SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2007» JUNE  

TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide

Ciidamada Xukuumada Ethiopia Oo Dad Rayid Ah Ku Xasuuqay Xarun Internetka Laga Isticmaalo.
Madaxweynaha DFKMG Yuusuf Oo Mar Kale Ku Celiyey In Shirku U Dhacayo Qabiilooyinka Soomaaliyeed.. Akhri...

G/Bari waxaa halkii maalin ka soo xeroota lacag dhan 1.5 bilyan, laakiin waa la musuqmaasuqay
Colaad Maxamed Siciid oo saxaafadda la hadlay.. Jun 30

Minneapolis: xaflaf qalin jebin iyo koobka cayaaraha ee usbuuca Soomaalida

Barre Hiiraale "C/llaahi Yuusuf ayaa ka dambeeyey in qarax la ii gaysto"
.Dil loo gaystay Guddoomiyihii waaxda koowaad ee Dayniile
.Mareykanka oo loo gudbiyey dacwad ka dhan ah Geedi.
.Qarax lala beegsaday gawaari ay lahaayeen ciidamada..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Jun 29

Ugaas Barkhadle Cumar oo ka mid ahaa Isimida Puntland oo lagu Dilay magaalada Nairobi
Waxaana la dhawacay labo qof oo uu mid yahay dhaawac halis ah.... Akhri

Gudoomiyaha Arrimaha dibedda ee Ururka Kulmiye oo booqasho ku imanaya Minnesota

Hayadda NCF oo qabatey Dood ku saabsan waxbarashada

Qarax Gil-giley Qaar kamida Magaalada Muqdisho Oo Saaka Ka Dhacay Agagaarka Hotel Kaah
Prof. Cadoow: Ma jirto Cid Nagu Casuuntay Shirka Muqdisho Balse Cali Mahdi Waxaan Iri La Xiriir Sheikh shariif..

"Xalka Soomaaliya waxa uu ku xiran yahay in ciidamada shisheeye ka baxaan Soomaaliya" Prof. Caddow
.Max’ed Dheere "kuwa qaraxyada ka wada Muqdisho ma..
.Qarax ka dhacay Baydhabo oo ay dad ku dhinteen...
.Barre Hiiraale oo ku dhaawacmay qarax la kacay Baabuur..
.Qarax shalay ka dhacay agagaarka Baar-Ubaxa...
.Cali Mahdi oo shaaciyey inuu xiriir la sameeyey Maxaakiimta
.Cadde Muuse oo xilka ka xayuubiyey Taliyihii Saldhiga..
.Salaad Cali Jeelle oo tegay Garowe...
. Soo Dhaweyntii R/Wasaare Geedi ee DC
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Jun 28

PSU: Puntland State University oo ay dhigtaan arday gaaraysa 1000
Garoowe: Warbixin tayada Jaamacadda... Akhri...

Garoonka Garowe waa dhamaanayaa, madaxda dawlada waxaa laga qaadayaa canshuur ilayn iyagu ma dhisane

CAMBAARAYNTA XASUUQA KA DHACAY KISMAYO
oo ay soo jeediyeen Jaaliyadda Reer Waamo iyo Reer Puntland ee Dalka Australia...
Akhri Jun 28

BAYAAN: Nabaddoonada G/Bari oo Taageeray Go'aankii ay Golaha Shacabka Degmada
kalsoonida kala noqdeen duqii magaalada Boosaaso.
Bayaan

Ibraahiim Diiriye: Aabbe Ciidamada Itoobiya ka dileen Saddex Wiil oo uu dhaley

Qaramada Midoobey oo ka fiirsaneysa codsi uga yimid..
.
Wasiirkii Ganacsiga Dowladda F. oo ka Badbaadey Qarax..
.Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii W/Baastada.
.Dhowr qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay Muqdisho..
.Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Degmada Guriceel..
.Beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo ka cabaneyso.

Warark aoo dhan ka akhri halkan... June 27

Murankii la xiriiray Golaha Deegaanka degmada Bosaso oo meel sare Gaaray.
iyo Cadde Muuse oo  yiri "Dhaqaalihii Puntland kordhay hadana lama qaato Mushahar"... Akhri...

