somalitalk.com

.Home | Somali | Forum | Search | Feedback | News
.
Baafin (Missing Persons)
Guji halkan si aad toos ugu soo daabacdid dadka warkooda la doonayo.
Mahamud Geegle
Waxaan halkan idinkala socodsiinayaa inaan usheego Faarax Deeq oo ahaa ninkii raadinayey MAHAMUD GEEBLE inuu ka heli karo Gobolka Minnesota gaar ahaan magaalada St. Paul oo kamida labada magaalo ee mataanaha ah. Magaca magaalada looga yaqaana waa JIGJIGAAWI, cinwaanka Mahamud Geeble waa: yonis_lee@hotmail.com

December 26, 2000


Maxamad c/raxman Maxamd
Waxaan baafinayaa, nin la yiraahdo Libaan Foodcade oo abihiis bisha Cas u shaqeyn jirey, dhigan jireyna kuliyadii dhaqaalha ee Xamar, waxaa baafinaya saxiibkiis Maxamad c/raxman Maxamd oo isagunu dhigan jirey kuliyada dhaqaalha. Waxaan hada ku sugnahay wadanka Australia marka walaal hadii aad aragtid fariintaan ama cid kale oo ninkaa taqaana oo leygu sheegey wadanka Mareykanka waxaan jeclaan lahaa in leyga la soo xiriiro e-meilkaan nugaal1@hotmail.com

June 5, 2000


C/rahmaan Maxamed Barre
Walaalayaal anigoo magacayga la yiraahdo C/rahmaan Maxamed Barre waxaan halkaan ka baafinayaa dhamaan dhalinyaradii reer wardhiigleey gaar ahaan kuwii deganaa Barxadda ama suuqaxoolihii hore. Waxaad igala soo xiriiri kartiin Barreabdul@hotmail.com

June 4, 2000


Casha Mahat Hussien
waxaan halkani ka baafinayaa dhammaan walaalahay oo magacoodu yahay fardowso salax mohammed, Libaan salax mohammed, abdikhadir salax mohammed, Falis salax mohammed, waxaana iigu wardambaysay mudo ugu yaraan afarsano ah, wadanka carabta ee qaas ahaan Yaman, sidaa awgeed hadii ay aqristaan qoraalkan ha igu soo hagaajiyaan warkooda omarhussien@hotmail.com

Please look for my brothers and sisters whom I didn't see for approximatelly four years, I am living in U.S.A columbus ohio.
Qore Casha Mahat Hussien
May 26, 2000


Ahmed Abdi Osman
Waxaan baafinayaa Saxiibkey Sayid Ali Suudi oo markii iigu danbeysey lagu sheegey U.S.A ee magaalada Chicago, haddii ay jirto qof war iyo wacaal u heysa fadlan ha, ilasoo xiriiro Qadar32@hotmail.com, waa SayidCali Suudi oo reer Karaan Ahaanjirey kuna magacdheer EElaay.

May 23, 2000


Fartuun Omer
Waxaan baafineynaa walaashey oo markii ugu danbeysay dooniyi la dhacday ka diba nala ku yiri way noo shahay iyada oo magaceeda la yidhaahdo Khadra Mohamed Jama.

Fadlan haddii aad war iyo wacaal u haysid Khadra Jama kusoo hagaaji Bogga Baafinta.

February 2, 2000


Maryan Polomba Stefano
Hi, My name is MARYAN POLOMBA STEFANO and I am looking for my half sister, MARISSA CARBONE. The last time I saw here was in JAWHAR, SOMALIA, after we left Mogadishu 1991.

When the civil war began, we did go together to JAWHAR . She, then went to Kenya and I never see her since then.

I heard that she is in Italy, but I am not sure. So if any one knows her or she sees this message, please e-mail me at AWESO@HOTMAIL.COM. Now I am living in New York, USA.

Please help me find my sister MARISSA CARBONE or her brother JOHN CARBONE .

THANKS SOMALITALK

Fadlan haddii aad ogtahay ama garaneysid MARISSA CARBONE, warkeeda u sootebi walaasheed oo aad u raadineysa.

February 2, 2000
New York, USA


Farah Deeq
Waxaan halkan ka baafinayaa Mohamud Geegle oo markii iigu danbaysay joogay dalka Holland, markalena waxaan ku maqlay Seatle Washington USA.

Fadlan haddii uu Mohamud Geegle akhristo boggan ama cid garaneysaa ay jirto, warkiisa noogu soo hagaajiya halkan si aan ugu sii tebino Farah Deeq.


Halkan waxaan idiinku soo gudbinayaa baafinta waxaan aqaanaa wiil layiraahdo Maxamed geele oo reer holland ahaan jiray hadana jooga mpls,mn hadii kaa yahay ila soo xiriira.
Waad mahadsantihiin

Qore: Abdi Hassan
Email: anaz2000@hotmail.com
March 18, 2000


Missing Persons Websites
mispers.com
Child Quest International
klaaskids.org
missingkids
missingpersons.org
Missing/Runaway Children

Waxaad warkaaga kusoo diri kartaa adigoo soo buuxinaya bogga jawaab-celinta
Allah Is Great
.
Luuq Ganaane, Somalia 1987

Bilicda Soomaaliya oo nabada.


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback