London
Holland
Minnesota
Muxaadarooyin iyo casho ku saabsan qaabka tarbiyada dhalinyarada qurbaha ku nool iyo badbaadinta xarumaha Muslimiinta
oo MN ka dhacaysa
Waxaa Soomaalida iyo Muslimiinta reer Minnesota
lagu martiqaadayaa inay ka soo qeyb galaan muxaadarooyin iyo casho ku saabsan
qaabka tarbiyada dhalinyarada qurbaha ku nool iyo badbaadinta xarumaha
Muslimiinta. Waxaa lagu soo bandhigayaa laba filim Islaami ah oo ay
diyaarsheen dhalinyarada masjid Dacwah.
Kulankaasi wuxu dhacayaa: Maalinta
Axadda July 12, 2009 galab 5:30pm
Goobta: Hoolka Crescent Moon ee laba boloog ka
sokeyso HolyLand Grocery addresskana waa: 2339 Central Av. NE, Minneapolis, MN
Kulankaasi waxaa ka hadli doonaa:
- Sh. Abdirahman Sh. Omar, Imamka Abubakar As-Saddique Islamic Center
- Sh. Ahmed Taajir , Imam of
Masjid Umutul Islam, MN
- Sh. Abdisalam Sharif, Director of Masjid Darul-Hijra, MN
- Sh. Abdirahman Sharif, Imam of Masjid Darul-Hijra, MN
- Sh. Sa’ad Muse, Masjid Karmel, Minnesota
- Sh. Maxamud Dhayo, Assis. Imam of Masjid
Dacwah
- Sh. Hassan Jaamici, Imam of Masjid Dacwah
- Sh. Ahmed Burale, Imam Masjid Omar,
Minnesota
- Sh. Neileen Wali Muhammad,
Dacwah Masjid.
Kulankan waxaa lagu galayaa $15 ticket.
Wixii faah faahin fadlan la xiriir: (651)224-6722 ama (651)808-7114 or
(651)224-6726 ama booqo website: www.mndawah.net
__________________________________________________________________________________________________
Mutamarkii
9aad ee Minneapolis oo si habsami ah Ku Dhammaaday....
Sabtidii waxaa mutamarka ka soo qayb galay
7,000 qof,
Axadiina waxaa ka soo qayb galay in ka badan 6,500 qof

Mutamarkii saddexda maalmood ka socdey
Minneapolis, oo ahaa mutamar si aad ah looga soo qayb galay ayaa
habeenimadii Axadda ku dhammaaday si habsami ah...
Akhri/Dhegeyso..... June 29
Bogaan waxaa akhbaar lagu kordhiyey July 10, 2009
Faafin : SomaliTalk.com | July 2, 2009 |