Lixdiisii Bilood ee Dambe oo Shariifku Dib u soo Celinayo
Ashahaado-la-dirirkii
C/Waaxid
C/hi Khaliif
London, UK
cabdulwaxid@hotmail.com
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha
ahaato.
Bishii Juun 2006-dii Xamar waxaa laga saaray Ashahaado-la-dirirkii
dhiig-miiradka ahaa ee gaaladu adeegsan jirtay. Juun 2009 waxaa
Shariifka qorshaha ugu jirta in Ashahaado-la-dirirka dhiman sida
Daba-geed iyo Barre-hiiraale soo galaan Hiiraan iyo Gedo!
Soo-celinta Ashahaado-la-dirirka waxaa dheer, awal qaarkood col bay
ahaayeen sida Maxamed-dheere iyo Indho-cadde ama Xaabsade iyo
Shaatiguduud laakiin hadda Shariifkaa “amiirkood” noqday oo isu keenay!
Mid ka mid ah waad ogtihiin wuxuu ummadda ku falay; ka warran nin
kulligood soo aruurshay? Ku dar CIA, Beesha Caalamka, Tigree, Amisom,
odayo, afmaallo, Maxkamado, iyo wadaado! Waa shar aynnaan isagoo kale
horay u arag.
Horaan u sheegnay in wiilku filim noo dhigayey markuu sidii Bin
Laadan inta qamiis iyo shaati tuute ah qaatay oo qori jeeniqaarsaday isa
sii taagay meel Baydhabo u dhow waagii C/hi madaxweynaha sheegan jiray!
Shoow wuxuu rabay inuu gaalada iyo saxaafadoodda tuso in Maxkamaduhu
hayaan tubtii Bin Laadan dabadeedna la weeraro. Bin Laadan geesi baa
lagu sheegay laakiin Shariifku waa biiq. Shaati tuute ah iska daaye
hadda xitaa qamiiska ay boqorrada Carabtu qaataan waa ka xishoodaa!
Ilaahay ha u dambidhaafo kuwii oran jiray “amiir”. Waxyi-soo-degid
la’aanta hadda arrimo badan baa kaa hoosbaxaya illaa Ilaah noo caddeeyo
mooyee. Marka ninku wuxuu ahaa mid lagu soo darsaday Maxkamadaha.
Soo-celinta Shariifku noo celiyey gaalo iyo Ashahaado-la-dirir waxay
u muuqataa dhib laakiin waxaan ka arkaa nasri. Insha Allaahu markaan
samirno ooy na hareereeyaan waxaa imaan doonta in Ashahaado-la-dirirku
markay soo wada xarooradaan Ilaahay ku laayo gacmaha Mujaahidiinta oon
midna dib uga noqon. Waxaa meesha ka bixidoonta inay mar dambe Itoobiya
u cararaaan. Marka ha yimaadeen Insha Allaah si qoofkii Qaliib hal god
loogu rido markii shacabka iyo Muqaawamadoo wada socota cagta marshaan
oo Madaxtooyada gacanta la iskula tago haddii Ilaah idmo. Waxaa insha
Allaahu ku dhici doona iyaga iyo Amisom sida gabyaagan leeyahay:
- Geddigii la soo maray haddii rag isku giisaasay
- Waagoo gaduutoo shamsadu gol iyo baal keentay
- Guutooyinkaagii haddaad foodda noo galisay (Amisom & A-la-dirir)
- Ma gaashaandhiggii baa difaac ula garwaaxeystay (Muqaawamada)
- Gumniyaal walaalo ah miyaa ficil galiilyooday (Shabaab &
X.Islaam)
- Gablamooy dagaalama miyaa la isla wada gaaray
- Garneylkiyo rasaastii miyaa gininiftoo yeedhay
- Fiintiyo galeyrkii miyaa wada galuuyaasay
- Gujisyada isdhaafkaa miyaa labo gar weydaartay
- Nin waliba wuxuu galo miyaa gaashi ka caddaatay
- Gurmadkiyo ataaggii miyaan goor dambe u yeernay
- Beynaad gafuurkeed miyaa la isla soo gaaray
- Gudihii Rasuulkii miyaan galab carroowsiinnay
- Guulloow Adaa weyn miyaa gaardi lagu qaaday
- Sidii Muxamed gaalada u galay ma ugu gaaddeynay
- Gufarkii la soo diray ….. ma u gadaansaarnay
- Cararkii garaaraco miyaa goxondho naafeysay
- Sidii xoolo goosana miyaa gabalba meel aaday
- Geesh wada asxaabiya miyaa kugu galaandeyray
- Hadba Gaan Malaa’iga miyaa kugu garmaameeyey
- Sidii goobihii Beder miyaa la idin ku geeraaray
Sidii madaxnimada Shariifku u ahayd lix bilood 2006 ayaa Ilaahay
idinkii haddana cimrigiisu u noqondoonaa lix bilood. Marka Juun 2009
waxaan dhulka ku jiideynaa ninka labada xaafadood xukuma oo waa la
qabanayaa marka shacabku arkaan inu fidno iyo Ashahaado-la-dirirkii soo
ceshay. Marka khaatumadii baa seegtay oo ninka weli u gacanhaatinaya
Barre-hiiraale iyo Dabo-geed! Marka haddaan wixii Maxkamadaha ka haray,
Salafiyo-jadiid, Al-Ictisaam, iyo shacabku isu bahaysan inay bahalladaas
iska qabtaan waxaa imaaneysa fidno weyn iyo dhib. Haddii kale
Maxamed-dheere oo Jowhar iska xaadirsha, Indho-cadde Marka,
Barre-hiiraale Kismaayo, Xaabsade Baydhabo, iyo Dabogeed Baladweyne. Yaa
saas ku faraxsan? Marka Maxkamadaha Baladweyne joogoow taariikh baa
qormeysa – ama Dabogeed soo dhoweeya ama dadka ka qabta. Marka
Ashahaado-la-dirirku waxay ku socdaan sidii laxdii tuugada ahayd ee
marka ariga la soofsho inta guriga ku soo gadaalnoqota xadi jirtay
caanaha ciyaalka loo dhigo. Maalintii dambe ee reerkii guuray oo gurigii
laga fogaaday bey sideedii is tiri ku noqo gurigii dabadeedna dhurwaa
cidla ka helay. Marka Insha Allaahu Ashahaado-la-dirirka u socda intay
dumarka Soomaaliyeed ee cawska soo gurta ay baad ka qaadaan kana gadaan
biyaha wabiga waxaa gacanta ku dhigi doona Shacabka oo ay hormuud u
yihiin Mujaahidiinta. Marka shacabku maahi kii Maxamed-dheere iyo
Indho-cadde ku fiirsan jiray inay dumarka baad ka qaadaan. Waa la is
imtixaamayaa. Waxaa dhici karta in arrintu sidii Axzaab gaarto oo gaalo
oo dhan na hareereyso laakiin haddaan samirno Ilaahay keligiis baa jabin
doonaa marka ha la samro. Magaalo gaalo ahayd baa Islaamka ka doortay in
dab lagu guro! Anagoo ka-ab-ka-ab muslim ahayn miyeynaan imtixaanka u
adkeysan karin?
WASALLALLAAHU CALAA NABIYINAA MUXAMADAN WACALAA AALIHI WA SAXBIHI WA
SALAM.
C/Waaxid
C/hi Khaliif
London, UK
cabdulwaxid@hotmail.com
Suufiyadii oo Salabka Qaatay iyo
Salafiyo Sonkor-beeg (Ganacsi) ku Jira"...Akhri