SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2007» AGOOSTO  

TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide
Kulamo Hor Dhac u ah Shirka Casmara ka dhacay Dubai
.
Banaanbaxyo Dhinaca Maceeshada ah Oo Ka Dhacay Sh/h.
.Qarax Bambaano Oo Dhaawacyo Gaystay Oo Arbacadii..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 30

Dagaal xoogan oo  ka dhacay inta u dhexeysa SOS iyo Suuqa Xoolaha
.Labo nin oo wadaado ah oo xalay lagu dilay Wadajir

.Wafdi Saraakiila oo ka socday Burundi oo yimid Muqdisho
.Faysal Cali Waraabe “Dowlad waxay dowlad ku noqotaa
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 29

Xiisada Colaadeed Ee Ka Jirta Caasimada Muqdisho Oo Maraysa Heerkii Ugu Darnaa
Dhimashada 3 Qof Iyo Weliba Inka Badan 13-Qof Oo Dhaawac ah Oo Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha... Akhri... Aug 29

Dagaallo ciidammada cadowga lagu jabiyay

Roobab ka da'ay magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag oo Khasaare Geystey

Qaraxyo Gaystay Dhaawacyo iyo Dhimasho Oo Isniintii Ka Dhacay Saldhiga Afar-iridood Ee Xamar-weyne

Shir ay isugu yimaadeen beelihii ku dagaallamay deegaanada Wabxo, Goobo iyo Maxaas ee Xawaadle iyo Murusade oo go'aanno laga soo saaray

Beelaha Celi "Sade" oo wax laga xumaado ku tilmaantay Waxa ka socda Dalka Somalia.

Maxay tahay sababta ay ciidamada Kenya u soo galeen Xuduuda Soomaaliya
.Xarunta Wargeyska Ayaamaha oo ay galeen ciidamo ..

.Qaraxyadii ugu badnaa oo shalay ka dhacay Muqdisho...
.Gaari uu lahaa mid ka mid ah guddoomiye ku xigeenada..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 27

Sh. Shariif Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Sii Wadi Doonaan Dagaalka Ay Kula Jiraan Ciidamada Etiopia.

Kulan looga hadlayo Tacadiga Dumarka Soomaaliyeed loo geysto oo qardho ka dhacay

Gudiga amniga ee deegaanada Puntland oo soo saaray Go'aamo Xasaasi ah.

Moowshin dib loogu celiyey qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG
.Riyaale “Dowladda Itoobiya waxaan isku soo afgaranay”
.Nin lagu dilay Magaalada Baydhabo....
.Qaraxyo iyo weeraro ka dhacay Magaalada Muqdisho...
.Qayb kale oo ciidamada Uganda ah oo Muqdisho soo gaaraya
.Xariga saddex gudoomiye ee la dhigay xabsiga Baydhabo oo
.Mowliid Macaane “Qaar ka mid ah Guddiga Olombikada..
.Tababarayaashii Xulka Qaranka Soomaaliya oo la...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 26

Danjiraha Itoobiya ee Sweden:"Annaga waxaa noo yeeratay Dowlada KMG mana nihin ciidan Gumeysi ah!"

Dagaallo lagu jabiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya.
Dadwayne ay ciidammada gumaysiga Itoobiya laayeen.

Kolonyo Ciidamada Ethiopia ah Oo Sabtidii Aroornimadii Lala Beegsaday Weerar Bam Gacmeed

Go’aan uu soo saarey maamulka Gobolka Banaadir oo ku Suubsan Suuqa Weyn ee Bacaadlaha Xamar-weyne

Shirweynihii caalamiga ahaa ee Lund oo si habsami leh u socda
Prof. Janis Grabbelaar" Ma fahmin ciidamada Itoobiya macnaha dhabta ah ee ay u joogaan Soomaaliya, waxaanse ogahay iney yihiin gunta mushkilada"... Akhri Aug 25

Gaadh-haye " Shirka Qaran Ee Beelaha Soomaaliyeed U Socdaa Weli Uma Gudbin Xaalada Dhabta ah

Faahfaahinta weeraradii xalay ee Muqdisho
iyo weriye lagu diley Soomaaliya.... Warar GooGoos ah Aug 24

Soomaalida deggan Sucuudiga oo Deeq Lacageed Gaarsiiyey Bukaanka Jiifa Cisbitan Madiina ee Xamar
Faahfaahinta weeraradii Habeenkii Khamiista ka dhacay Muqdisho iyo Warar GooGoos ah Aug 24

Guddoomiyaha degmada Buur-hakaba oo la xiray.
iyo warar kale oo googoos ah...

