Todobaadkaan uga Socday Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland  ciyaaro iyo damaashaadyo loogu magacdaray Todabaadka Soomaalida (Somali Week), oo ay soo qaban qaabiyeen  Wakiilada Ururada ka jira Zürich. Isla markaasna  lagu xusayay maalintii ay xuroobeen kooforta Soomaaliya iyo  isu taggii labada gobol ee Waqooyi Iyo Koonfur. 
 
Munaasibadan oo lagu soo bandhigay Cayaaro Kala duwan.kala gadisan ayaa hadana waxa goobta yaalay koob lagu maamuusayay muhiimada ay leedahay maalintii la'iska tuurey  heeryadii gumaysiga.

Koobkan ayaa hadaba waxa si xirfadaysan ugu tartamay 8kooxood oo ka kala yimid Iskoolada Magaalada ka jira sida Auzelg,Alnuur,Alturki, . Ciyaarahaas oo dhamaantoodba ahaa kuwa  xiiso iyo xaamaasad badan.eey uga Heleen Walidintii Daawaneesay oo u badna Dumar.

Waxa xusid mudan  in ciyaarta kadib halkaa lagu gudonsiiyay. biladaha iyo koobabka ciyaartoygii halkaas isugu yimid.Waxaana Amaan mudan dadka sida  habsida leh iyo dulqaadka u muujiyay, oo aan ka xusi karo Ali Jimcaale,Mohamed shariif ,Abdirahmaan Abuukar,Mustaf Bashir,Sacad Suuban.

Gabagabadii xuska munaasibda xoriyada Soomaaliyeed ayaa waxa halkaas lagu baxshay,Gabagabadii Mubnaasabaddaasi waxay ahayd mid dadkii ka soo qeyb galey ay si aad ah ugu riyaaqeen waxyaabihii halkaas ka socda iyo farxaddii ay is dhaafsanayeen dadka Soomaaliyeed ee ku  nool gobolkan Zürich, oo had iyo jeer aad u weyneeya Maalmaha qadarinta mudan ee Gobanimada Soomaalia, Gabagabadii xuska munaasibda xoriyada Soomaaliyeed ayaa waxa halkaas lagu baxshay,Gabagabadii Mubnaasabaddaasi waxay ahayd mid dadkii ka soo qeyb galey ay si aad ah ugu riyaaqeen waxyaabihii halkaas ka socda iyo farxaddii ay is dhaafsanayeen dadka Soomaaliyeed ee ku  nool gobolkan Zürich, oo had iyo jeer aad u weyneeya Maalmaha qadarinta mudan ee Gobanimada Soomaalia 

Your browser may not support display of this image.

Your browser may not support display of this image. 
Your browser may not support display of this image.


Your browser may not support display of this image.

Your browser may not support display of this image.

Your browser may not support display of this image.

Your browser may not support display of this image.

Your browser may not support display of this image.

Waxaa warbixintaan soo diray Mustaf Bashir Gobdon iyo Abdulaahi Shuuriye 
 
E-mail: somalichradio@bluewin.ch

Faafin: SomaliTalk.com | July 8, 2007

RaabehDigniin Culus oo Ka Timid Dr. Cumar Cusmaan Raabe

Miisaaniyada Puntland waxay ku baxdaa amniga 80%
Hab-xisaabeedka Puntland........ Akhri

Qaraxyo shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho..
.Geedi oo taageero ka raadinaya Dowladaha Carabta
.
Max’ed Dheere oo kulan la yeeshay Xaaji Cabdi Iimaan iyo
.C/raxman Shifti “Soomaali u xayirnaameyso Beelaha Hawiye”
.Hay’adda Amnesty oo sheegtay in Dilkii toogasho ee ay...
.Toban qof oo ku geeriyootay baabuur ku gadoomay Guriceel
.Odayaasha Beesha Dhul-bahante Ee Waamo oo kabiyo diidey
.Puntland oo iska Fogaysay Eedaymo kaga yimid DKMG...
.Xubno ka tirsan xiriirka K/cagta oo maanta u ambabaxay..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 8

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com