Dagaallo khamiistii lagu jabiyay ciidammada gumaysiga

Dagaalo Faraha Laysula Tegey Oo Xalay Ka Dhacay Meelo Kamida ah Magaalada Muqdisho
Maalinta Xoriyadii Gobolada Waqooyi Ee 26-ka June Oo Aan Laga Xusin Caasimada Xili ay Joogto DFKMG.. Akhri Jun 26

Gacma Dheere “Hay’adda WFP ayaa mas’uul ka ahayd dhacdadii Shibis”
.Beelaha Hawiye oo kulan lagu mideynayo ku yeelanaya..
.Khadiibkii Masjidka Tuulada Bukhcaqable oo la dilay...
.Dhismihii Bacadlihii Xamarweyne oo lagu wareejiyey DFKMG
.Shirkadaha Isgaarsiinta oo lagu wargeliyey in ay iska..
.Dagaal ka fool ka fool ah oo xalay ka dhacay Muqdisho..

Wararka oo dhan akhri... Jun 26

Urur Cusub oo La Dagaalama Hayb-sooca Oo Lagaga Dhawaaqay Minnesota USA
"Golaha Caddaaladda iyo Sinnaanta Soomaaliyeed" ayaa...

Afhayeenka Ciidanka Uganda oo shaki ka muujiyey hadalkii sheekh Aweys
.Cali Mahdi "waxaan xiriir la sameynay..
.Ciidamada Itoobiya ee qaraxa loogu gaystay..
.Qarax xoogan oo ka dhacay suuqa Bakaaraha...
.Qaraxyo weli ka sii socda Magaalada Muqdisho...
.Beri oo 26-ka Juun laga xusayo meelo..
.Beelaha Hawiye oo ka hadlay Xaaladda...
.Odoyaasha Beesha Sade ee Kismaayo oo...

Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Jun 25

DFKMG oo lagu eedeeyey in ay ka dambayso Dagaalka Kismaayo
.
Qarax lala beegsaday Gaari ay lahaayeen Itoobiya..
.Sh. Aweys: Isku si ayaan ula dagaalameynaa Ugandha iyo..
.Barre Hiiraale oo lagu wado in uu soo gaaro Kismaayo
.Qaraxyo xalay laga maqlay Magaalada Muqdisho..
.Ciidamada Kenya oo xuduuda ku dilay..
.Wafdi ka socda Dowladda Federalka oo...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Juun 24

Garowe: Cadde Muuse oo aysan u cubtamin Su'aalo laga waydiiyay xilkaqaadistii lagu sameeyay Khadar X. Mire
iyo Cali Cabdi Awaare oo golaha hortooda Su'aalo lagu waydiiday... AKhri...

Dagaallo badan oo CWXO ku jabiyeen kuwa cadowga.
Dadwayne cadowgu meelo kala duwan ku laayay...

Masaajidada Muqdisho Oo uu Saamayn Ku Yeeshay Bandowgii Xalay.
.Cadde Muuse oo Boosas banaanaa buuxiyey, halkii isbedel..
.Jaaliyadda Carab Soomaali oo Gudoomiye Cusub Dooratay

.Muqdisho iyo Bandowgii Xalay Oo Laga Maqley Qaraxyo...
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

Qaraxyo ka dhacay Magaaloyinka Muqdisho, Baladweyne iyo Diinsoor
.Siminaar lagu qabtay xarunta SSWC....
.DFKMG oo diyaar garoow ugu jirta 26 Juun iyo 1-da Luulyo
.Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxaya Qaahira..
.Dagaalo ka dhacay Gobalka J/hoose, gaar ahaan Kismaayo
.Dowladda Mareykanka oo walwal ka Muujisay Muqdisho..
.Firimbi oo beeniyay in uu Max’ed Dheere uu xanuunsanayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Jun 23

Bayaan: Beesha Hawiye ee Gobolka Minnesota, USA
Beeshu waxay ka digeysaa shir ku sheega loogu talo galey in lagu marin habaabiyo rayul caalamka...
Akhri Jun 22

Munaasabad Qalin Jabin ah oo ka dhacday Islii, Nairobi
Xafladdaas oo dadweyne farabadani ka soo qayb galeen
Akhri

Kulan balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Waxgarad iyo Odoyaal ka tirsan Beesha Gaal-Jecel ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho... Akhri... Jun 22

Puntland Malahan Maxkamad Dastuuri ah oo lagu kala baxo hadii khilaaf ka dhasho Golayaasha Xukuumada.
iyo  Degmada Dangoroyo ee Gobalka Nugaal oo laga hirgaliyay Isgaarsiinta Casriga ah... Akhri...

Madaxwaynaha DGPL Gen. Cade Muuse oo eedayn u jeediyay kooxaha ku sugan Asmara.

