SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
Ardayda somalida ee wax  barta wadanka  India lasoo  gudboonaatay  baqdin aad u weyn

Eng  Mohamed Abdi  Said   (SAGAC ) 

INDIA  HYRABAD  

CELL: 00919885859130

sadaam1991@hotmail.com


Ku bilaabid magaca ale  bismilaahi raxmaani raxiim  all muslimin radadam kariim  

Kadib markii  ay  burtay dawladii dhexde ee Somalia sanadku markuu ah 1991

Waxaaa  bur burtay oo raacay dawladii dhex  dhaman  agabyadii wax barashada 

Sida  jaamcadaa   machadyada  iyo dhaman waxbarsho oodhan ………………..

Taasi waxay ka liftay  in ardayda somalida  qaar kood inta awooda inay jaamcada dibada ah iska dhiibaan inay wax barasho  jamcadeed u raadsaden aduunka dacaladiisa sida  wadanka India  ookale ay ku nool yihin arday somaliyeed lagu

Qiysaaay 1000 arday  weliba ardaydaas somalida ah waxay u badan yihin maglada

La dhaho ( hyrabad  magaaladas ku taal  koofurta wadanka  India  gobolka  lagu

Magacaaaaabo (AP) OR ADHARA PRDESH magaalada  hyrabad  waa  magaalo  aad muslimku ugu  badan yahay waana magaalo  taariikh uleh dhinaca

Muslimka  hadda bal aan taabano  dulucda  ciwaankeena kor ku qoran………..

Magaalada hyrabad oo u caan baxday nabad kana mid ah magaalooyinka caalama  ugu  nabdoom ayaaa wadan   noqotay  magaalad ay ka dhacaan qaraxyo is daba jog ah waxaana ku dhintay dad aad u fara badan  haddaba taaas waxay keentay in  ,,,

In  dadka ajniga ah  aad loo  ogaarsado weliba kuwa Somalia ah  madaana ay lahay

Dawlad dawlad wax u qaban karta maantay  oo xuquuqdooda u doodi karta ….

Taarikha marka ahayd 21 September  ayaa waxa    goor habeenimo ah  lagu  dilay

Shan ka mid ah ardayda somalida  ee wax barta wadanka India  gaaar ahaan ………

,magaalada hyrabad waxaana  la dhacay ardaydaas  faasas  seeefaf and  budad waxaana gaaray dhaawac  ad u halis  ah  hadda waxay ku jiraan  hosptalka  ugu weyn  magaalada  hyrabad eee la dhaho  (abolo  hosbtal)   taasi waxay  baqdin aad u weyn  galisay ardayda  suuqa aadi  jirty habeenkii   waxayna ku kaliftay ardayda in ay habeenki bixi Karin baqdin awgeeed ,  ardayda somalida  oo ah ardayda  ugu isticmaalka badan  internetka  ayaa  habeee nadan wax netka ha u xaadirin  …..

Walow ay jiraaan  kuwa xaafada yaal  netka  arydayda Somalia qaar ka mid ah

Taasoo ay bilaabeen  ardayda somalida in ay ku adkeeyaan sxbadooda  internetka xaafada u yaal   haddayna suuuqa  aaadi Karin sababo amaan awgoood ……………

                               CODSI

      Waxaan ka codanaynah  dawlada federalka  kumeel gaar ah  ee Somalia

    Inay si deg deg  noogu soo dirto   safiirada  ay  u magacowday wadanka  India

   Sida  uga  dhaqsiyah badan  su,asha ug weyn hadda  ardayda Somalia  wadanka

   India is waydiiyaan  waaa  goorma imaanayso safiirada dawlada ay soo magacowday ?    hadda waxaa  mid ku magacaban safiirka somalida  laakin kaas

Meesha ardayda wax u qaban laha  waxa  u ku mash quulay wax ka sheega dawlada  Somalia  iyo madaxdeeda weliba  sida  madax waynaha  iyo raysal wasaarah   kaas oo uu soo saray  buu g badan wax kaga sheegayo madaxda Somalia ugu saraysa   

Waxaan kusoo koobayah in somalida hesho guul  caaafimad wax barsho  iyo  nabad waarta inshalah aaamin  

BY: Eng  Mohamed Abdi  Said   (SAGAC ) 

INDIA  HYRABAD  

CELL: 00919885859130

sadaam1991@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 25, 2007

Cadde Muuse oo Shaaca ka qaaday in ku "daalay" Madaxweynanimada
"waa waqtigii aan nasan lahaa.. anigu waan daaley.." Sidaas waxaa yiri Madaxweyanaha DGPL oo u waramayey idaacada Codka Maraykanka, waxa kale oo uu ka hadalay Batroolka..

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com