SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - PL

Beesha Dishiishe oo Go'aansatay inay ka baxdo Gollaha Deegaanka ee Degmada Bosaso ilaa lagu saleeyo

 

Ku:  Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland

Ku:  Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland

Ku:  Wasiirka Dawladaha Hoose ee Puntland

Og:  Guddoomiyaha Gobolka Bari

Og:  Guddiga Dhismaha Deegaanka Degmada Boossaaso

Og:  Hay’adaha Caalamiga ee ka hawlgala Degmada Bossaso

Og:  Dhamaan Beelaha Deegaanka Degmada Boossaaso

Og:  Isimada Beelaha Deegaanka Boosaaso

                                                                                                                 13/11/2007

 

        Annagoo ah Beesha Dishiishe waxaanu si xushmad leh ula socodsiinaynaa  dhamaan inta kor ku xusan ee qoraalkani sidda tooska iyo ogaysiintaba leh ugu socdo

In beesha Dishiishe ay go’aansatay inay ka baxaan Dhismaha Deegaanka Degmada Boosaaso ilaa iyo inta lagu salaynaayo habkii soojireenka ahaa ee loo qaybsan jiray dhismaha Deegaanka Degmada Boosaaso ee ahaa Saddexda Xarig oo ay xog-ogaal u yihiin dhamaan Beelaha Deegaanka Degmada Boossaaso.

 

         Waxaanu kale oo u sheegaynaa dhamaan qaybaha kala duwan ee qoraalkaani sidda tooska iyo ogaysiintabaleh ugu socdo, In Gollaha Deegaanka ee Degmada Boosaaso laxeer-noqdo

 

·        Gollaha Deegaanka ee Degmada Gaalkayco

·        Gollaha Deegaanka ee Degmada Garoowe

·        Gollaha Deegaanka ee Degmada Qardho

Degmooyinkaan oo dhismayaashooda lagu saleeyey Deegaan dhab ah.

 

Maadaama lamajara-habaabiyey dhismihii Gollaha Deegaanka ee Degmada Boosaaso kaas oo lagu saleeyey qaab-dhismeed aan waafaqsanayn Dastuurka iyo xeerka Deegaanada midnaba.

 

Siddaas-awgeed waxay Beesha Dishiishe go’aansatay in aysan ka qayb gelin aqoonsanna dhismaha Deegaanka Degmada Boossaaso inta lagasaxayo dhismaha Deegaanka maadaama aanu nahay bud-dhigihii Degmada Boossaaso 

  

CUQAAL

 

1.      Warsame Muuse Yuusuf

2.      Maxamuud Aadan Sugull

3.      Axmed Maxamuud Qaal

4.      Axmed Cabdi Xabeeb

5.      Salaad Cali Oday

6.      Yaasiin Maxamed Dannood

7.      Maxamed Ismaaciil Maxamed

8.      Faarax Cali Axmed

9.      Nuux Maxamed Ciise

10. Siciid Axmed Yuusuf

11. Qaasim C/salaam Yuusuf

12. Maxamed Aadan Finiin

 

Nabadoonno

 

13. Liibaan Cismaan Saalax

14. Max’ud Max’ed Shirwac

15. Yaasiin Xuseen Cali

16. Gaacshe Maxamed Axmed

17. C/laahi Cali Kaarad

18. Max’ed Max’ud Tos-tosane

19. Siciid Maxamed Max’ud

20. Sahal C/salaam Yuusuf

21. Jaamac Yaasiin Jaamac

22. Siciid Aadan Nuux

23. Siciid Barre Max’ud

24. C/laahi Xaaji Ciise

25. Maxamuud Jaamac Faarax

26. Cabdi Faarax Huruuse

27. Muuse Max’ed Dulmadoobe

28. C/qaadir Axmed Ibraahim

29. Ayaanle Xasan Qaal

30. Cali Cismaan Wiil-dhale

31. Yaasiin Barre xasan

32. C/risaaq Maxamud Siciid (Afdhuguc)

33. Sahal C/salaam Yuusuf

34. Hiirad Nuur Gaas

35. Maxamud Xasan C/kariim

36. Maxamed Cali Cabdi

37. Maxamed Xasan Abuukar

38. Cun-cun Jalxad Ismaaciil-

 

SARAAKIIL

 