Qado sharaf ay soo abaabuleen beesha Faqi Muxumed oo ka dhacday Magaalada Minneapolis

Baaq nabadeed oo ay soo saareen Beelaha murusade iyo xaawaadle ee dalka suudaan

Ciidamada Itoobiya oo rasaas ku furay dad rayid ah.
.
Shirka: haddii uusan Max’ed Dheere raagelin ka bixin hadalkii
.Dowladda Mareykanka oo looga digay in ay hawlgalka...
.C/llaahi Yuusuf “Hadalka Geedi, anigu ma maqal laakiin...
.Sh.Cali Dheere:Mar keliya ayaa laga adimi doonaa Masaajidda
.Xulka Qaranka Soomaaliya oo ku soo aaday xulka Swaziland
Wararka oo dhan akhri.. Aug 22

Max'ed Dheere "Dadka u qaxay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye waa Argagixiso".
.War saxaafadeed: ururka Midnimada Xirfadleyda Soomaaliya
.Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho....
.Ciidamo isku uruursanaya degmada Diinsoor ee gobalka Bay..
.Cali Geedi oo dib ugu shalay ugu soo laabtay Muqdisho
.Dowladda Rwanda oo sheegtay in ay Soomaaliya u...
.Guuldaro kale oo soo wajahday xulka 17-jirada Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 21

Addis-Ababa: sarkaal ka tirsan ciidamada DF oo tooreey lagu dilay

Dhalinyarada Muqdisho oo 88% isaga soo qaxay caasimada.

Nin Ganacsade Ah Oo Lagu Diley Suuqa Bakaaraha

Tacsi: Marxuum Yaxye Sakariye Shiikh  Cabdiqaadir Amare

Xildhibaan ahna wasiir kuxigeen ka tirsan DFKMG oo "xaaskiisa lagu amray in ay indha-shareerka bixiso"
.9 Hoobiye oo lagu dhiftay saldhiyo ciidamada DF & Itoobiya
.Degmada Bu’aale oo laga soo sheegay xiisad colaadeed
.Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho
.Dabrid ay sameeyeen ciidamada Uganda
.Xulalka Somalia iyo Burundi oo maanta isku dhegan
.Iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan DFKMG
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 20

::Nabadoon Xaaji Shire Yuusuf oo ku Geeriyoodey Dhaadaar, Qandala

Nabadoon Xaaji Shire Yuusuf Maxamed oo ku Geeriyoodey magaalada Dhaadaar, Qandala...

Cali Cabdow: Jandaya Frazier waa Haweenay Jahwareersan oo ku fashilantay Siyaasadda Muqdisho
.C/llaahi Yuusuf: $150 Milyan oo ayay Dowladda Mareykanka
.Qaraxyo iyo Israsaaseyn ka dhacday Muqdisho...
.Dagaal u dhexeeya Beelaha Murusade iyo Xawaalde oo...
.Asmara oo uu ka socdo qabanqaabada shirka ay..
.Shirkii dib u heshiisiinta oo mar kale dib u furmay...
.Xulka Qaranka Soomaa-liya  oo looga badiyey labo gool..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 19

Nabad doon caan oo ka qayb galey shirka oo la diley
warkaas iyo Agaasimyaasha Guud ee Wasaradaha PL oo Isniinta la kulmaya Cadde Muuse iyo warar GooGoos ah

cadaadoXaaladda Dadka ka soo Barakacay Muqdisho ee ku sugay Deegaanka Degmada Cadaado ee G/Galgaduud... Akhri... Aug 18

Shirkii 2aad ee Soomaalida Qurbaha Degan oo London Ka Dhacaya

Labo saldhig oo Baarlamaanka xorta iyo Maxaakiimta Islaamiga ka sameysanayaan Gudaha Soomaaliya
Qarax lala beegsaday ciidamada Itoobiya & warar Googoos ah

Boqor Cumar Sanweyne oo Taageero ka helay Jaaliyadda Ismaaciil Cali ee ku Nool Yurub 

Sannad Guuradii 5aad ee dilkii Suldaan Hurre...
iyo Ururka Xuquuqul Insaanka ee Suldaan Hurre oo soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan dilalka Siyaasadeed...

