|

Hotel PANORAMA, waa Hoteel
cusub oo dhawaan laga furey Caasimada dalka Jabuuti ka soo
horjeedka jidka RUE DE MAKONAN, waxaa uu leeyahay Jiif Raaxo
leh, Fadhi aad u quxoon oo lagu nasato, taleefoon iyo T.v aad
kala soconkarto waxa ka dhaca daafaha caalamka adigoo jiifa ama
fadhiya qolkaaga.

Hotel PANAROMA waxaa kale oo uu
leeyahay qaybo Cunto, cabitaan qabow iyo Kuleyl leh iyo adeegyo
kale sida Wireless Internet adeegiisu sareeyo, islamarkaana ay
bixiso shirkada is-gaarsiinta Telecom Djabuuti.

Hotel Panorama waa mid loo bogey
oo qiimiisu ku didinn-maayo ee hore ugaadh.

Hotel PANORAMA waxaa kugu soo
dhaweyndoona shaqaale loo carbiyey soo dhaweynta iyo baahid guud
ee Hotelka wixii intaa dheer kala xiriir Talefoon.
00253-354311.


|