SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Binti Jaylaani oo Minneapolis, Minnesota USA Ku soo beegan October 6, 2007

Binti Jaylaani oo ah gabar Soomaaliyeed oo buro weyni afka ka soo baxday oo in dhoweydba loogu jirey qaban qaabo sidii ay u heli lahayd qalliin degdeg ah ayaa waxay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, USA waxay ku soo beegan tahay bishan Oktoobar 6, 2007.

Haddaba qofkii doonaya in uu ka qayb qaato Tikidhka Binti Jaylaani waxay ku hagaajin karaan labadaan Gabdhood oo laga helo Minneapolis Minnesota oo ah:

Fartun Hussein Telphoonka uu yahay 612-250-7676 iyo  Samsam Biyoow  952-564-5983 waxayna qofkii raba wax ugu soo hagaajin karaan xawaalada dahabshiil Minneapolis Minnesota ama qofkii raba inuu wax ugu soo diro bangiga waxay ku soo hagaajin karaan
Fartun Hussein iyo Samsam Biyoow oo leh bangiga TFC, routing # 291070001. Act 8870786018- ama haku soo hagaajiyaan Dahabshiil iyo magacyada kor ku xusan ama xawilaada kuuugu dhow.
 
Anigoo kala ah Zazam, Abdi , Fartun, iyo Farxaan waxaan mahad gaar u jeedinayaa dhamaan dadkii isku soo  ka soo qayb qaatey Binti imaashaheeda magaaladan gaar ahaan waxaan mahad u jeedinayaa Amiin Yuusuf khasaaro, Daladda Haweenka COGWO, iyo Masaajidka Abuubakar Alsadiiq ee magaalada Minnesota, dahabshiil Rochester, Tawakal halaal Rochester, shirkadda Tabouk ee Dubai Hay’adda SWACRO (Somali Women and Children Rescue Organization) Isbitaalka Banaadir ee Muqdisho Gaar ahaan Dr Cabdirisaaq Cali Xasan Dowladda federaalka oo fududeysey Dulimaadkii Muqdisho iyo Nairobi iyo dhamaan inta ka qayb qaadatey oo diidan in magacyadooda la sheego. Ilaahay khayr ha idiin  ku badelo.
 
Waxaan kaloo la iloobi karin Isbitaalkii ogalaadey inuu daaweeyo Binti inaan u mahad celiyo.
 
Dhamaan Dadkii ka shaqeeyey imaantinkii Binti oo idiin leh Wada shaqayn wacan

 La xiriir: maaxaay@msn.com

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 29, 2007

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com