Ganacsatadaa waxaa ka mid ahaa goob joogna ka ahaa dhinaca Soomaalida ganacsatada kala ah:Isku duwaha iyo qabanqaabiyaha Shirka Yusuf Shiiq Cabdi Xaraare iyo
- 1-Eng Cali, Maxamed, Cicasiis
- 2- Sh Xussen Rooboow
- 3-Cali Maxamed Xasan
- 4-Farax Maxamed Maxamuud
- 5-Musamil Sh Xasan
- 6-Madiina Camir Maxamed
- 7-Dr Idiris Sulaymaan
- 8-Cali Cusman Nato
- 9-Dr Xuseen Cali Axmed
- 10-Dr Xasan Jabriil Maxamed
- 11- Roon Cusmaan
- 12-Nimco Xaji Bile
Dhinaca wadanka Talyaaniga waxaa goob joog ka ahaa ganacsatada kala ah
- 1- Vincenzo, Viggiani,
- 2-Avv, vincenzo, Falcucci
- 3- Dott Marco, Ramazzotti,
- yo4- Ing Mario Pellegrino,
- 5- Eng Everardo, Altieri iyo
- 7-Giorgio Pietrangeli iyo
- 8- Giampaolo Tata,iyo
- 9- Vito Stampanoni Bassi
- 10- Ing Lars Podule
- 11- Dott, Stefano`Comoto
- 12-Sig Lorenzo Banedini
- 13-Giovanni Fabi
- 14 -Dot Gaorgio Lattanzio
- 15- Eng Bochetto
Guud ahaan ganacsatada labada wadan ee Soomaliya oo shirkoodu maanta ahaa hor dhac waxaa looga hadlay kulankii maanta qaabka wax looga qaban karo Dib udhiska Soomaliya iyo Sidii ay ganacsatadu iskaga kaashan lahaayeen wada shaqayn iyadoo laga Dooday Qodobadan kala ah: Caafimaadka, Waxbarashada, Garoomada Diyaaradaha, Dekedaha, Biyaha, Korontada iyo qaabka Soomaaliya looga hir galin lahaa dhismaayin iyo mashaariic iyo qaabkii maleeshiyada hubka looga dhigi lahaa.
Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca)
axmeddheere65@hotmail.com
Somalitalk | Nairobi, Kenya