Xildhibaan Cashara: "Hadii ay Saxaafad yihiin waa inay ka hadlaan waxa jira, Gefkuna meel buu leeyahay
iyo Xildhibaanad Xaawo oo  la yaabay markaan arkey qaar ka mid ah maxaabiista oo Naafoobey... Akhri... Aug 18

Faahfaahinta weerarada Xalay iyo Muqdisho.

Ra'iisul Wasaare Geeddi: "Waxaan ku kalsoonahay in baarlamaanku uu ansixin doono sharciga Batroolka

.SOM-FSAU oo soo saartay War Saxaafadeed Guga-07

W/Dekadaha DF: kismayo hada gacanta inoogu ma jirto
Xildhibaan Afaraale "Gudoomiye ku xigeenku 1-aad wuxuu qariyey dhibaatadii aniga i gaartey iyo Xildhibaan Garabey"

Xarunta SSWC oo lagu qabtay Siminaar ku saabsdan doorka Haweenka ee Nabadda.

Tacshiirado iyo qaraxyo loogaystey saldhigyo DFKMG
.Odayaal iyo nabadoono ku baxay dagaalada Buur Gaabo...
.Baarlamaanka DF oo loo qeybiyay Sharciga Saxaafada..
.M/Cadde oo kulamo la qaadanaya Saraakiisha ciidamada
.Qalab loo keenay Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo...
Wararka oo dhan akhri..... Aug 17

Geeddi: Dooda Sharciga Batroolku Waxay Baydhabo ka Bilaabaneysaa Sabtida- Waana haystaa taageero 85%

dhoolawaaShirkadda KuwaitEnergy oo Ganafka Ku Dhufatay Hadalkii Wasiirka Batroolka ee ahaa in 100% Shirkada Batroolka ay yeelan doonto Dawladda Soomaaliya.
Radio Australia ayaa waraysi la yeeshay Sarah Akbar &lataliyaha MDFKMG Dhegeyso


Qaraxyo ka kala dhacay Muqdisho iyo Afgooye
.Golaha Midnimada Hawiye oo ka xumaaday hadalkii Geedi
.C/llaahi Yuusuf oo u ambabaxay Magaalada Nayroobi
.Xulka qaranka oo 18-ka Bishan kulan yeelan xulka Rwanda
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 16

Jawaabihii W/dastuurka Prof.C/laahi Sh.Ismaaciil uu siyey Baarlamaanka DFKMG - Baydhabo

Boosaaso: Beesha Ismaciil Cali oo Caleema Saartay Boqor Cumar Ismaciil Sanweyne..

Dagaalada dhex maraya ciidamada Mujaahidiinta MJXSG iyo ciidamadda Ethiopia oo sii xoogeysanaya.
iyo warar kale oo GooGoos ah...

Mucjisadii kubada miiska Mr Magan oo lagu sameeyay qaliinkii ugu xumaa intii uu ciyaarah ku soo jiray

Wasiirka Dawladaha Hoose oo magacaabey Gudoomiyaha Deg. Rako.
iyo Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Diyaarad ku dhacday garoonka Diyaaradaha ee Barbar...

Cali Geedi “DFKMG waxay sameyneysaa khad cagaaran”
.Diyaarad ku sii jeeday Bosaso oo ku burburtay Barbara
.Mas’uuliyiin ka tirsan Maxakiimta Islaamiga oo gaarey Bu’aale
.Buubaa “Waxaa la gaaray xiligii ciidmada Itoobiya isaga bixi..
.Iska hor imaadyo iyo weeraro weli ka jira Muqdisho..
Wararka oo dhan k aakhri halkan... Aug 15

Qaar ka mid ah Xukuumadda Prof.Geedi oo Jawaabihii ugu horeeyey ka Bixiyey su’aalihii Baarlamaanka

Shirkada Amal Express oo caddeynaysay in aysan jirin wax guryo ama cimaarado ay ka dhisayso Duabi

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo soo gaaray magaalada Garoowe.
iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka soo degay Boosaaso... Akhri...