Ciidamada Itoobiya oo Muqdisho ku diley saddex wiil oo walaalo ah
.Muran ka taagan sida loo sii deynayo Maxaabiista u xiran
.Weeraradii lagu qaaday Saldhigyada Boosliiska oo hakiyey
.Geedi oo u kicitimay Wadanka Maraykanka..
.Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo walaac ka muujisey Xariggii
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Jun 21

Col. Cabdi Qaydiid oo tegay Puntland.
ujeedada socdaalkiisana ku sheegay in uu ku saabsan yahay..

Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Noqday Mid Jaantaa Rogan Ah.
Weerarkii Afraad Oo Lala Beegsado Saldhiga Huriwaa Xili Habenimo ah... Warka oo dhan... Jun 20

Colaad Maxamed Siciid: "Cadde Muuse waxaa Xukunka uga Haray 5 bilood
. Bosaso: Dab Qabsadey xero ay dagan yihiin dadka soo..
. Qardho: Munaasibada looga hadalayey Tacadiga Dumarka
. Garowe: Waxbarashada College(GTEC) oo aad loo amaanayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan....

Dhibaatooyin gumaysigu u gaystay dadwayne rayad ah

Sweden: Xaflad Qalin jebinta ee Ardayda Soomaaliyeed

Garowe: Cade Muuse oo ku fashilmay qiima dhimistii uu ku sameeyay qiimaha sarifka Dollarka

Maxay tahay sababta Dowladda Itoobiya u joojisey duulimaadyaddii Hargeysa
.
Cabdi Nuure Siyaad oo ka badbaaadey isku day dil ..
.Magaalada Baydhabo oo lagu soo rogey Bandow...
.Ciidamadii Burundi oo laga yaabo in loo waayo Kharashkii..
.Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya sidii ay.
.Gudoomiye cusub oo loo magacaabey Naadiga Elman….
.Qaar ka mid ah dadka Muqdisho oo bilaabey in ay ka qaxaan

Wararka oo dhan ka akhri halkan... June 18

Wax-garadka Beesha Dhul-bahante Oo Mar Kale Ku Baaqay Inay Dalka Iskaga Baxaan Ciidamada Ethiopia

Kalfadhigii labaad ee dallada waxbarashada Ahliga ah ee Puntland oo si guul ah ku dhammaaday

Bosaso: Duqii degmada Bosaso oo xilkii laga qaaday, iyo Madaxwaynaha Puntland oo wareegto ka soosaaray arintaas.

SAFARKII SHEEKHADUUN EE DALKA JABUUTI

Ilaalada Cadde Muuse iyo Kuwa Gaagaab oo isku rasaaseeyey Xarunta Baarlamaanka Garoowe
Waxaana furmay kalfadhigii 18aad ee Baarlamaanka DGPL

Garowe: Xisbiga Mucaaradka ah ee Ramaas oo beeniyey qoraal ku soo baxay shabakadaha Somalida.

Mudaaharaad Wayn Oo 30ka Bisha Ka Dhacaya Xafiiska Ra'iisuwasaaraha Cusub Ee Ingiriiska.

Dad Ku Cibaadaysanayey Masaajid Ku Yaala Degmada Huriwaa Oo Ay Qab-qabteen Ciidamada Ethiopia iyo Kuwa Dowlada KMG ahi... Xamar....

Madaxweynaha DGPL" Maanta laga bilaabo anigaa la wareegay ciidamada Qalabka sida ee DGPL dhamaantood".

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxyadii  ka dhacay Muqdisho..
Caato “Ciidamada Itoobiya waxay Gurigeyga kala baxeen..
Warbixin: qaraxi ka dhacay shaneemo ku taala Baydhabo
Dhagaxtuur “Garoonka Banaadir waxaa iska leh…”
Cadde Muuse oo la wareegay xilalkii Taliyayaasha..
Nin waalan oo wiilkiisa 8-jir ah ku dilay deegaanka KPP..
Wararkii oo dhan ka akhri halkan.... Jun 16

Gudoomiayah Shabakada  Nugal Child Protection Network?(Wareysi)
waraysigaas iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ramaas oo sheegay in uu taageersanahay dowladdu isbedelka ay samaynayso Akhri

Puntland: Sharci ma jiro, Madaxwayne majiro Dawladna ma jirto hadalkii Cade Muuse.

