Masjid Khalid Bin Al-Walid
Toronto, Canada

BISHAARO -- BISHAARO
SHIRWEYNE ISLAAMI AH

SHIRWEYNE ISLAAMI AH OO LAGU QABAN DOONO TORONTO

Liibaanta Dhabta Ah Iyo Dhalanteedka Adduunka

JULY 30 - AUGUST 1, 2004

CULIMADA KU MARTIQAADAN WAA:
SH. MAXAMED UMAL
SH. MUSTAFA XAJI HAARUUN
SH. AXMED DAHIR AWEYS
SH. MAXAMED IDRIIS
SH. CABDIRAXMAN SHEEKH CUMAR

Waxaa kaloo ku marti qaadan shirka Odayaal iyo Aqoonyahanno ka tirsan jaaliyadda Soomaliyeed. 
Barnaamijyo Dhexyaal ah oo ka kooban: Gabayo iyo Murti

 

Goobta: International Muslim Organization of Toronto (IMO),
65 Rexdale BLVD, Toronto.
Nagala Soo Xiriira: 416-745-2888, Fax: 416-745-9360,
kulanka2004@khalidmosque.com

 

(c) SomaliTalk.com | July 15, 2004