:::::::CIMRADA SANNADKAN::::::

SALAAMA
For Hajj and Umrah

 
www.SomaliTalk.com/XAJJ
HAJJUN MABRUUR, WA SACYUN MASHKUUR WA CAMALUN MAQBUUL 

WARAYSI: NAASIR XUSEEN WARSAME OO KA WARAMAYA XAJKA SANNADKAN (Sagal Radio)

MA RABTAA XAJJ SAX AH OO SUNNAHA WAAFAQSAN

  • SALAAMA FOR HAJJ AND UMRAH
    14604 INTERNATIONAL BLVD
    SEATTLE, WA 98168
    PH: 206-762-3146 & 206-478-3271 


makkahLagudo xajkaaga dad aqoon iyo khibrad u leh, kana faa’iidayso fursaddan qaaliga ah. Kharashkuna waa mid aad kuu raali gelindoona meel kalena aadan ka heli karin intaanu ka ognahay. Intaas waxaa kuu dheer wacdi joogta oo ay soo gudbinayaan culimadii Soomaaliyeed.

Sannadkan qiimeha xajku waa sidan hoose:

NEW YORK CITY, BOSTON, PORTLAND ME:     $ 2,550.00
WASHINGTON, DC and  VIRGINIA:                   $ 2,550.00

CHICAGO:                                                             $ 2,550.00
MINNEAPOLIS , KANSAS CITY, DENVER:         $ 2,650.00

ATLANTA, NASHVILLE, COLUMBUS:                $ 2,650.00
SAN DIEGO, SEATTLE & LOS ANGELES:           $ 2,750.00


Haddii aad ku nooshahay magaalo kale fadlan soo wac numbarada hoos ku qoran.

Waqtiga la baxayaa hadii Ilaahay idmo waa 30, 31 December 2005, soo noqodkuna waa 21-23 January, 2006. Qofkii rabaa innuu meel kale usii gudbo Xajka dabadiisa sida Somalia, Ethiopia, Yaman, Kenya, Imaraadka Carabta, Jibuuti waxaa uu la baxayaa tigidhkaas dheeraadka ah.

Qiimahaasi waxaa ku jira:
 

1. Tigidhka dayuurada ee magaaladaada ilaa Jeddah iyo soo noqod
2. Safarka Makka ilaa Madiina iyo soo noqod.
3. Soo saarista Fiisaha Xajka
4. Jiifka iyo guryaha Makka iyo Madiina
5. Hagista xujaajta oo hoggaaminayaan dad khibrad u leh.
6. Baraarujin iyo Muxaadarooyin ay soo jeediyaan culimadii Soomaaliyeed.

Waxyaabaha aan ku jirin waxaa ka mid ah

1.      (Labada jeeg) Cashiers Check ee Wasaarada Xajjka ee Sacuudiga oo ah US $274.50

1.        Lacagta Gawraca (Hadyiga) oo ah ilaa US $ 100.00 (boqol doolar)

2.        Cuntada.

Qofkii raba in qof looga xajiyo ama sadaqaysanaya Xajj, qiimuhu waa US $ 1000.00 (kun doolar)

 SI  LAGUUGU QABTO KURSI WAA INAAD KEENTID US $ 1000.00 (kun Doolar) 15 October, 2005.


SHURUUDAHA LA ISKA RABO:

1. Passport ay u hadhsan tahay intii uu ku dhici lahaa ugu yaraan lix bilood.
2. Photokoobiga Green Card-ka (dadka haysta baasaboor waddan kale)
3. Saddex Sawir oo nooca baasaboorka ah (white background)
4. Arjiga (application) Fiisaha dhamaystiran oo saxeexan.
5.
Laba check oo ah nooca Certify Checks ama Cashiers Check oo kala ah $ 158.50 iyo $ 116.00 kuna qoran magaca THE UNIFIED AGENTS OFFICE. Qofka lacagta bixiyey magaciisa oo sida basaboorka ku qoran ah waa innuu ka muuqdo jeega.
6. Shahaadada Talaalka ee Meningitiska oo leh tiimbaraha dhakhtarka ama clinic.
7. Dumarku inay wataan Maxram iyo waraaqihii caddaynayey maxramnimada oo masaajid laga soo tiimbareeyey lehna notary stamp.

Wixii tafaasiil ah fadlan lasoo xidhiidh wakiilada hoos ku qoran.


