SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAALLO
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet

Daabaco Boggan | Print


somalia
Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...
AIDS-ka iyo ETHIOPIA
»AIDS-ka inta Qabta: 1.5 million
»AIDS inta u dhimatay: 120,000
»AIDS Inta uu agoomeeyey: 720,000
Xarunta Maraykanka u qaabilsan ka hortagga Cudurada ee loo yaqaan CDC, oo soo xiganeysey  hay'ada UNAIDS, ayaa sheegtay in dalka Ethiopia tirada dadka qaba cudurka AIDS-ka in ay tahay 1.2 million oo qof, waxaana cudurkaas u dhintay qiyaastii 120,000, waxaana AIDS-ku agoomeeyey 720,000 oo carruur ah. Waxaana la qiyaasayaa tirada Itoobiyaanka ee Cudurka AIDS-ka qabta sannadka 2008 in ay gaari doonaan 1.8 million oo qof.
Hirut SemuXiriirka ka dhexeeya AIDS-ka Itoobiya iyo Ganacsiga: Akhri: Warbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji

zenaweShan ciidamada Itoobiya oo kufsaday gabar Soomaaliyeed Akhri...

abdirsaqQoraalkii  uu C/Risaaq Xaaji Xuseen  2002  Ka Qoray Faragelinta ay Itoobiya Ku Hayso Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, kaas oo ku aadan arrimaha Maanta taagan.. Akhri


Safaarada Soomaaliya ee Masar waxey u dhaxeysaa Soomaalida 

Waxaan bishii 7aad ee sanadkaan fasax gaaban oo 2 isbuuc ah ku tagay Magalada Qaahiro ee dalka Masar waxaana soo booqday safaaradda Soomaaliya waxaana la kulmay safiirka Soomaaliya u fadhiyo Masar mudane Cabdullaahi Xassan, runtii hadaan adin kaga waramo markaan galay gudaha safaaradda waxaana dareemay inaan soo galay meel ay Soomaali leedahay waayo waxaa gudaha safaarada  joogay markaa ayada ah dad soomaali ah oo aad u farabadan, markaan safiirka xafiiskiisa galayna waxaan aad u sii dareemay inuu yahay nin Soomaalida u dhaxeeyo waayo dadkii markaa la fadhiyay waxey ahaayeen dad aan ku qiyaasay iney kakala yimideen gobolada kala duwan ee Soomaaliya.

Intaan joogay Qaahiro waxaan la kulmay qaar kamid ah maamulka ardada Soomaaliyeed ee Masar iyo ardo kala duwan oo runtii aan ka wareystay xaaladda ardada guud ahaan iyo gaar ahaan xiriirka ay la leeyihiin Safaarada waxeeyna dhamaantood ii sheegeen in Safaarada Soomaaliya aysan aqoon wax la yiraahdo musuq maasuq iyo goboleysi waanku farxay arintaas ayada ah waana ku amaanay intaan joogay safaarada sifadaas ayada ah.

Ugu dambeeyntii waxaan aad ula yaabay markaan arkay qoraalka wax looga sheegayo safaaradda Soomaaliya waxaana u arkaa inuu yahay qoraal loola jeedo in dadka lagu aflagaadeeyo iyo in shacabka Soomaaliyeed ee qabaliyada dilootay lagu sii kala fogeeyo, waxaana markhaati ka ahay in safaarada Soomaaliya ee Masar waxbarasha u dalabtay arday badan oo Mogdisho waxku soo baratay ayna heleen aqbalaadii sanadkaan marka magaranayo meesha uu qoraago sheekada uu qoray uu ka keenay.

Ahmed-haadi Muhumad
Odense-Danmark
haadi30@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 7, 2007

Wiil Xijji Guranaya

READ HERE....

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com