SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BURAANBUR

BURAANBUR

DAAWO: Video Laga Duubay Kulanka Minneapolis - ee Midowga Qurba Joogga Soomaaliyeed - Nov 24, 2007

Buraanbur: Codka Dumarka Soomaaliyeed

The Voice of Somali Women!

BURAANBUR::::

Ilaahoow daainoow
Dulqaadkaagu waa mid sare
Oo ilaahoow daain
Ducadeeyda iga ajiib
Waxaan doonana
Raboow iiga yeel diyaar

Dareenka jirkeeyga
Adaan daahna kaaga jirin
Dawlad Tigree Dalabtay
baa noogu timid dalkii
culumo diinkii iyo caruurtiina
weey dileen
duqoowdii ma deeyn
dumarkiina waa dubteen
dad iyo duunyaba
halkaas beey ku daba tireen

Dad diinta ila sheegta
oo diirku iigyu yaal
ilaahoow daa'inoow
weey ku diirsadaan
ilaahoow daai'in
dowgooda maanan garan
sidii doofaaradii beeyba
diir naxeeyn
raboow darajaadka naartaada tii u daran
intaan diinta daneeyn
daarahooda ka yeel!

Bal Aamiin dhaha
inoow Eebe naga aqbalo!

O! Omni-present GOD! ,
Your patience is the most high
O! Omni-present GOD!
Answer my prayers
And the things I want
Oh My Lord, make them ready for me.

The feelings inside me
No mask can veil it from you
A government ordered by Tigree (Ethiopia)
Came to us in the country (In Somalia)
Religious scholars and the children
They have killed (them all)
And elders they didn't spare
And the women, they burned them (alive)
People and animals,
They have wiped them out all!

People who claim to be in the same faith
That we share of the same skin
O! Omni-present GOD!
They enjoy of this (suffering)
I don't understand their justification
Like pigs, they have no compassion

Oh Lord,
of the lowest ranks of hell-fire
those that are not concerned
Let their abode be there ( in hell-fire)

Say Amen
So God may answer (our prayers)

Waxaa isku soo dubaridey:
C/Qaadir Maxamed
(Courtesy of Siyad Saeed Salah, MTN Camerman)

Soomaaliya sidii Lagu Xoreyn Lahaa
Somalia

Warbixin dhamaystiran ee kulankii looga hadlay daahfurka dhibaatada Soomaaliya ee ka dhacay Minneapolis Akhri..

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com