Seattle, Wa (Head Office)      Adam O. Ashoor                      206-762-3146    abyan6@hotmail.com 
Atlanta, Ga                            Nasir H. Warsama                    404-454-5064  nasirxw@hotmail.com 
Minneapolis, Mn                   Abdiweli M. Yusuf                    612-341-9454    abdiweli@yahoo.com  
Columbus, Oh                      Mohamud Hashi Gani (Odowaa)  614-598-1368    diiriye27@hotmail.com 
Virginia & Washington, DC :    Mohamed  A. Farah  (Foud)     703-402-6884   foudfarah@yahoo.com 

 

Yaanu Ku dhaafin Xajka Sannadkan.

=================================

 

ENGLISH FLIER, ENGLISH FLIER, ENGLISH FLIER

 

SALAAMA FOR HAJJ AND UMRAH

14604 INTERNATIONAL BLVD

SEATTLE, WA 98168

PH: 206-762-3146 & 206-478-3271

 HAJJ MABROUR 1426 

PERFORM YOUR HAJJ  WITH HIGHLY EXPERIENCED GROUP OF HAJJ GUIDES (MUATTAFEEN)  AND SCHOLARS (ULUMAA).

 

THIS YEAR’S RATES ARE THE FOLLOWING:

 

NEW YORK CITY, BOSTON, PORTLAND,MAINE:          $ 2,550.00
WASHINGTON, DC AND VIRGINIA                                  $ 2,550.00

CHICAGO, IL                                                                       $ 2,550.00
 MINNEAPOLIS, KANSAS CITY, MO & DENVER,            $ 2,650.00
 NASHVILLE, COLUMBUS, ATLANTA                               $ 2,650.00
SAN DIEGO, SEATTLE & LOS ANGELES                           $ 2750.00
 

The others cities please call to your closest agent. 

This amount include

1.        Round trip air ticket from your city to Jeddah

2.        Hajj Visa.

3.        Accommodations in  Mecca and Madina

4.        Guidance and orientations by knowledgeable scholars. 

The following are excluded 

1.        The two checks require by the Saudi Arabian Government from every pilgrim ($275.00)

2.        Sacrifice money Approx. $100.00

3.        Food.

Departure dates will be  Insha Allah 30th  and  31st  December 2005  and  returns dates are 21st  23rd  January, 2006.

In order to reserve your seat you must make a  deposit of $1, 000.00 before October 15, 2005.

HAJJ REQUIREMENTS ARE THE FOLLOWING: 

1.        Passport with at least 6 months validity.

2.        Four Passport size pictures

3.        Meningitis Vaccination Certificate. (Certificate must official and has a stamp from hospital or clinic)

4.        Two certified or cashiers checks with  US $ 158.50 and $ 116.00 and payable to THE UNIFIED AGENTS OFFICE, The memo line of the check must show the name of the Hajji.

5.        Mahram (Male relative) for all ladies. No exception on this. Mahram must 14 years or older. There must a proof of relationship between the Mahram and the Female pilgrim.

6.        Photocopy of the Green Card (Alien Registration Card) for all non- US Passport holders. 

If you want  pay  hajj on behalf of someone else, (deceased) etc  the required amount is $1,000.00. 

For more information please contact on of the following: 

Seattle, Wa (Head Office)      Adam O. Ashoor                      206-762-3146    abyan6@hotmail.com 
Atlanta, Ga                            Nasir H. Warsama                    404-454-5064  nasirxw@hotmail.com 
Minneapolis, Mn                   Abdiweli M. Yusuf                    612-341-9454    abdiweli@yahoo.com  
Columbus, Oh                      Mohamud Hashi Gani (Odowaa)  614-598-1368    diiriye27@hotmail.com 
Virginia & Washington, DC :    Mohamed  A. Farah  (Foud)     703-402-6884   foudfarah@yahoo.com 

Xajka sannadkan Yuu ku dhaafin....

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...

SomaliTalk.com/IIDHEH: Aug 23, 2005

Allah Is Great
pic21a.jpg (21300 bytes)

SALAAMA FOR HAJJ AND UMRAH

14604 INTERNATIONAL BLVD

SEATTLE, WA 98168

PH: 206-762-3146 & 206-478-3271   

 foudfarah@yahoo.com


Daawo Video Xajjka

Copyright © somalitalk.com. Xuquuqda Boggaan waa xafidantahay.