Xasan Abshir Faarax ma musharax madaxtinimada puntland baa mise wasirka kaluumaysiga ee DFKM... Akhri

Waraysi: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar
Waraysigan oo dhinacyo badan waxaa la yeeshay Siciid Fuuraa AKhri

Eng. Siciid Aw-Cabdi oo ku geeriyoodey Hargeysa (pdf)

Qaraxyo iyo Dagaalo xalay ka dhacay Qaybo ka Tirsan Magaalada Muqdisho
.Geedi oo magacaabay Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG
.Nabadoon Caan ahaa oo Lagu Diley G/Nugaal...
.Agaasimaha Warfaafinta Gobalka Banaadir loo magacaabay
.Khabiir dhinaca xaquuqda Aadanaha ah oo soo uruuriyey..
.Cabi Xaaji Goob-Doon: Wargeysku waa uu ka been abuuray..
.Koox Soomaali ah oo la sheegay in ay afduub u gaysatay...
.Sheekh Shariif: Shirka waan ka qaybgaleynaa haddii Dalka..
.C/llahi Yuusuf oo booqasho raaligelin ah ugu tagay C/qaasim
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Jun 14

Garowe: Cadde Muuse oo ula booca ugu tukubaya  laba ka mid ah Golihiisa Wasiirada...

Qaraxyo Isdaba Jooga ah Oo Meelo Kala Duwan Oo Caasimada Muqdisho Ah Ka Dhacay
.
Shirkii Muqdisho oo Markale Dib loo dhigay ilaa July 15
. Maxamed Dheere Oo Mar Kale U Hanjabay Odayaasha Beesha Hawiye
.Gaafow "30-ka Bisha ayuu ku eg yahay Baasaboorkii hore"
.Meles “Waxaan codsanayaa in la iga taageero dhanka..."
.Xaaji Cabdi Iimaan : Qabiil ismahayo Dalka soomaaliya ee..
.Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Nugaal...
.Dil Arxan darro Ah Oo Ka Dhacay Xaafada Tokiyo..
.Ganacsadde Caan-ka ahaa Kismaanyo Oo Dil Lala Beegsaday
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Jun 13

London: Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo

SII HAYAHA SAFAARADDA SOOMAALIDA EE UGANDA "OO KA BAD-BAADAY ISKU DAY DIL"..
C/qaadir Faarax oo ayaa habeen hore... Akhri..

qardhoShir ka dhacay Qardho
shirka oo ay kasoo qaybqaleen Nabadoono iyo Samadoono ayaa ka dhacay Hotel... AKhri...

hagueGuddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Nederland oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin  Tacaddiyada Ka Dhacaya Soomaaliya
Kulan uu guddigani kula yeeshay xarunta
.. Akhri


Qarax Isniintii ka dhacay Magaalada Nairobi.

Shirka 15aad Ee Jaaliyada Soomaaliyeed  Ee Waqooyiga Yurub. 

Askari Itoobiyaan ah oo lagu la’ yahay Muqdisho
.Meles Zenawi oo Taageero u raadinaya Hawlgalka...
.Booqashadii Prof. Dalxa ee Michigan, USA...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Jun 11

Xamiid Karzai-ga Afgaanistaan oo ka badbaaday weerar lala beegsaday

Itoobiya oo wal wal ka muujiysa Isbahaysiga cusub ee ay sameysteen....
.Qarax ka dhacay Agagaarka Dugsiga sare ee 15 May…
.Musaveni oo la filayo in uu soo gaaro Muqdisho..
iyo warar kale oo GooGoos ah... Akhri jun 10

Bashiir Axmed Makhtal oo markii ugu horraysay warqad laga helay.

Xafladdii PCC, Garoowe, maxay ka yiraahdeen masuuliyiinta DGPL???

Sergej Ivanov: "Hormarka dhaqaalaha ee Raashiya waxaa hortaagan musuq maasuq ka jira"

Qoryooley iyo Buulo Mareer oo ay La Wareegeen Maleeshiyo Beeleed
.Casmara: Isgaashaanbuursi Adag Oo dhan ka ah DFKMG..
.Ciidomo Ethiopian Ah Oo Kusoo Qul-qulaya Xamar...
iyo Warar kale oo GooGoos ah.. Akhri

Madax waynihii ugu horeeyay ee Somaliya, Aadan Cadde, oo ku geeriyoodey Nairobi....

Warbixin soo sheegay in CIA-du ay si qarsoodi ah garoomo Yurub ku yaal u adegsatay

Waraysi: Maxamed Abshir Cabdi (Taangi ) Mulkiilaha Huteelka KM10 Village Boosaaso

Shirweynihii Beesha Cali Saleebaan ee London 

Muqdisho oo ay Ciidamada Itoobiya ka wadaan Qafaalka Ganacsatada iyo waxgaradka
Ilaa shalay shirkadaha dadka laga kaxaystay waxaa ka mid ah Amal Express, Olompic, iyo Beder Electronic...
Akhri...

Musharaxa Madaxweynaha DGPL oo ka jawaabaya eedaymo ay u soo jeediyeen masuuliyiinta Gobolka Nugaal iyo kuwa  Puntland... Akhri.... Jun 8

Mahad Celin Ergooyinka Sharfata leh ee uu Hogaaminayo Abwaan  Mohamed Ibrahim Warsame (Hadraawi)

Dowlada Maraykanka Oo Eedayn Dusha Kaga Tuurtay Dowlada KMG ah.
.Xaaji Cabdi Iimaan Oo Ethiopianku Gurigiisa Kala Bexeen...
iyo warar kale oo GooGoos ah.. AKhri... Jun 7

Muqdisho xaalad ammaankado oo ka si dareyso
Xaalada muqdisho ayaa bilihii u danbeeyey waxey aheyd..

Bush oo weeeraray Shiinaha iyo Ruush-ka
iyo Fidel Castro oo wareysi TV ah bixiyey

Baaq Ka Soo baxay Jaaliyaadda SSC ee Denmark
oo ku wajahan mashaqadii Buuhoodle ka dhacday.

"Arrintii Baargaal Waxay ahayd Xaalad-Abuur mushtamaca lagu jahwareerinayo" RPP

Wadaado Tabliiq ah Oo Ku Guda Jiray Faafinta Diinta Islaamka Oo La Qab-qabtay
Iyo warar kale oo googoo ah...

Mudaaharaadkii Ugu Balaarnaa Oo Lagu Qabtay Xarunta Shirka ee Kooxda Xiriirka Caalamiga ah
Kumanaan Soomaali ah oo ka kala yimid daafaha wadan Ingiriiska ayaa.. Akhri...

Garsoore Mareykan ah oo diiday in dacwad lugu soo oogo labo kamid ah maxaabiista Guantanamo bay 

Maamulka Somaliland oo bilaabay Ceyrinta dadka aan u dhalan Gobolada Waqooyi ee uu maamulo.

Buuhoodle: Gogol ay u fidiyeen Reer Hagar Ergooyinkii Nabad-doonka ee ka socday Gobolada DGPL.

Zenawi oo si Kedis ah ku Yimid Muqdisho
Ra'iisul wasaaraha xukuumaad Itoobiya ayaa ka soo degey Muqdisho, kahor intii uusan ka soo degin.... Akhri...

Ciidammada gumaysiga oo gubay tuulada Daratoole.

Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Faraha Kasii baxaya
."Nabad ku joog Dhulkaaga ama xil ka qabo DFKMG oo..."
.Dilal Kala Duwan Oo Ka Kala Dhacay Gudaha Muqdisho...
.Amaanka Kismaanyo Oo Noqday Mid aan Laysku Halayn Karin
.Baaq Xabad Joojin Ah Oo Ay Soo Saareen Harti-waamo...
Wararka oo dhan ka akhri halkana... June 5

Ciiddanka DFKMG Soomaaliya oo laba askeri looga dilay gudaha suuqa weyn ee bakaarha Isniintii...

Jariidada Telepraph oo Qoraal ka qortay Dhacdadii Baargaal
.Daahir Riyaale oo Itobiyanku Ku Baareen Garoonka Hargeysa
.Qarax Xalay ka Dhacay Wersheddii Caanada ee Muqdisho
.Markab Laga Leeyahay Denmark oo Lagu Afduubay Somalia
Wararka oo dhan ka akhri halkan... June 4

Wararkii ugu DHacdadii Baargaal:
oo aanu ku helayno isgaarsiinta nooca loo Taarka ayaa Akhri

Maraykanka oo u Qiil Dayaya Degitaanka Xeebaha Bariga Soomaaliya.

Qarax Xooggan oo ka Dhacay Guriga Cali Geedi
Xilli uu Cali Maxamed Geedi ku sugnaa gurigiisa oo ku yaal degmada C/Casiis ayaa waxaa lala beegsaday qarax loo malaynayo ismiidaamin oo... Akhri... Jun 3

Wafti ka kooban Odayaasha Dhaqanka, Maamulka Puntland iyo Culimada SSC/H oo gaaray Buuhoole.

