SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

BAAQ TAAGEERO AH

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Mudulood Ee Waqooyiga Ameerika Oo Ku Taageertey Xukuumada Barnaamijka Maamul U Sameynta G/Banaadir.

Waxgarad ka tirsan Jaaliyadaha Mudulood oo ku-kala nool Gobolada Dalka"Canada" ayaa cod taageero ah ku biiriyey Xukuumada Hogaanka u hayo RWNuur Xasan Xuseen Barnaamijka dhismaha Maamul u sameynta Gobalka Banaadir oobaaqaan lagu yiri waa furaha Howsha Dibu heshiisiinta socoto

Waxgaradkaan ayaa soo dhaweeyey Maamul u sameynta Gobolka ayagoo ka dalbadeyBeesha Mudulood meel kasto ay joogaan wadanka Gudahiisa iyo Dibadiisa iney coddheer ku muujiyey taageeradooda Dhismaha G/Banaadir oo Ummadda Soomaaliyeed kusoo celineyso rajada ay ka qabaan iney arkaan Muqdisho oo noqoto sidey ahaanjirtey

Sidoo kale ayaa Baaqaan fariin adag loogu soo gudbiyey RW Nur Cade iyoxukuumadiisa iyo Gudiga loo xilsaarey maamul u sameynta Gobolka in ay Xaqdhowraan Xuquuqda dadka Deegaanka ay leeyihiin isla markaasna lagala tashadosidii loo kala saari lahaa Magaalo Madaxda iyo Deegaanka

Waxgaradkaan ayaa sidoo kale ka codsadey dhamaan Dhaqaaqa Qeybaha bulshadarayidka ah iyo Culumada .Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka kale iney kuTaageeraan Xukuumada Barnaamijka Maamul u sameynta Gobolka Banaadir oo ah FurahaAlbaabka Nabada

Waxgaradkaan ayaa sidoo kale waxey u soo jeedinayaan Beel weynta Mudulood in aydhowraan karaamadooda iyo sharafkooda oo ugu dambeeyaan Qaab Dhismeedka MaamulkaGudiga loo xilsaarey iskana saaraan Mas'uuliyad sidii loogu guuleysan lahaaoo dadkeena yeelanayaan faa'idada ugu badan.

Baaqaan ayaa loogu soo jeedinaayaa Gudiga ku meel gaarka ee G/Banaadir inaysan khalkhal gelin oo ay ka socdaan kuwa waxmagaradka ah oo ku qaraabanayomagaca Beesha aanan garaneyn maslaxada Dadkooda iyo Dalkooda iyo kuwa marnabaaanan dooneyn maamul wanaag iyo iney soo laabato nabad iyo kala dambeyn

Maamulkii hore ee G/Banaadir ayaa Baaqaan talo looga soo jeedinaayaa in sihagar la'aani ku jirta ay ula shaqeeyaan Maamulka Cusub oo lagu howlan-yahaydhismahiisa

Ugu dambeyn ayaa waxgaradkaan ka codsanayaa walaalaha walaalaha weliDagaalamaya iney dagaalka joojiyaan oo ay dadkooda u naxaan kuna biiraandadaalada dibu-heshiisiinta socda waxeyna ugu Tacsiyeenayaan eheladii iyoqaraabadii dadkooda ku naf waayey colaadaha wadanka ka jira waxaana allahasubxaanaha watacaala ugu baryayaan inuu intaa noogu ekeeyo dhabaatada anaganaaan noqono kuwo ku waana qaata

wabillaahi towfiiq

moalin mahmoud | moalinm2us@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com |  Sept 16, 2008

BAARID | SEARCH


yusufPuntland oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka
Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo Medco Akhri Aug 22

Hayadda batroolka SoomaaliyaDFKMG oo Heshiis u Saxiixday Shirkadaha Batroolka ee Kuwait Energy iyo Medco Energi...
Maadaama shirkadahaasi jaal la ahaayeen Geeddi ma lagu macnayn karaa in la soo celinayo Geeddi Akhri

Sheikh Shariif “ciidamada bixitaankooda wuxuu bilaabanayaa markii la sixiixey heshiiska, laakiin…” Shir jaraa’id
Warbixin arintaas ku saabsan Akhri Aug 22


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS