SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - OGEYSIIS
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Qaabka Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji



May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
 

:::GEEDDI & TERRA NUOVA :::
geeddiGeeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE:::
soofeGabay: Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine Akhri
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:::
musuqmaasuq
dhegaweyneQormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri.....
:::KOOSHIN MAXAMED:::
koshinFadeexad Haysata Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka... Akhri
:::MAQAALKII HALDHAA:::
HaldhaaSOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A | B | C | E
:::MAQAALKII CAAQILKA:::
caaqilSidee Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri...
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH:::
YAAGABLAMI,YAASE GOOD DILI
somalia
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi Spanish
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA
riigRiigga Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya Akhri...
:::Dr. CALI NUUR:::
calinuurGabha Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali Nuur
:::GABAYGII DR. C/LAAHI
drDoofaarta Raacdiyo Amxaar: Nin qabyaalad falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii Dr. C/laahi Spanish
:::GABAYADII XIIRANE :::
stGabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare... Akhri
:::GABAYGII: SHIINE:::
Gabay: GUUBAABO QARAN... Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey AKhri
:::TIFATIRKII LAFOOLE:::
LafooleAW JAAMAC CUMAR CIISE:: Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta- Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire: C/Risaq Lafoole

:::MURTIDA MAANTA:::
Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...
QAYBTA: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 |
:::TAARIIKH:::
DHACDADII YARMUUK & KHAALID BIN WALIID
:::SHIRKII HAYB-SOOCA:::
somalia
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis
, oo lagu magacaabay guddi... Akhri

calinuurDr. Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka.. Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY |Xuseen
:::MFA: WASAARADA A/D:::
ItoobiyaSiyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Himilada iyo Siyaasadda Itoobiya... Akhri....
:::JAAMACADDA MUQDISHO:::
Jaamacad
Jaamacada Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
:::MAQAALKII ALLMAN:::
allmanBaydhabooy Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo Qore: Maxamed Allman
:::MAQAALKII M.BAASHE:::
maxamedbaasheHadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe
:::GABAYGII DHAGAAFE:::
dhagaafeQaadan Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri...
:::GABAY: GOBANIMO:::
Gobanimo: Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada, Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye... Akhri
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo
:::MAQAALKII EELAY:::
eelayWAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf) Qore: Eelay. Guji...
:::GANACSIGA NASAREED :::
Hirut SemuWarbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji
 

OGEYSIIS: AKhristayaasha SomaliTalk.com

Maqaallada C/Risaaq Koronto oo Laga Joojiyey SomaliTalk.com

Baaritaan ku socda qoraal uu soo tebiyey awgeed, waxaa Cabdirisaaq Koronto laga joojiyey in uusan wax maqaal iyo war ah u soo tebin karin SomaliTalk.com ilaa laga hubsanayo xaqiiqada warka uu soo tebiyey. Qoraalka keliya oo uu soo tebin karo hadda waa caddayn laga sugayo qoraalkii uu soo qoray xaqiiqadiisa.

Qoraalkaas uu soo qoray oo uu cinwaan uga dhigay "Shiikh C/qaadir Nuur Faarax oo ku  celiyay lacagbadan shirkada NEC kaasi oo ay shirkadu ugu deeqday dhismaha masjidka maxay tahay sababtu?" haddii ay caddaato in uu buurtay Sheekha iyo Shirkadaba, waxaan akhristayaasha u cadayneynaa in uusan qoraal dambe, maqaal, faallo iyo wartoona u soo diri doonin SomaliTalk.com.

Waxaan siinay C/risaaq Koronto fursad uu ku caddeeyo isha uu ka helay warkaas, haddii aan helo jawaabtiisa oo cadayn leh halkan ayaan ku soo qori doonaa insha Allah.

SomaliTalk.com waxaa u degan qoraagii soo tebiya maqaal been abuur ah oo uusan cadayn u ahayn in aad dib dambe looga aqbalin qoraal dambe. Balse marka hore waxaa qoraaga la siiyaa fursad uu ku cadaynayo qoraalka hore, haddii uu keeni waayo macneheedu waxaa weeye been abuur aan loo dul qaadan karin, oo sababeysa in dib dambe qoraal looga qaadan.

Saxaafadda waxaa ka reeban in qof bini aadam ah lagu been abuurto. Qofka madaxda ah ama shirkadaha haddii lagu hayo musuqmaasuq waa in wax cad la soo bandhigo, waana midda looga baahan yahay qoraaga maqaalkani khuseeyo in uu jawaab ka bixiyo.

Waxaan qormadan soo qornay kaddib markii aan jawaab degdeg ah ka weyney qoraaga qormada soo qoray ee kor ku xusan, laakiin weli wey u furan tahay fursada dhankiisa uu ku cadaynayo.

Fiiro Gaar ah: Taas macneheedu waxaa weeye in aan si madax bannan u baareyno arinta warkaas ku saabsan, si akhristayaasha ay xaqiiqada u ogaadaan.

Faafin: SomaliTalk.com | July 23, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com