:::::::CIMRADA SANNADKAN::::::

SALAAMA
For Hajj and Umrah

 
www.SomaliTalk.com/cimrada
 Ma u socotaa Cumrada Sannadkan::: August, September iyo October (Rammadaanka)...
Ma Deggantahay Maraykanka, Cumrada sannadkan 2005 ma u socotaa, akhri qormada hoose....
  • Maxmaed Axmed Faarax (Foud)
    P.B. Box 8341 Falls Church Virginia 22041
    Tel. (703)4026884
    Email: foudfarah@yahoo.com

Asalaamu Calaykum WWB,

makkah

Waxaan ka tirsanahay walaalaha Xajjka u qaada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee leh Salaama For Hajj and Umrah. Waxaan u ahay Group Leader. Waxaana dadka u socda Cumrada Sannadkan halkan ugu soo bandhigeynaa sida aan uga caawineyno safarkooda...

Visa Cumradda:

Waxaa looga baahan yahay qof:

-Basaboor valid ah ugu yaraan 6 bilood

-Haweenay hadday tahay, maxram ka wayn 18 sannadood waa innuu la socodo iyo caddayn ehelnimada

-Hal Sawir (passport photo)

-Talaal Meningitis oo leh stamp-ka dhakhtarka ama Isbitaalka.

-Marka fiisada la soo qaado qofku wuxuu haystaa hal bil inuu ku galo Sacuudiga.

-Hal bilna wuxuu qofku joogi karaa Sacuudiga: Makka, Maddiina iyo Jeddah.

-Wixii kharash ah ee kale degitaanka iyo cuntada qofku isaga ayaa isu qaba.

-Tigidhka qofku isaga ayaa goosanaya haddii uu rabana meelo qiimo jaban ayaanu uga soo jaraynaa.

-Waqiga aan ku soo saaro: 7-10 cesho

-Lacagta soo saarista fiisada $200

Hawsha cimradu waa bisha August, September iyo October (Rammadaanka).

Qofka Rammadaanka tegayaa waa innuu fiisadiisa qaado bisha September.

Maxmaed Axmed Faarax (Foud)
P.B. Box 8341 Falls Church Virginia 22041
Tel. (703)4026884
Email: foudfarah@yahoo.com

YEY KU DHAAFIN CIMRADA SANNADKAN:::::

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...

SomaliTalk.com/IIDHEH: Aug 23, 2005

Allah Is Great
pic21a.jpg (21300 bytes)

Ma u socotaa Cimrda Sannadkan, la soo xiriir:
Maxmaed Axmed Faarax (Foud)
P.B. Box 8341 Falls Church, Virginia 22041
Tel. (703)4026884
Email:
foudfarah@yahoo.com


Daawo Video Xajjka

Copyright © somalitalk.com. Xuquuqda Boggaan waa xafidantahay.