Dagaallo cadowga lagu jabiyay.
iyo
Waxyeellooyin cadowgu u gaystay dadwaynaha.

Ciidamada Daraawiishta, Sirdoonka iyo Badda ee DGPL oo lagu wareejinayo DFKMG
.40% Lacagta cashuurta DGPL oo lagu waerejinayo DFKMG..
.11 Qof oo ku dhimatay rasaas ay fureen ciidamada Itoobiya
.Wiil uu dhalay Ra’isul Wasaare Geedi oo aroos qarash badan
.Odoyaasha Beelaha Hawiye oo sheegay in ay aad uga xun..
.Xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ambabaxay Burundi…
Wararka oo dhan ka akhri halkan... - Aug 14

Baarlamaanka DFKMG oo 11-Wasiir u qabtay in ay 48-saacadood ku hor yimaadaan Baydhabo
iyo Xukuumada Prof.Geedi oo la Ciir Ciireysa Su’aalooyin Kulul oo Baarlamaanka uu Huwiyey
.. Baydhabo- Aug 14

Labo caruur ah oo lagu gooracay duleedka Hargeysa.
iyo Weeraro ka dhacay qeybo kamid ah Muqdisho.

Laasqoray: Shirkad Cusub oo Gatatey Warshada kaluunka Ee Laas-Qoray - Aug 14

11-ka Agoosto: Maalin Murugo u ah Bahda Saxaafadda
Warbixin iyo sawiro naxdin leh....

Qarax ka dhacay Isgoosyka Black Sea oo askari ku dhaawacmay
.Maamulka G/Banaadir: 2 qof oo loo qabtay dilkii weriyayaasha
.Al-Shabaab oo bayaan kasoo saaray dilalkii weriayaasha...
.Sheekh Shariif iyo Geedi oo isku eedeeyay dilka weriayaashii
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 13

Muqdisho: Golaha dhaqanka Beesha Hawiye oo cambaareeyey falkii foosha xumaa ee lagu weriayaasha
[cali iimaan sharmarke iyo wariye mahad axmed cilmi]

Minneapolis: Xaflad ku saabsan sannad guuradii 9aad ee asaaskii Puntland oo lagu qabtay Minneapolis
iyo Musharaxa Beesha Siciid Harti ee Puntland - Aug 13

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Cagta oo Xalfad Qado ah u sameeyay - Aug 13

Qardho: Dallada dhallinyarada Karkaar ee KAYDNET oo u dabaal dagtay maalinta dhalinyarada Aduunka- Aug 13

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Ceele Obo ee dhulka Soomaali Galbeed.
.Ciidamada Ethiopia iyo kuwa DF oo qaraxyo lala beegsaday.
.Nin dhaawac ahaa oo xoog loogala baxay isbitaalka Madiina. 
.Somalia oo noqotay dalka saddexaad ee adduunka ugu...
.Agaasimaha Idaacada Capital Voice oo Xamar lagu dilay.
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Aug 12

JWXO oo beenisay guul gumaysigu sheegtay.

Muqdisho: Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ceel-baraf oo Xalay la dilay 
iyo qaraxyo xalay ka dhacay Wadada Warshadaha....

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalo ka dhacay magaalada Muqdiso.
iyo Shirka dib u heshiisiinta oo ay soo wajahday dhaqale...

Baarlamaanka oo bilaabey inuu su’aalo kulul weydiiyo Xukuumada.(qaybtii 2-aad)  - Aug 11

Wakaallada Wararka Talyaaniga ee Peace Reporter oo  Barnaamij xoogan ka diyaariyey Jaaliyada Somalida Kenya.

Xulka Kubbada Cagta G/Todheer oo ku guuleystay tartankii cayaaradaha Somaliland.

