The New
SYL
Ururka (cusub
ee) dhalinyarada soomaaliyeed oo ah xisbi siyaasadeed
February 12,
2007
Ku socoto:
(The International Somalia Contact Group): the European
Union (Presidency and European Commission), Italy, Kenya,
Norway, Sweden, Tanzania, United Kingdom, United States,
African Union, Intergovernmental Authority on Development (IGAD),
League of Arab States, and the United Nations
dhamaan
xubnaha: Kooxda Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed(The
International Somali Contact Group)
Anaga oo ah
Ururka Cusub ee Dhalinyarada Soomaaliyeed (The
New SYL) ahna xisbi Siyaasadeed, oo ah xisbi aan
dhibaato gaysan, ayaan waxaan tageersanahay ujeedoyinka
Kooxda Xriirka Armiaha Soomaaliyeed
(The International Somali Contact Group)
Ujeedoyinkaas oo ah tageerida dalka soomaaliya oo la
tagerayo Nidaamka Ku meel gaarka ah (TFI) oo
Soomaaliya aad gaarsisaan , Kooxda Xriirka
Armiaha Soomaaliyeed (The International Somali Contact
Group) oo markaas ku tageeri doonta dalka soomaaliya hab
dhaqaale, horumar, dadnimo, daryeel, iyo sida aya dalka
soomaaliya ku gaarilahayd iskufilnaansho, waxaan kale oo aan
aad idinkuugu tageersanahay in dalka soomaaliyeed aysan
noqon hooy argagixiso.
Waxaa
ujeedoyinka Kooxda Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed
(The International Somali Contact Group) caqabad ku ah
in nidaam u dalka yimaado ama nidaamka ku meel gaarka ah la
helo madaxda dawlada ku meel gaarka ah iyo barnamijka ay
muqdisho ka wadaan, oo qatar galinayso xornimada
dimuqraadiyada iyo jiritaanka soomaaliya, kuwaaso dhaqan
caburis ah ku haayo magaalada muqdisho, habdhaqanka dawlada
ayaa curisay nacayb hor-leh oo dhiiri-galinayso inay dadka
soomaaliyeed aad u nacaan ujeedoyinka Kooxda Xiriirka
Armiaha Soomaaliyeed (The International Somali Contact
Group) nacaybka dadka ayaa abuuri karo amaba abuuray in
la mataneeyo ujeedoyinka Kooxda Xiriirka Armiaha
Soomaaliyeed (The International Somali Contact Group)
iyo barnaamijka foosha xun ey wadaan madaxda dawlada ku
meel gaarka ah, hab dhaqanka madaxda dawlada ku meel gaarka
ah ayaa waxay tahay mid waxyeeleysa wadaniyiinta
soomaaliyeed una adeegta oona dhiirigeliso argagixisada
soomaaliyeed, fursadaan argagexisada abuurtayna waxaa dheeri
gelinaayo madaxda dawlada ku meel gaarka ah iyo barnaamijka
foosha xun ay ka wadaan soomaaliya iyo magala madaxda
muqdisho, dibna u dhigaayo ujeedoyinka Kooxda Xiriirka
Armiaha Soomaaliyeed (The International Somali Contact
Group) waxaa kale oo ay dib u dhigeen madaxda dawlada
kumeel gaarka ah, Nidaamka Ku meel gaarka ah (TFI).
Waxaa lagama
maarmaan ah in ay dawlada Itoobiya cadayso waqtiga ay dalka
ka baxayso islamarkaana ay si dagdag ah uga baxdo dalka
soomaaliyeed, waxaa kale oo laga raba dawlada itoobiya in ay
cadeeyso in aysan aheny ul ama awood ay adeegsato dawlada ku
meelgaarka ah oo ay u adeegsato barnamijka foosha xun ay
kawado dalka iyo magaalada Muqdishu
Anaga oo ah
ururka dhalinyarada soomaaliyeed (The New SYL)
waxaan ka codsaneyna dawladaha isugu jira Kooxda
Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed (The International Somali
Contact Group):
-
Inay
diidaan Kooxda Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed
(The International Somali Contact Group) isbadalada
ay fuliyeen dawlada ku meel gaarka ah waqtigii bandawga
ahaa oo idil, isbadalaas oo ka mid ah xilkii ay ka
xayuubiyeen gudomia barlamaan Shariff Hassan, oo
gudomiyaha barlamaanka oo xilkisa wato laga casuumo shir
walba oo ay qalqalinayaan Kooxda Xriirka Armiaha
Soomaaliyeed (The International Somali Contact
Group)
-
In
Kooxda Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed (The
International Somali Contact Group) ay ku adkeeyaan
madaxda dawlada ku meel gaarka ah in ay dalka bandowga
ka qaadaan barlamaankana si xor uu shaqadiisi ugu noqdo,
anaga oo uu arkayno bandawgo, awood maquunis oo dadka
soomaaliyeed xaqooda lagu dudsinaayo, taaso oo aan
islamarkaasna u aragno barnaamij foolxun ay madaxda
dawlada ku meel gaarka ay ka wadaan magala madaxda
soomaaliyeed ee sharafta leh.
