SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet

Daabaco Boggan | Print


somalia
Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...
AIDS-ka iyo ETHIOPIA
»AIDS-ka inta Qabta: 1.5 million
»AIDS inta u dhimatay: 120,000
»AIDS Inta uu agoomeeyey: 720,000
Xarunta Maraykanka u qaabilsan ka hortagga Cudurada ee loo yaqaan CDC, oo soo xiganeysey  hay'ada UNAIDS, ayaa sheegtay in dalka Ethiopia tirada dadka qaba cudurka AIDS-ka in ay tahay 1.2 million oo qof, waxaana cudurkaas u dhintay qiyaastii 120,000, waxaana AIDS-ku agoomeeyey 720,000 oo carruur ah. Waxaana la qiyaasayaa tirada Itoobiyaanka ee Cudurka AIDS-ka qabta sannadka 2008 in ay gaari doonaan 1.8 million oo qof.
Hirut SemuXiriirka ka dhexeeya AIDS-ka Itoobiya iyo Ganacsiga: Akhri: Warbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji

zenaweShan ciidamada Itoobiya oo kufsaday gabar Soomaaliyeed Akhri...

abdirsaqQoraalkii  uu C/Risaaq Xaaji Xuseen  2002  Ka Qoray Faragelinta ay Itoobiya Ku Hayso Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, kaas oo ku aadan arrimaha Maanta taagan.. Akhri


Yuusuf Xiddigoow warkaaga kuma qancin.

Asalaama calaykum walaalayaal.
 
 
Ninkaas la yiraahdo Yuusuf Xiddig wuxuu isku dayey inuu soo bandhigo talo ay dumarka muslimiintaahi waa soomaalidee ay qaataan aniguna ka mid baan ahay dumarkaas, talo in laysu soo gudbiyo waa waajib hadday khayr u tahay ruuxa ama ummad dhan marka walaalkay mid ayuusan qeexin waa kuwee ragga soomaaliyeed ee maanta guri loo joogayo, laga dambaynayo oo kalmaddoodu ay socoto????????????

Qofta dumarka ahi xuquuq bay leedahay, kalmaddeeda iyo ikhtiyaarkeedna way leedahay ka ruux bani-aadama  marka hadalkaaga waxaa ka muuqata ninka inuu asagu naagta ilaah u yahay haduu munaafaq, xaqiir, mujrim iyo beenloowba yahay. Anigu waxaan ka midahay dumarka muslimiintaah oo xaqa iyo caddaaladda u halgama una burura yacni u ooya xaqdarrada iyo dulmigana ka dagaallama, xuquuqda ilaah ii banneeyey, diintayda xaqa ah iyo xudduuddaydana waan aqaannaa waanan ku dhaqmaa intii karaankaygaah marka walaalkayoow dumarku mahan sidii xayawaan marka aad leedahay gurigiinna jooga ta kale gabadhii muslimaddaahayd ee Asma marka uu rasuulku (csw) uu ku leeyahay ku laabo gurigaagii xigmad weyn baa ku jirta mana aad ka hadlinxaalkaas, marka waa inaad ka hadashaa waa kuma ninka raalliyada muddeecadda ah ay u noqonayso qofta muslimadda ahi??????

illeen qoftu waa bani aadam oo waxyaabo caqliga iyo damiirku diidayaan baa jira,e sifooyinkee iyo dabeecaddee ayuu yeelanayaa ninka mu,minka ahi bal adaan ku su,aalaye waa ninka uu rasuulkeennu (csw) u jeedo,e?????  Waxaan kaa rajaynayaa inaad arrintaas si fiican noogu sharraxdid.
 
Waad mahadsantahay.
 
Fartun

:::HAWEENOOW WAA HIBO EEBE EE QAATA | Xiddig

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 4, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com