Barnaamijka Dareenka
Nabadda
Bahda
Somalitalk waxay ummadda Soomaaliyeed halkan ugu soo gudbiyaan barnaamijkii
Dareenka Nabadda::
Dhegeyso
halkan....
Dareenka Nabadda,
waa barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan sidii loo fahmi lahaa dhibaatada
ay colaaddu leedahay. Waa barnaamij ku baaqaya nabad iyo xasillooni in dadku
helo.
Barnaamijka waxa
soo diyaariyey Maxamed Yusuf Xaaji Cabdi (Keyse). Waxaa wadajir u soo
jeedinaaya C/maalik C/Qaadir ( Napoli) iyo Maxamed Cali Cibaar oo
barnaamijka Daadahaynaya iyo Maxamed-Kayse oo ah hal-abuurka curiyay
suugaanta barnaamijka ku jirta, isla markaana isagu ku luuqaynaya.
Barnaamijka
Ka Dhegeyso halkan... (21:52) - Waxaa
barnaamijka Duubay Radio Dalmar
Wixii falcelis
ah, waxaa lagala soo xiriiri karaa;
Maxamed-Kayse
Maale22000@yahoo.com
C/Maalik ( Napoli)
Abdimalik@soneca.nl
Maxamed Cibaar
Mohamed_ebar@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Jun 18, 2005

Bogga Maansada DoodWanaag..
:::GABAYADA MAANTA:::
38aad:
Miyaydaan
ka diirayn?
39aad:
Da’ yar
(Cali-Khayr)