Xeerka Qabyada ah ee Saxaafadda DFKMG
Sharcigaas oo ka kooban 27 qodob ayaa waxaa dhowaan ansixiyay golaha xukuumadda DFKMG, waxaana... Akhri..

Qoraal ka soo baxay Beesha Faqi-Muxumed ee North America...

Wiilal CGI ay Dhagaxbuur ku laayeen oo maydkooda jidka la dhigay.

Booqashadii Dalxa ee Xafiiska Duqa Magaalada Saint Paul, Minnesota

Baaq Ku Wajahan Colaada  Buuhoodle Oo Ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha SSC Ee Ku Dhaqan Muqdisho.. Akhri

Taliyihii Nabadsugidda Kismaayo oo La Diley
.Maraykanka oo duqeeyey aagga Baargaal: CNN
.Guddoomiyihii Degmada Hawl-Wadaag oo La Diley
.Weerar Xalay lala Beegsaday Ciidamada Itoobiya
.Dagaal Kharaar oo ka dhacay Buuhoodle.
.Itoobiyaanka oo Xamar ka ugaarsanaya Xijaabka
Wararka oo dhan ka akhri halkan... June 2

Ganacsato Ay Sirdoonka Ciidamada Ethiopia Kala Bexeen Guryahooda
.Daahir Riyaale oo 20sano xarig ah ugu bedeley 2-nin oo ku..
.London: Mudaaharaad goobta ay ku Shirayaan Contact Group
.DFKMG:100-ka Dumarka kama qayb geli doonaan Shirka Italy
.Zürich: Kulankii 57 ee ururka Ciyaaraha Kubada Cagta (FiFa)
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... June 1

Guddigii Culuma-u-diinka ee loo xilsaaray xalintii xurguftii beelaha Cali Jibraahiil iyo Dishishe oo soo dhamaystiray khilaafkii labada beelood.. Akhri... June 1

Bayaan ka soo baxey Shirka Digil iyo Mirifle ee Columbus Ohio Waqooyiga Mareykanka... Akhri..  June 1

Binti Jaylaani oo Australia Looga Helay Dhakhtar Lagu Daweynayo

GAROOWE : Ka Qaybqaado Dhismaha Masaajidka AL-hudda

Maku hadashaa Afka Ethiopianka: Dhegeyso halkan
Waa waraysi lala yeeshay Tamagne Beyene iyo Neway Debebe oo caan ka ah Itoobiya oo ka hadlaya xukun xumida TPLF, doorashadii May 2005 ee la musuqmaasuqay iyo dilka dadka aan waxba galabsan Dhegeysi

WARAKA KALE EE MAY 2007

WARARKII APRIL 2007

WARARKII MARCH 2007

WARARKII FEBRAAYO 2007

WARARKII JANAAYO 2007

 

:::WAXBARASHADA SWEDEN:::
cabdirisaqSweden: Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed: Waxaa diyaariyey  macallin Soomaaliyeed Akhri..
:::GOLAHA AMMAANKA:::
Tallaabada la filan karo in uu Golaha Ammaanku ee Qaraamada Midoobey uu ka qaato Soomaliya.. Akhri
:::DARFUR, SUUDAAN:::
Qaddaafi: Batroolka ayaa Sabab u ah Dhibaatada Darfur
Qaddafi
Qaddaafi ayaa reer Galbeedka ku eedeeyey in ay la wareegaan khayraadka Sudaan iyagoo adeegsanaya UN-ta Guji
:::SOOMAALIDA DENMARK:::

Shir looga arinsanayo arimaha Somalia laguna taageeraayo ku dhaqanka shareecada oo ka dhacay Denmark.. Guji...
:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya
::WAXBARASHADA PAKISTAN::
boqor Caqabadaha kaladuwan ee ardayda Soomaaliyeed ku qabsada wadanka Pakistan Qore: Cabdi Boqor. Akhri
Cisbitaalka Carafaat oo lagu soo gabagabeeyey hawl indho fiiq ah
:::WIIL KU DHIBBAN KANADA::
Canada
Wiil Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalka Canada.
Guji
:::DUGSIGA AL-BILAAD:::
Dugsi
Ardayda Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad, Muqdisho Guji
:::HANTI LUNSASHO :::

Madaxweyne Cadde  oo eedeeyey Gaagaab... Akhri
:::WARBIXIN:::

Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers.... AKHRI....
:::SOOMAALI: AF XASILI LA'::
Waxaa la hubaa in afka soomaaligu yahay af hodan ka ah... Qore: C/fitaax Cabbaas
:::MAALMO MUHIIM AH:::
Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428.. AKhri
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay codsaneysaa in... Guji...

