SOMALITALK  

 

 Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida

Bishaaro Bishaaro: waa buug aad u qurxoonoo markii aad kor u qaaddo durba aad u qushuuci. Jaldigiisa quraa, sawir qeexan ku siin. Qofkii koobi ka qaata haddii uu qanci waayo, oon quraacdu ku seegin ama aan qado dhaafin, lacagtiisa ha qaato. Caddadkaannu qorshaynay, qayb yar baan ka samaynee, adigu qaate ahoow. Qaacadii lagu iibin, dadku wuu ku qamaamime, marka kii ku qadoow, samir qaado walaal.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir telefoonadan: 651-230-8866 iyo 612-226-8458

ama email: cabdulwaxid@hotmail.com 
 

Ads:SomaliTalk.com | May 20, 2004

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
Allah Is Great
 

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD