Minneapolis: Xafal Lacag Loogu Ururinayo
Dadka ku wax yeeloobey Abaaraha Soomaaliya
MSSU,
Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota, waxeey Qabaneysaa
xafal lacag ururin (fundraising event) loogu talagalay in dhaqaale loogu
uruuriyo dadka ku waxyeeloobay abaaraha soomaaliya. Waxaa xafladan la
Qaban doonaa 24-ta March, 2006


###
Maxamuud Nuur Wardheere
mnwardere@yahoo.com
Faafin:
SomaliTalk.com | March 19, 2006
|