MA AWOODAA IN AAD WIILKAN YAR U
GARGAARTID.

Hooyo Xaawo Xaashi Kediye oo ah
hooyada dhashay C/raxmaan Daahir
Abshir waxey ka codsaneysaa
dhammaan walaalaha muslimiinta
Soomaaliyeed ee ku nool dalka
dibadiisa & cid ALLA & cidii
awooda in ay wixii karaankooda
ah ay kala qabtaan sidii wax
looga qaban lahaa xanuunka
asiibay wiilkeeda C/raxmaan.
Xaawo Xaashi waxey sheegtay in
wiilkeedu sidaa noqday 3-dii
Oktobar 1993-dii markii gurigii
uu wiilkeeda ku dhashay oo ku
yiil degmada H/wadaag ay soo
weerareen ciidamadii Mareykanka
oo baadi goob ugu jiray
xiligaasi Marxuum Jen. Ceydiid
waxaana qolkii uu wiilku ku
jiray soo dul istaagay mid ka
mid ah dayuuradihii howl-galadaasi
fulinayay waxeyna dayuuradaasi
AARYO xooga ah ku furtay qolkii
uu ku jiray wiilkaasi oo marka
dhallanaa mudo 2 cisho ah,
waxeyna markaa kadib ku riday
meelo guriga ku dhow sawaariiq
xoog leh, iyada oo haatan uu
wiilkaasi yar fadhiisan karin
ama aanu madax ceshan karin sida
ka muuqata sawirkiisa.
Mudo gaaban kadib markii la
geeyay goobo caafimaad oo kala
duwan ayaa la sheegay in wiilku
uu gacmaha & lugahaba uu ka
noqday Perils, waxaana dedaal
badan oo ay waalidku sameeyaan
ay dhaqaatiirtu u sheegeen in
wiilkooda yar aanan waxba
loogaga qaban karin Soomaaliya
ama Afirka intaba, lana geeyo
isbitaalada Asia, Yurub,
Australia & Mareykanka,
awodeenuna ma dhama in aan
bixino qarashaadka ku baxaya
isbitaaladaasi, hadaba waxaan
mar kale ka codsanayaa
walaalaheena muslimiinta ah in
ay inagala qeybqaataan
dhibaatada ku haybsatay
wiilkeena yar, cid kasta oo talo
ama deeq inagu taakuleyneysana
aysan nala sahashan oo ay deg
deg inoola soo gaaraan.
Aabaha wiilka Daahir Abshir
Xeyle (Caanbooro) waxaa lagala
soo xiriiri karaa 00
252-1-652925 maalintii.
Habeenkiina waxaa laga soo wici
karaa guri deriska ah 00
252-1-651707 ama e-mail
caano32@hotmail.com
caanoboore8@hotmail.com
WOULD YOU PLEASE HELP THIS
DISABLED CHILD?

-
To: International Community.
-
: All humanitarian
organizations
-
: Governmental and non
governmental organization
-
: Medical Organizations
-
: All donors
-
: Public and private
hospitals
-
: Childcare organization
Subject: A/rahman Dahir Abshir (
our disabled child)
Dear Sirs,
We, the undersigned, parents of
the subject are kindly
requesting you to participate
and assist the medication and
hospitalization of our tribally
sick child.
On
3 Oct 1993, our house situates
in H/wadag district area
(Mogadishu) was invaded by
military Helicopter during
Aideed hunt era. On the top of
our house in the air stands a
Helicopter launching a missile
to a near by suspected target, a
very powerful air blows of the
top metal sheets of the roof.
Our child was 2 days old then.
The child was affected since
then. He cannot sit and keep his
head straight as the photo
shows.
After admitting to different
health institutions with a long
tireless effort, the doctors
confirmed the child had nerve
problem, and advised as to admit
to abroad medication, not in
Africa but a more advanced
technologically countries.
Either to Asia, Europe,
Australia or USA.
So
we cannot afford financially to
pay the amount needed. We once
again request to support and
contribute financially and
morally for the well fare of
this child.
Please send your kind prompt
respond to the below address
Father:- Dahir Abshir Haile (Ano-Boro)
Tel: No: 00252-1-652925 (at day
time)
At
night time you can contact Tel:
No: 00252-1-651707
Email:
caano32@hotmail.com /
caanoboore8@hotmail.com
Mother: Hawo Hashi Kadie
__________________
Father: Dahir Abshir Haile
___________________
PER FAVORE AIUTI QUESTA
BAMBINO?
-
Communita internazionale
-
- Organizioni Humani
-
- Organizioni Governementale
e private
-
- Tutti organizioni medici
-
- Tutti Donatori
-
- Ospidali publici a private
-
- Tutti organizioni cura i
bambini
Sogetto: A/Rahman Dahir Abshir (nostrofiglio
malatto)
Cari amici,
Noi, sottoscriti, i parenti
della sogetto rechiesto di
participare e aiuti per
mentenare medicamente e
ospidalizare la nostro teribele
malatto bambino.
Oct. 3, 1993 nostro casa del
distereto H/wadag in Mogadiscio
e venuto un Ericotro militaro
Americano che era in rescerca
Gen. Aideed, inprovisamente la
Ericotaro pomberdato un sospetto
opiativo vecino alla nastro
casa.
Disfortunatomente mio figlio che
eta di 2 gorni di vita e remasta
garave come si vedi la
photographia ellagate qui il
figlio non pou sadere e non pou
stare fisso la testa e sempare
in movimento.
Apiamo portato tanti ospidali e
i medici hano dicheriato che il
bambino ha problemi nervi.
Dopa tanti visiti con
inforsemento sensa stangesa, il
medici mi hano consigliato devo
essaro portato alla estaro per
tarovare medicini, qui non si
pou curare specialmente Asia,
Europe, Australia e America. Noi
non possiamo pagare questa somma.
Perla socondo volto chiedo a
tutti per Aiutarti cura di
nostro figlio econocimente e
moralmente.
Per favore aspetiamo la tuo
resposta, contati la sottoscrito
indiriso.
Padare:- Dahir Abshir Haile (Ano-Boro)
Tel: No: 00252-1-652925 (di
gorni)
A
di noti contatti Tel: No:
00252-1-651707
Email:
caano32@hotmail.com /
caanoboore8@hotmail.com
Madare: Hawo Hashi Kadie
__________________
Padare: Dahir Abshir Haile
__________________