Mohamed Abdulle Hassan ; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jabuuti... Guji..
:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::QAADKA & MARAYKANKA:
qoraal
44 Qof oo Lagu Eedeeyey in ay Qaad Soo Geliyeen Maraykanka
QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

Qoraale kale ka Akhri halkan....  

:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay si bini'aadamino ku jirto u codsaneysaa in... Guji...
:::XANNAANADA XOOLAHA::
qoraalBarnaamijka Wacyigelinta Sharciga xanaanada Xoolaha ee Puntland
Q.1aad  |  Q.2aad | Q.3, 4, &  5aad | Q.6, 7, 8, 9, 10, 11, & 12aad

(PDF - waxaad u baahan tahay Acrobat  Read)
 
:::MAQAALKII CILMI:::
Dowladdii cidla joog, maxay curatoo dalka keentay?. WQ. A.D. Elmi.. Akhri
:::ASAD AADAN TURAABI:::
Haddii Banaanka laga helay, miyuusan u baahneyn gacan bini’aadannimo iyo Gargaar... AKHRI...
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...
:::SAFARKII MINNEAPOLIS:::
SOOMAALIDA MINNESOTA: Safarkii Ibraahim Saalax... Guji
:JAWAABO: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |
::SH. MUXAMAD IDRIS::
SOOMAALIYA MAANTA IYO BERRII!
Ilaahay aan barino! WQ. Sh. Maxamed Idris
(XISBIGA) AAMUSANE GOORMUU AFKIISA FURI DOONAA!! :
SOCDAAL: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CALOOL XUMO: 1 | 2 | 3
MALAYSIA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 |Shukran dhamaantiin
:::SOOMAALIDA W/AMEERIKA::

Soomaalida W/Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"...Guji..

Qaybta: 1| 2 | 3 | 4 |
Daawo: video: Barnaamijkii NBC
:::TURXAAN BIXINTA AFKA::
Afka soomaaliga sidee looga dhawri karaa erayda doolka ah?.. Qore: C/fitaax Cabbaas (pdf)
:::MAQAALKII DIRIDHABA::
Cadde Muuse Ma Sidaasi Ayey Ka Ahayd? kol haddii dubbiyo waran duunkayga.. Guji..
:::MADHOODHOW::
Xaggee ayuu ku Dambeeyey Madhoodhow Sannadkii 2004 waxa uu ku Casheynjirey Ciidda, Haddase..
:::FAHAD & ISNIINTA:::
WAR WAX QOROW, ADIGU WAX MA'AKHRIDAA?: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:::CODSI GARGAAR:::
Labo bilood gudahood haddii uusan helin qalliin deg deg ah wuuxu.. Akhri...
:::UGAAS MAXAMEDWALI:::
Allow sahal Libaax seexday bay niman salaaxeene: Haddii aad noolaato maalinba maalinta ka dambeysa, waxaad la kulmeysaa ayaado waaweyn oo uu ku cimro qaato.. Guji...
::: AF-SOOMAALIGA :::
Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!. Maqaalkii Anwar...
::: SUUQA BAKAARAHA :::

Us$100-kii = 1,370,000 Sh.So.
Qiimaha badeecada... Akhri..
::MUQDISHO, SOOMAALIYA::

Hay’adda Fatxa oo faahfaahin ka bixisay howlaha ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed... Guji..
::XASKIISII AYAA GUBTEY::
Dhibaatooyinka ka dhalata biyaha kulul ee loo adeegsado ragga marka ay dumarku masayraan... Guji...
::ABAARAHA GOBOLKA GEDO::
Faalo: Abaaraha ka Aloosan Gobalka Gedo. Kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Jaaliyadaha dibadda ka qateen Gurmadka Abaaraha: Qore C/risaq Jeesteeye
::XADAARADDA ISLAAMKA::
London oo lagu soo badhigay carwo soconeysa Maarso 8 ilaa June, carwadaas oo ku saabsan xadaaradda Islaamka iyo horumarkii ay adduunka kusoo kordhisey Guji..
Akhri Qormadii Jariidada Guardian
 
YASER ARAFAT
Taariikh Nololeedkii Yassir Arafat
Hoggaamiyihii reer Falastiin oo  ku geeriyoodey France, loona duuliyay Qahira, laguna aasi doono
Guji...
NELSON MANDELA
Taarikhda Neson Mandela
Madaxweynihii Madowga ahaa ee ugu horeeyeye ee K/Arika si xor ah u soo doortaan
Guji...
 WAQTIGA:::
Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad Guji..
 