39.  Col. Maxamuud Bayr Maxamuud

40. Col. Cabdi Yaasiin Xirsi

41. Col. C/laahi Maxamed Muuse (Labaraad)

42. Col. Maxamed Cali Wad-wad

43. Col. Maxamed Maxamud Toos-toosane

44. Col. Max’ed Ismaaciil Siciid

45. Col. Abshir Jaamac Faarax

46. Col. Saalax Ismaaciil Muuse

47. Col. Dhakuul Bayr Xuseen

48. Col. Shire Siciid C/kariim

 

 

ENGINEER

 

49. Eng. Yuusuf Abshir Cadami

50. Eng. Cabdi Siciid Aadan

51. Eng. C/risaaq Xuseen Gaacayte

52. Eng. Faarax Shire Faahiye

53. Eng. C/raxman Cabdi Cali (Neero)

54. Eng. Khaliif Xaaji Ismaaciil

55. Eng. C/laahi Cali Cumar

 

DR

 

56. Dr. Ismaaciil Xaaji Cabdi

57. Dr. Maxamed Siciid Cali

58. Dr. Shire Maxamud Axmed

59. Dr. Abshir Sahal Xasan

60. Dr. Cabdi Yuusuf Sheekeeye

61. Dr. C/qaadir Maxame Qrax

62. Dr. Sahal Maxamed Gaacayte

63. Dr. Rooble Yaasiin Cadami

64. Dr. Geeddi Camalle Xuseen

65. Dr. Siciid Nuur Cali

66. Dr. Faarax Jaamac Xasan

67. Dr. Maxamed C/raxmaan Dhuxul

68. Dr. C/laahi Barre Dubbe

69. Dr. C/qaadir Yuusuf Daahir

70. Dr. Sahal Waaberi Firdhiye

71. Dr. C/laahi Maxamed Xasan

72. Dr. Abokor Maxamed Xor-xorle

73. Dr. C/qani Axmed Ismaaciil

74. Dr. Max’ed Cismaan Xassan

75. Dr. Max’ud Axmed Jaamac

76. Dr. Max’ed Siciid Shabeele

77. Dr. Maxamed C/llaahi Max’ed

78. Dr. Khaliif Max’ed Xasan

79. Dr. Shiino Siciid Cali Kawir

80. Dr. Max’ed Siciid Cali Kawir

81. Dr. Max’ed Max’ud Max’ed Eme

82. Dr.Maxmed Ismaaciil Maxamed

 

 

GANACSATO

 

83. Siciid Mire Maxamuud

84. Rooble Maxamud Xasan

85. Khaliil Maxamed Jaamac

86. Cumar C/raxmaan Qablan

87. Abshir Dharaar Suleymaan

88. Rooble Maxamud Siciid

89. Kiyaake Axmed Siciid

90. Baari C/laahi Toos-toosane

91. C/qaadir Maxamed Cali

92. A.khayr Cumar Maxamed

93. Axmed Cali Axmed

94. Barkhad Maxamed Siciid

95. Geedi Maxamud Jaamac

96. Ismaaciil Camalle Xuseen

97. Mustaf Bile Nuur

98. C/raxmaan Maxamed Yuusf

99. C/risaaq Suudi Aadan

100.Cali-daahir Bile Nuur

101.C/casiis Axmed Maxamed Ciise

102.Sharma’arke C/laahi Sooraan

103.Salaad Barkhad Qablan

104.Cali Maxamed Osmaan

105.Yuusuf Siciid Aadan

106.C/naasir Suleymaan Siciid

107.Jaamac Ismaaciil Barre

108.Hilaal Yaasiin Bilcil

109.Dhakuul C/laahi Maxamed

110.Faarax Cali Axmed

111.Daa’uud C/laahi Maxamed

112.Maxamed Ciise Cali

113.Cali Maxamed Axmed Colow

 

 

BEESHA DISHIISHE

 

Waxaa soo tebiyey:

 

Axmed Ugaas . Bosaso, Somalia
axmed_ugaas@hotmail.com

 

iyo
Zuhayb Siyaad | zuhayb7@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 18, 2007

gaaniXildhibaan Gaani oo UNICEF ku eedeeyey ay Musuqmaasuqeyso $7 million oo doolar....
waxana uu yiri: "Hogaamiye kooxeedyada ka harey Soomaaliya waa Hay'adaha Qaramada midoobey" Waraysi

Wiil Xijji Guranaya

READ HERE....

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com