Faahfaahinta dagaalo xalay ka dhacay qeybo kamid ah Muqdisho.
.Cali Mahdi “Kooxaha rabshadaha ka wada Muqdisho ha u..”. 
.Geedi “Gudaha dalka waxaa lasoo galiyay Sigaar dhacay”..
Wararka oo dhan... Akhri... Aug 10

Ganacsaada Puntlanad oo Khamiistii  soo bandhigay  dhisme cusbtaal xoolo [maxjar] oo ay ku  baxyso malaayiin doolar... Akhri.. Aug 10

Baydhabo: Baarlamaanka oo bilaabey inuu su’aalo kulul weydiiyo Xukuumada

Dowlad Goboleedka Maakhir State of Soomaaliya oo magcawdey wasiiradeedii

Minnesota: Senator Coleman oo warqad jawaab celin ah u soo direy Imaamyada iyo gudiga gurmadka ee Soomaaliyeed ee buunddada I35W (English)

aweysCabdi qani Siciid Carab “ogaada inuu yahay qabiilkeenu Isboorti, waxaad kale oo ogaataan in Is aragii Ciyaaraha Gobolada dalka ay Akhri...

: U-codeeya  Cabdirashiid M.M. Kaalmoy

Af-hayeenka Baarlamaanka DFKMG oo Gudi 31- xubnood  magacaabey innay soo kormeeraan shirka
iyo Baarlamaanka oo bilaabey inuu su’aalo kulul weydiiyo Xukuumada..
Akhri... Aug 9

Deeq lacag ah oo ka timid jaaliyadda Soomaaliyeed ee Atlanta Goergia (USA) oo la gaarsiiyay bukaanada jiifa qaar ka mid ah isbitaallada Muqdisho

Iskoolada Islaamiga ah oo ku soo badanaya Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya.
Daawo Sawirada Dugsiga Imaamu Nawawi Nairobi.. Aug 8

Mid ka mid ah ku xigeenada duqa muqdisho oo qado sharaf u sameeyey ergadii  DGPL..

Dowladda Uganda Iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Uganda Ku Nool Oo Qodobo Muhiim Ah Wada Gaaray

Gumaysiga iyo Petronas oo heshiis ku galay Gaaska Ogaadeenya.

Shil naxdin ah oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay agagaarka Garoowe
iyo Koox dooneysay iney dhistaan garoon ciyaareed iyo dhalinyaro ku ciyaarta garoonka oo iska horimaad
.. Akhri Aug 7

camuudDUFCADII LIXAAD OO KA QALINJABISAY JAAMACADA CAMUUD
Boorama - 104 arday ayaa...
Akhri Aug 6

Dareenka ay Dadweynuhu ka muujiyeen Dadkii ku dhintay ama lagu la'yahay Buundadii Duntay ee Minneapolis
Maxammed Guuleed oo ay qaraabo... Akhri Aug 6

xamarShirka Muqdisho oo looga dooday xagjir diimeed waxa ay tahay
balse aan looga doodin sidii la filayey arintuna waxey u ekeyd afwax cunay xishood...
Akhri Aug 6

Gudoomiyaha Kulmiye ee Minnesota Oo Beeninay Shir lagula Hadlay Axmed Siilaanyo
Waraysi uu bixiyey Yuusuf Budle ayuu Akhri Aug 6

Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada DFKMG oo xilall mas'uuliyiin Isboorti ku magacaabay wareegto.

Dadwayne uu gumaysigu ku dilay meelo kala duwan

Sacdiya Sahal iyo Gabar 2-jir ah oo ay Dhashay oo Weli lagu La'yahay Burburkii Buundadii Minneapolis...

Af-hayeenka Baarlamaanka FKMG Sh. Aadan Madoobe
oo mugdi geliyay sharcinimda Mooshinka la xisaabtanka Xukuumda...
Akhri... Aug 5

Imaamyo iyo xubno ka mid ah masuuliyiinta Somalida Minnesota oo warqad tacsi ah u direy shacabka & madaxda & qoysaskii ay saamaysay buudadii duntay.. Akhri Aug 4

Gudoomiyayaasha Baarlamaanka iyo Xisbiga UCID oo Booqasho Tacsi ah  ugu Tegay Qoyskii uu ka Geeriyooday Marxuum Saaqa.. Akhri... Aug 4

Madaxda Jaaliyada Somaaliyeed Ee Dalka Canada iyo Madax Dawlada Federaalka Somaaliya Ka Tirsan oo Shir Ku Yeeshay Nairobi... Akhri

Dowladda Uganda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Uganda oo kulmay, maxaase shirkaas looga hadlay? 

