SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Beldweyne: Roadside bomb kills six in central Somalia: witnesses


Weerar bambada gacanta laga tuuro ah oo lagu qaaday goob ay ku qaxweynayeen ciidamo...

Wararka imanaya ispitaalka dagmada dayniile ayaa sheegaya in ilaa lix qof ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan waxaana ku dhintay hal qof inta laga warhaayo ka dib markii fiidkii Isniintu soo geleysey biibito ay shaah ka cabayeen oo ku taala xaafada sii sii kana tirsan dagmada dayniile lagu tuuray bambada gacanta ( F1 ) goob aan ka fogeyn waxaana isla goobtii ku geeriyooday nin lagu magcaabi jiray cisman faarax oo deegaanka aad looga yaqaanay iyada oo ay dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen lix 6 qof oo kale waxayna isugu jireen ciidan iyo shacab goobta ka ag dhowaa.

Mar aan la xiriiray qaar ka mid ah dhaawacyada ayey ii sheegeen in ay jiraan firiir badan oo gaaray qaarka ay jajaban yihiin.

Qaraxaa ka dib ayey ciidanku rasaas fureen, mana jiraan cid ku waxyeelowday ayuu yiri mid ka mid ahaa dhaawacyadii ispitaalka la geeyey oo u muuqday mid ladan.

MUUSE MAXAMUUD JIISOW

Faafin: SomaliTalk.com | April 8, 2008

Wafdigii Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee wadahadalada u joogay magaalada Nairobi ayaa dib ugu laabtey magaalada Casmara. - Apr 7

C/qaasim Salaad Xasan oo sheegay in Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Mareykanka ay yihiin argagaxisada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya .
iyo Suldaanka beesha tuni oo kawarbixiyey deegaanka laga soo doortay ee uu suldaanka u yahay.. Akhri.. April 7

Wafuud kala gooni gooni ah oo boqosho ku yimid dalka Kuwait

Doon Dalxiis oo sidey 30 shaqaale ah lagu Afduubay Badda u Dhexaysa Soomaaliya iyo Yemen
.Switzerland: Mudaaharaad - Soomaalida & Xuquuqdooda
.Qarax: Beegsaday Booyad Itoobiyaan biyo u dhaamineysey
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 5

::LONDON,UK: 1-da May: Maalinka Doorashada

London: U codee musharaxa Soomaaliyeed Zakaria Mohamud Haji Abdi ee Baarlamaanka London...

Afgooye: Beerta Sheikh Sayid oo ka badbaadey Burburkii Soomaaliya - Warbixin/Sawirro/Dhegeysi..
iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo Dhisme labo Dabaq ah ka wada Boosaso.. Akhri.. Apr 4

Warbixin ku saabsan nin Somali ah oo laga masaafuriyay wadanka Canada

Cadaado: Dagaal Xooggan oo DFKMG lagala wareegey 11 Gaari oo Tekniko ah...
.Cadaado oo Gacanta u gashay Koox taabacsan Maxaakiimta
.MSF oo Joojisey Shaqadii ay ka wadey Kismaayo
.Afgooye: Xarunta ugu ballaaran Adduunka ee barakaca
.Norway oo ka baxeysa Kooxda "Contact Group On Somalia"
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 3


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com