Ujeedo : Mahad Celin Ergooyinka Sharfata leh
ee uu Hogaaminayo Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame (Hadraawi). Iyo Wasiir /
Mohamed Cabdi Xaabsade
السلام عليكم ورحمة
الله وبركاته ،، أما بعد
Waxaan Umahadnaqayaa anigoo ku hadlay Magaca
Qurba joogta Hayaag Dhamaan Dadka Reer Somali Land Iyo Reer Putland ee Sida
Xun uga naxay Mashaqadii Maalintii Jimcaha ka dhacday Magaalada Buuhoodle . oo
ay ku jiraan Reerkii Mashaqadu Na Dhex Martay.
Waxaanu si gaara oo Gacaltooyo leh ugu Mahad
celinaynaa uguna soo dhawaynaya Magaalada Buuhoodle Abowaanka Somaaliyeed ee
qiimaha badan ee Ergrooyingkaa Hogaaminay, Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame
(Hadraawi).
Waxaanu kale oo u mahad celinayanaa Ergooyinka uu
madaxda ka Yahay Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Iyo Wasiirka Arimaha
Gudaha ee Maamulka Putland MD Mohamed Cabdi Xaabsade kuwaas oo ka soo
gurmaday Laga Bilaabo Raas Kaanbooni Ilaa Lawyacado . Ergooyinkaa oo ah :-
Abwaano, Wasiiro, Boqoro, Garaado, Salaadiin , Cuqaal. Iyo dad badan oo Ehlu
Khaira. Waxaanu kale oo u mahad celinaynaa Xafiiska Akadamiyada Nabada iyo
Horumarka ee Magaalada Burco.
Reer Somali Land Iyo Reer Putland Waxaan leeyahay
waa Dhaqankeenii Wanaagsanaa ee aynu u wada dhalanay .. Ilaahayna Raaliga ka
yahay inaynu, Masiibooyinka isaga gurmano.
Shucuurtaa wanaagsan iyo gormadkaas aad labada
Beelood ee walaalaha ah aad ugu gurmateen, ((Waxaanu ku qoraynaa Buuga
Taariikhaha) Taariikhahaas Wanaagsan oo soo jireen ahaa .
Ilaahayna waaxaanu ka baryaynaa inuu Ergadaas
Ilaahay u fududeeyo Hawshaa ay u tageen .. Guul iyo Nabd waartana ka gaadhaan.
Abowaanka Sharafta lehna Waxaan leeyahay (Allaa
Macak Waman Macak) Guryihii aad ka timaadeena Ilaahay ha idinku nabad celiyo
idinkoo guul sida)
الله
معك ومن معك ويوفقكم الله بالخير .. وترجعون بسلامة إلى دياركم سالميين مُفقين
بالخير
Halkan Tix yar oo Gabaya oo af Carabia ayaan u
tiriyey Ergooyinkaa sharft leh ee uu Hogaaminayo Abwaanku
سُرى أبي
هدرةٍ
AbuHadraيغني
عن السفر
|
|
يا طائر البرق حق اللوم لم أطر
|
وعاهل المجد في الصومال فاختصرى
|
|
قالت محمد إبراهيم قلت لها
|
ديوانه ، وحديث الورد للقمري
|
|
حديث (بُرْعُو) أطال الفخر قصتها
|
في حضن هيّاج منثور وفي هجري
|
|
ونهر (هرجيسة) الفياض من ذهبٍ
|
ذرى الشمال سواد القلب والبصر
|
|
حيّا كواكب (بورما) تحيط بها
|
بوهدلة الملتقى بوهودلة السمر
|
|
في سهل بوهدلة السمحاء منزلها
|
سعيَ المنائر قد سارت ولم تسر
|
|
سعيَ البشائر فيها أعيناً ولمَْىً
|
رسم الطلا بالطلا والسحب بالمطر
|
|
أشعاره في لياليها معلقة
|
وما قضيت لهُ من واجبي وطري
|
|
قضى سمتر
Samaterعن (هيّاج)
واجبها
|
تفوح بالمسك من تذكارك العَطِر
|
|
تحيتي شاعر الصومال في يده
|
وكلل السعي بالتوفيق والظفر
|
|
وسدد الله آمالا مؤرقة
|
Wa Bilaahi Al Tawfiiq
Qurba Joog / Maxamed Ibrahim Samater
Qabiilka / Hayaag
Imaaraadka Carabta – Abu Dhabi
Tel. No. 00971 50 6165114
Email : Smntr@hotmail.com
Faain: SomaliTalk.com | June 8, 2007
Bannaanbaxii London iyo
sawiradii halkan ka daawo
|