Habalyo ku socota Boqor Cumar Sanwayne

Hooyo Soomaaliyeed oo uur leh iyo Gabar ay Dhashay oo 2-jir ah ayaa ka mid ah dadka lagu la'yahay Buundadii
ku burburtya Minneapolis. Magaca hooyadu waa...
Akhri..

suuriyaDr.Cumar Raabi Oo Muxaadaro Cinwaankeedu Yahay Istiraatiijiyada Itoobiya Ee Ku Wajahan Soomaaliya Ka Jeediyey Magaalada Dimishiq... Akhri...

Cadde Muuse oo muqdisho u yimid sidii uu u dhex dhexaadin lahaa...... 
.Dagaalo xoogan oo ka socda Gobalada Soonka Shanaad
.Jinni Boqor "Dowladda Nasiibkeeda ha iska sugato". 
.Wasaaradda Dhallinyarada Isboortiga oo siminaar u furtay
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Aug 3

Gudomiyaha Baarlamaanka DFKMG oo gudi 15-xubnood  u saarey…..

Aug 2: Madaafiic iyo rasaas xoogan oo xalay laga maqlay qaybo ka tirsan Muqdisho.

Dawlad gobaleedka Puntland oo siweyn u Xustay sannad guuradii ka soo wareegtay Asaaskii Puntland.

Ugaaska Beesha Reer Ow-Xasan oo cambaareyn kulul jeediyey shirka..
.Qaraxo ka kala dhacay goobo ka tirsan Magaalada Muqdisho
.Qanyare: Xukuumadda Geedi wax badan sharci daro ku soo
.Xildhibaanada Saynab Max’ed Caamir oo war dacwo ah u..
.Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Baladweyne oo…
Wararkii Maanta halkan ka akhri....

WARARKA KALE JULY 2007 

:::WAXBARASHADA SWEDEN:::
cabdirisaqSweden: Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed: Waxaa diyaariyey  macallin Soomaaliyeed Akhri..
:::GOLAHA AMMAANKA:::
Tallaabada la filan karo in uu Golaha Ammaanku ee Qaraamada Midoobey uu ka qaato Soomaliya.. Akhri
:::DARFUR, SUUDAAN:::
Qaddaafi: Batroolka ayaa Sabab u ah Dhibaatada Darfur
Qaddafi
Qaddaafi ayaa reer Galbeedka ku eedeeyey in ay la wareegaan khayraadka Sudaan iyagoo adeegsanaya UN-ta Guji
:::SOOMAALIDA DENMARK:::

Shir looga arinsanayo arimaha Somalia laguna taageeraayo ku dhaqanka shareecada oo ka dhacay Denmark.. Guji...
:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya
::WAXBARASHADA PAKISTAN::
boqor Caqabadaha kaladuwan ee ardayda Soomaaliyeed ku qabsada wadanka Pakistan Qore: Cabdi Boqor. Akhri
Cisbitaalka Carafaat oo lagu soo gabagabeeyey hawl indho fiiq ah
:::WIIL KU DHIBBAN KANADA::
Canada
Wiil Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalka Canada.
Guji
:::DUGSIGA AL-BILAAD:::
Dugsi
Ardayda Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad, Muqdisho Guji
:::HANTI LUNSASHO :::

Madaxweyne Cadde  oo eedeeyey Gaagaab... Akhri
:::WARBIXIN:::

Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers.... AKHRI....
:::SOOMAALI: AF XASILI LA'::
Waxaa la hubaa in afka soomaaligu yahay af hodan ka ah... Qore: C/fitaax Cabbaas
:::MAALMO MUHIIM AH:::
Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428.. AKhri
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay codsaneysaa in... Guji...

Mohamed Abdulle Hassan ; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jabuuti... Guji..
:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::QAADKA & MARAYKANKA:
qoraal
44 Qof oo Lagu Eedeeyey in ay Qaad Soo Geliyeen Maraykanka
QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

Qoraale kale ka Akhri halkan....  

:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay si bini'aadamino ku jirto u codsaneysaa in... Guji...
:::XANNAANADA XOOLAHA::
qoraalBarnaamijka Wacyigelinta Sharciga xanaanada Xoolaha ee Puntland
Q.1aad  |  Q.2aad | Q.3, 4, &  5aad | Q.6, 7, 8, 9, 10, 11, & 12aad

(PDF - waxaad u baahan tahay Acrobat  Read)
 
:::MAQAALKII CILMI:::
Dowladdii cidla joog, maxay curatoo dalka keentay?. WQ. A.D. Elmi.. Akhri
:::ASAD AADAN TURAABI:::
Haddii Banaanka laga helay, miyuusan u baahneyn gacan bini’aadannimo iyo Gargaar... AKHRI...
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...
:::SAFARKII MINNEAPOLIS:::
SOOMAALIDA MINNESOTA: Safarkii Ibraahim Saalax... Guji
:JAWAABO: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |
::SH. MUXAMAD IDRIS::
SOOMAALIYA MAANTA IYO BERRII!
Ilaahay aan barino! WQ. Sh. Maxamed Idris
(XISBIGA) AAMUSANE GOORMUU AFKIISA FURI DOONAA!! :
SOCDAAL: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CALOOL XUMO: 1 | 2 | 3
MALAYSIA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 |Shukran dhamaantiin
:::SOOMAALIDA W/AMEERIKA::

Soomaalida W/Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"...Guji..

Qaybta: 1| 2 | 3 | 4 |
Daawo: video: Barnaamijkii NBC
:::TURXAAN BIXINTA AFKA::
Afka soomaaliga sidee looga dhawri karaa erayda doolka ah?.. Qore: C/fitaax Cabbaas (pdf)
:::MAQAALKII DIRIDHABA::
Cadde Muuse Ma Sidaasi Ayey Ka Ahayd? kol haddii dubbiyo waran duunkayga.. Guji..
:::MADHOODHOW::
Xaggee ayuu ku Dambeeyey Madhoodhow Sannadkii 2004 waxa uu ku Casheynjirey Ciidda, Haddase..
:::FAHAD & ISNIINTA:::
WAR WAX QOROW, ADIGU WAX MA'AKHRIDAA?: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:::CODSI GARGAAR:::
Labo bilood gudahood haddii uusan helin qalliin deg deg ah wuuxu.. Akhri...
:::UGAAS MAXAMEDWALI:::
Allow sahal Libaax seexday bay niman salaaxeene: Haddii aad noolaato maalinba maalinta ka dambeysa, waxaad la kulmeysaa ayaado waaweyn oo uu ku cimro qaato.. Guji...
::: AF-SOOMAALIGA :::
Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!. Maqaalkii Anwar...
::: SUUQA BAKAARAHA :::

Us$100-kii = 1,370,000 Sh.So.
Qiimaha badeecada... Akhri..
::MUQDISHO, SOOMAALIYA::

Hay’adda Fatxa oo faahfaahin ka bixisay howlaha ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed... Guji..
::XASKIISII AYAA GUBTEY::
Dhibaatooyinka ka dhalata biyaha kulul ee loo adeegsado ragga marka ay dumarku masayraan... Guji...
::ABAARAHA GOBOLKA GEDO::
Faalo: Abaaraha ka Aloosan Gobalka Gedo. Kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Jaaliyadaha dibadda ka qateen Gurmadka Abaaraha: Qore C/risaq Jeesteeye
::XADAARADDA ISLAAMKA::
London oo lagu soo badhigay carwo soconeysa Maarso 8 ilaa June, carwadaas oo ku saabsan xadaaradda Islaamka iyo horumarkii ay adduunka kusoo kordhisey Guji..
Akhri Qormadii Jariidada Guardian
 
YASER ARAFAT
Taariikh Nololeedkii Yassir Arafat
Hoggaamiyihii reer Falastiin oo  ku geeriyoodey France, loona duuliyay Qahira, laguna aasi doono
Guji...
NELSON MANDELA
Taarikhda Neson Mandela
Madaxweynihii Madowga ahaa ee ugu horeeyeye ee K/Arika si xor ah u soo doortaan
Guji...
 WAQTIGA:::
Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad Guji..
 

