H O R Y A A L

www.Somalitalk.com/horyaal
HORYAAL - MUQDISHO
 

Horyaal Technology

& Internet Cafe'

wadada H/wadaag , Muqdisho, Soomaaliya

horyaal1@hotmail.com  TEL. 34391 ama 650259-650978

 

Shirkadda horyaal technology waxa ay idiin haysaa adeegyada kala ah: dirisashada e-mail-ka, daalacashada website-yada, iibinta qalabka dayactirka computerada,

Barashada guud ahaan internet-ka iyo barashada computer-ka.

Shirkadu waxaa ay kusoo dhaweynaysaa dadweynaha iyo macaamiisha gacmo furan waxaana u diyaar ah shaqaale iyo macalimiin ku taqasusay qibrad dheeraad ahna u leh howlaha ay qabanayaan.

Xarunta shirkadda Horyaal technology waxaa ay kutaal wadada H/wadaag waxaa ayna isgoyska kaxigtaa dhanka waqooyi.

Waxaana lagala soo xiriirikaraa 

horyaal1@hotmail.com  TEL. 34391 ama 650259-650978

 

HA MOOGAAN HORYAAL TECH.

 SOMALITALK.COm| IIDHEH | Oct 12, 2002SOMA

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great

I I D H E H

HADDII AAD DEGGANTAAHY MUQDISHO, IYO NAWAAXIGEEDA, HA MOOGAAN XARUNTA HORYAAL EE FARSAMADA CASRIGA AH.

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.