-
Waxaan
kale oo aan codsi buuxdo uga codsanaynaa in Kooxda
Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed (The International
Somali Contact Group) ay soo rogaan nidaam ay ku
kormeerayaan lacagaha dalka soo gala anaga oo aad ugu
walwalsan musuqmaasuqa madaxda dawlada ku meel gaarka
ah, waxaan kale oo aan ka codsanynaa in inta aan dawlada
wax lacag ah la siin in la soo hordhigo barlamaanka iyo
shacabka soomaaliyeed si ay ula xisaabtamaan madaxda
dawlada ku meel gaarka ah.
-
Waxaan
kale oo aan si buuxda u dhiiri galinaynaa in
Kooxda Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed (The
International Somali Contact Group) ay cadeyso kana
codsato madaxda dawlada ku meel gaarka ah hab dhaqameed
lacag oo muuqda si ay u cadeeyaan lacag walba iyo meesha
ay ku baxday, waxaan ka codsanaynaa Kooxda
Xiriirka Armiaha Soomaaliyeed (The International
Somali Contact Group) in ay gudi gaar ah u saaran ka
hortaga musuqmaasuqa dalka soomaaliyeed
-
Waxaan
kale oo aan rabnaa in la xoojiyo doorashooyinka
mustaqbalka dhaw ee dalka soomaaliyeed waxaan ka
codsaneynaa in arintaas aan lagu daynin madaxda dawlada
ku meel gaarka ah oo ay hada Unka in ay u soo dira
qeybta siyaasada waaxda doorashooyiinka in ay hada ka
bilaaban habkii ay dadka soomaaliyeed si xor ah ay ugu
dooranlahayn madax u qalmo dalkeena sharafta leh.
Waxaan hada
hadii aan nahay (The New SYL) fursadaan ku
mahdinaynaa dhamaan dawaladaha dawladaha isugu yimid arinta
soomaaliyeed waxayna ku mahadsanyihin dadnimada iyo
daryeelkaay ay u mujiyeen dadka soomaaliyeed
Mahadsanidiin,
Mr. Awale Ali
Kullane
Gudoomiyaha New SYL
AWale@yahoo.com
Phone: 00447092877136 • Fax: 00447092877136
The
New SYL
New
Somali Youth League
Somali Political Party
February 9, 2007
To:
The International Somalia Contact Group: the
European Union (Presidency and European Commission),
Italy, Kenya, Norway, Sweden, Tanzania, United
Kingdom, United States, African Union,
Intergovernmental Authority on Development (IGAD),
League of Arab States, and the United Nations
Dear
Members: The International Somali Contact Group
We the
New Somali Youth League (The New SYL) are a
Somali political party a non-violent organization,
we support the policy and objectives of The
International Somali Contact Group towards
Somalia by supporting the Transitional Federal
Institutions TFI, bringing assistance to the
people of Somalia, social, economic development,
humanitarian assistance, and we hope to amplify our
support to preventing Somalia becoming a safe haven
for terrorism.
However the actions of the leaders of the TFG, have
hindered the TFI and damaged the hopes of political
democratic future of the country, on this basis we
are concerned that the failures of the leaders of
the TFG and their authoritarian policy may
facilitate an instrument of hate from the people and
this may possibly associate the leaders of the TFG’s
appalling policy in Mogadishu with the policy
objectives of The International Somali Contact
Group and thus the existence of TFI’s. The
policy of the TFG leaders discourages nationalist
and encourages terrorist who will use the
opportunity to twin the policy of the international
community with that of the TFG leaders.
It’s
imperative for the Ethiopian force in Mogadishu to
state clearly that they are not a stick for the
leaders of the TFG’s appalling policy in Mogadishu;
we also urge the Ethiopian government to announce a
deadline for their withdrawal from Mogadishu and
Somalia.
We
(The New SYL) request The International
Somali Contact Group:
-
To
reject the changes made by the leaders of the
TFG during the martial law period, and invite
the Parliament Speaker Shariff Hassan to the
reconciliation process as the speaker of
Parliament
-
To
urge the leaders of the TFG to lift the martial
law, we consider the martial law to be an
authoritarian enforcement to our city.
-
We
strongly urge The International Somali
Contact Group to introduce
measures against Corruption for future funding
to the leaders of the TFG and make proposals
available to the parliament and public before
funding is provided
-
To
establish a transparency entity to curb
corruption in Somalia
-
To
encourage to support the democratic process of
the TFI’s as well as requesting the UN Electoral
Assistance Division in the Department of
political Affairs to get involved at this early
stage with TFI
We the
(The New SYL) would like to take this
opportunity to thank members of The International
Somali Contact Group for your courage,
humanity and planting the seeds of hope in the
hearts of all Somalis.
Sincerely,
Mr.
Awale Ali Kullane
Chairman of the New SYL
AWale@yahoo.com
Phone:
00447092877136 • Fax: 00447092877136


|