GAROOWE : Walaal ka Qaybqaado Dhismaha
Masaajidka AL-hudda
Garoowe:- Walaalkayga iyo Walaashayda Muslimka
ahoow ka qaybqaado Masaajidka AL-Huddaa ee Garoowe , kaa soo iminka la
burburiyay waxaana loo badalayaa dhisme 2 dabakh ah waxaana dhamaaday dabakhii
hoose oo ay ku baxday lacag dhan $60,000.
Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Jeex oo ka mid ah Culimada caanka ah ee Soomaaliya
ayaa wuxuu Muslimiinta ugu baaqayaa in ay ka qaybqaataan dhismaha Masaajidka ,
wuxuuna sheegay in ay tahay sadaqo jaari ah oo aan waligeed ka go'ayn ruuxii wax
ku darsada dhismaha masaajidka.
Sheekhu wuxuu sheegay Misaajid laga qaybqaato dhismihiisa in ay tahay waxyaalaha
khayrka badan oo aan waligiis ka go'ayn.
Sida uu sheekhu sheegay Masjidul-hudaa wuxuu ku yaalaa bartamaha magaalada ,
sababta keentay in xiligan la burburiyo ayuu ku sheegay in ay timid baahi aad u
wayn maadaama uu qaadi waayay dadka Muslimka ah ee ku tukada salaadaha.
Waxaana laga dhigayaa 2 dabakh taas oo ay ugu wacan tahay masaajidka oo aan
lahayn dhul uu ku fido sidaasdarteedna ay lagama maarmaan ay noqotay in la
is-dulsaaro.
Sheekhu wuxuu sheegay in qaybta hore Masaajidka a ku baxayso oo lagu qiimeeyay
lacag dhan $154,000 , iminkana la hayo.
: sidaas darteed loo baahan yahay in ay musimiintu ay soo dhamaystiraan inta
kale.
Ciddii doonaysa in dar Ilaahay ay ula baxdo sadaqo waxay ku soo diri kartaa
Accoonadan
Akoonadaan ama waxay la soo xiriiri kartaa cinwaanadaan teleefoonadaan hoos ku
qoran:
Dahabshiil : 000100
Amal : 0704041022501
6. Sheikh Abdulkadir Nor Farah +252-5-746134
7. Yasin Abdullahi Ali +252-5-724462
8. Haji Yusuf Jama +252-5-794245
9. Abdinazir Gureye
10. Bahsir Adur
Waxaa soo gudbiyey Maxamuud Cumar Bille
mcbille@gmail.com
Contribute Al-Hudda Mosque Building :
AL-hudda is a very large mosque positioned in the center of Garowe, the Capital
city of Punt land State of Somalia.
It is wide enough for, as many Muslims as almost 2,000(Two thousand or more to
say their prayers in, due to the strategic place in town.
The previous land space of the mosque was 20 x 20 meters sq before; it was
destroyed and extended to 36 x 22 metres by adding with new purchased
neighboring houses.
The new building of the mosque will be composed of two floors including the
foundation one, costing around $154,000(One hundred and Fifty Four Thousand
USD).
The first stage of the building which cost $60,000(Sixty Thousand USD only) is
more or less complete.
Al-hudda is presently enough for that number of 2,000 Muslims, we mentioned
above and can also be extended up to 3,000 worshipers, depending on the finance.
For now, the mosque building running board is asking only $94,000(Ninety Four
Thousand for Muslims as contribution.
"To whole Muslim brothers and sisters", please this is dutiful requirement for
whole people of Islam any where in the World or being any nationality to add
your donations to this place of worship for Allah.
Account Numbers and board contacts:
Dahabshiil : 000100
Amal : 0704041022501
Prepared by AL-hudda Mosque construction board.
Sheikh Abdulkadir Nor Farah +252-5-746134
Yasin Abdullahi Ali +252-5-724462
Haji Yusuf Jama +252-5-794245
Abdinazir Gureye
Bahsir Adur
Reporter: Maxamuud Cumar Bille
mcbille@gmail.com
May 31, 2007


|