Reer Minnesota oo Tacsi u
diray Eheledii Marxuum Maxamuud Xaaji Xaashi Diiriye

Marxuum Maxamuud Xaaji Xaashi |
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee
Reer Minnesota ayaa tacsi u diraya eheoladii, qaraabadii iyo
caa'iladii uu ka geeriyodey marxuum Maxamuud Xaaji Xaashi
Diiriye oo toddobaadkii hore ku Geeriyoodey Boston ee dalka
Maraykanka.
Jaaliyadda reer Minnesota waxay marxuumka Allah ug
abaryayaan in uu jannadii ka waraabiyo. Ca'iladiisiina uu
samar iyo iiman Allah haka siiyo.
Maxamud Xasan Maxamuud oo ku hadlayey magaca jaaliyadda
Soomaaliyeed ee Reer Minnesota ayaa tacsidaas soo tebiyey
tacsidan.
Tacsi Naxdin Leh
Haddaanu nahay Beesha
Siciid Harti ee degan gobalka Minnesota waxa aanu tacsi wada
jir ah u direynaa qoysaskii ay ka geeriyoodeen Maxamud Xaji
Xashi iyo Professor, Ismaaciil Ducaale Qambi.
Waxa aanu Alle uga
baryeynaa in uu janada ka waraabiyo eheladii ay ka tageena
samir iyo iimaana ka siiyo, AMIIN, AAMIIN, AAMIIN.
Abdimalik Askar
651-428-6963
Abdimalik.Akar@hennepintech.edu


|