XAJKA CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday



KITAABKA XAJKA::: Akhri ama soo rogo kitaabka xajka iyo cumrada oo ka kooban 84 bog... | pdf (Waxaad u baahan tahay pdf reader..)
Xajka iyo Axkaamtiisa
Ma uso cotaa Xajka? marabtaa adoo diyaarsan oo bartay sida loo guto Xajka inaad tagto?, halkan ka dhagayso Muxaadaradan cusub ee kaa kaafin doonta Axkaamta Xajka iyo Cumrada insha alaah oo uu inoo soo diyaariyey Shiikh Cismaan Xaaji Maxamed
Dhegeyso
XAJJKA1aad | 2aad | 3aad | 4aad5aad6aad7aad  | Video Xajjka
:QORMADII MAX'ED XAAJI::
Maxaa ka jira in CIA-du Xamar ku Dishay Ganacsade iyaga u shaqeynayey? | Qore: Maxamed Xaaji... Guji
:::ABAARAHA SOOMAALIYA:::
Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta: Soomaalida Joogta Qurbaha, Soomaalida Gudaha Dalka joogta, & Dowlada Federaalka... Guji...
:BANNAANBAXII MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota iyo muujinta jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji
::CODSI GARGAAR DEGDEG AH::
Calasey “Ninkaygii oo Kawaanle ahaa baa sidaan ii galay oo aan ku waayey labadeydii Gacmood” Guji...
:::GABAYGA ABSHIR BACADLE::
Abwaan Abshir Nuur Faarax {Bacadle} ayaa Gabay iyo geeraar ka tiriyey Aflagadadii loo geystey Nebi Muxamad NNKH GUJI
:::TACSIDA GARAAD C/QANI:::
Maxamed "Abgaalow" oo Tacsi u diray eheladii Garaad Cabdi-qani Garaad Jaamac.. Guji
:::FAALLADII C/SHAKUUR::
Faallo Shirka Baydhabo Ninba Timo Xamar: Bishaaan 26-keeda waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay... Akhri
:::MAQAALKII CABDI-MAHDI:::
Aqoonta iyo aqoon-yahanka: waxaan is hordhigeynaa su`aasha oranaysa,  waa kuma aqoonyahan?.. Akhri
:::MACHADKA GAROOWE:::

Booqashadii Kuliyada Waxbarshada Macalimiinta Garoowe & Isbitaalka Garowe Guji
:::DUGSIYADII MUQDISHO:::
Warbixin Dugsigii Hoose/Dhexe ee 1da Maajo ee magaalada Muqdisho... Qore: Jiisow... Guji..
:::MAMNUUCIDA QAADKA:::
Britain oo Mamnuucaysa Qaadka: Akhri Qaadka iyo London
:MAQAALKII CUSMAAN AXMED:
Khudbadii Ciida ee Cade Muuse oo ay u Riyaaqeen Shacabka reer Puntland... WQ. Cusmaan Axmed.. Guji
::KASHAWIITO & TALAADADA::
RIYADU MA RUNBAA?: Xiliftan  Siyaasadeed - Waa sheeko mala-awaal ah - Qaybtii 9aad ee Maqaalkii Kashawiito.. Guji
::COLUMBUS, OHIO::
Kumanaan Soomaali ah oo Bannaanbax ku Dhigay Columbus, Ohio. USA: Bannaanbaxa oo Soomaalidu ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dilkii... Guji
::GUURKA QURBAHA::

GUURKA SOOMAALIDA EE SHISHEEYAHA 
Cabdinaasir Farah Cilmi Shidde waa 26 jir. Wuxuu dalka Norwey yimid isagoo 13 jir ah..
Guji...

::JAAMACADA BARIGA AFRIKA:

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii Guji
::TB-da & SOOMAALIYA:
Dr. Axmed Yuusuf Guuleed oo sheegay in Cudurka Qaaxadda uu si aad ah ugu fidayo Soomaaliya.. Guji
:::XABSIGA BOORAME::
Xabsiga Boorama  Iyo Maalmihii Xadhigayga| Gobolka Awdal - Qalinkii Wariye C/Raxman Mohamed Habane.. Guji
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.