XAJKA CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday



KITAABKA XAJKA::: Akhri ama soo rogo kitaabka xajka iyo cumrada oo ka kooban 84 bog... | pdf (Waxaad u baahan tahay pdf reader..)
Xajka iyo Axkaamtiisa
Ma uso cotaa Xajka? marabtaa adoo diyaarsan oo bartay sida loo guto Xajka inaad tagto?, halkan ka dhagayso Muxaadaradan cusub ee kaa kaafin doonta Axkaamta Xajka iyo Cumrada insha alaah oo uu inoo soo diyaariyey Shiikh Cismaan Xaaji Maxamed
Dhegeyso
XAJJKA1aad | 2aad | 3aad | 4aad5aad6aad7aad  | Video Xajjka
:QORMADII MAX'ED XAAJI::
Maxaa ka jira in CIA-du Xamar ku Dishay Ganacsade iyaga u shaqeynayey? | Qore: Maxamed Xaaji... Guji
:::ABAARAHA SOOMAALIYA:::
Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta: Soomaalida Joogta Qurbaha, Soomaalida Gudaha Dalka joogta, & Dowlada Federaalka... Guji...
:BANNAANBAXII MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota iyo muujinta jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji
::CODSI GARGAAR DEGDEG AH::
Calasey “Ninkaygii oo Kawaanle ahaa baa sidaan ii galay oo aan ku waayey labadeydii Gacmood” Guji...
:::GABAYGA ABSHIR BACADLE::
Abwaan Abshir Nuur Faarax {Bacadle} ayaa Gabay iyo geeraar ka tiriyey Aflagadadii loo geystey Nebi Muxamad NNKH GUJI
:::TACSIDA GARAAD C/QANI:::
Maxamed "Abgaalow" oo Tacsi u diray eheladii Garaad Cabdi-qani Garaad Jaamac.. Guji
:::FAALLADII C/SHAKUUR::
Faallo Shirka Baydhabo Ninba Timo Xamar: Bishaaan 26-keeda waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay... Akhri
:::MAQAALKII CABDI-MAHDI:::
Aqoonta iyo aqoon-yahanka: waxaan is hordhigeynaa su`aasha oranaysa,  waa kuma aqoonyahan?.. Akhri
:::MACHADKA GAROOWE:::

Booqashadii Kuliyada Waxbarshada Macalimiinta Garoowe & Isbitaalka Garowe Guji
:::DUGSIYADII MUQDISHO:::
Warbixin Dugsigii Hoose/Dhexe ee 1da Maajo ee magaalada Muqdisho... Qore: Jiisow... Guji..
:::MAMNUUCIDA QAADKA:::
Britain oo Mamnuucaysa Qaadka: Akhri Qaadka iyo London
:MAQAALKII CUSMAAN AXMED:
Khudbadii Ciida ee Cade Muuse oo ay u Riyaaqeen Shacabka reer Puntland... WQ. Cusmaan Axmed.. Guji
::KASHAWIITO & TALAADADA::
RIYADU MA RUNBAA?: Xiliftan  Siyaasadeed - Waa sheeko mala-awaal ah - Qaybtii 9aad ee Maqaalkii Kashawiito.. Guji
::COLUMBUS, OHIO::
Kumanaan Soomaali ah oo Bannaanbax ku Dhigay Columbus, Ohio. USA: Bannaanbaxa oo Soomaalidu ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dilkii... Guji
::GUURKA QURBAHA::

GUURKA SOOMAALIDA EE SHISHEEYAHA 
Cabdinaasir Farah Cilmi Shidde waa 26 jir. Wuxuu dalka Norwey yimid isagoo 13 jir ah..
Guji...

::JAAMACADA BARIGA AFRIKA:

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii Guji
::TB-da & SOOMAALIYA:
Dr. Axmed Yuusuf Guuleed oo sheegay in Cudurka Qaaxadda uu si aad ah ugu fidayo Soomaaliya.. Guji
:::XABSIGA BOORAME::
Xabsiga Boorama  Iyo Maalmihii Xadhigayga| Gobolka Awdal - Qalinkii Wariye C/Raxman Mohamed Habane.. Guji
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.