Bogga Su'aalahaWaxaan boggaan u asaasnay arrimahan soo socda
A). Su'aalaha iyo jawaabaha Diinta Islaamka.
Waxaa qaybtaan lagu soo qori karaa su'aalaha la xiriira Islaamka. Isla mar ahaantaana qofkii jawaabta haya uu kusoo gudbiyo halkaas.
B). Su'aalaha la xiriira sayniska iyo cilmiga farsamada in laguu soo bandhigo.
Qaybtan waxaan u qorshaynay in lagu kala faa'iideysto, gaar ahaan cilmiga Islaamka iyo cilmiyada kaleba.
Hoos waxaa ku qoran sidaad u tegi lahayd bogga su'aalaha.
Booqo Bogga Su'aalaha