Bilicda Soomaaliya
Hordhac
1
| 2 | 3
| 4 | 5
| 6 | 7
| 8 | 9
| 10 | 11
| 12
Qoraalkan aan u bixiyey
"Bilicda Soomaaliya"
wuxuu
ku saabsan yahay "Soomaaliya intii ka horreysey 1991". Waxaana u qoondeeyey
ama ugu talagalay aqoon isweydaarsi iyo aqoon kororsi. Khaas ahaan waxaan
qoraalkaan ku jiheeyey in ay akhristaan dhallinyarada da'da yar iyo weliba
cidkasta oo danayneysa in ay wax ka ogaato Soomaaliya. Waxaa qoraalkani
ka tarjumayaa khayraadka ku aasan Soomaaliya oo u baahan in markale la daahfuro.
Qodobada uu qoraalkani ka
koobanyahay waa kuwan hoos ku qoran:
Qore: Maxamed Cali
Email: webmaster@somalitalk.com
URL : www.Somalitalk.com
Qoraaladaan oo aan diiwaan
ahaan u hayey waxaan kasoo qoray buugaag aan ka akhriyey Jaamacadii Soomaaliya [Gahayr],
ka hor 1991.
1
| 2 | 3
| 4 | 5
| 6 | 7
| 8 | 9
| 10 | 11
| 12
Waxaan akhristayaasha ku dhiiri
gelinayaa in haddii ay hayaan macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan arrimaha
ku xusan qoraalkan ay iigu soo diraan
emailMahadsanidin
Waxaan mahad ballaaran usoo jeedinayaa "Ismaciil Jaamac" oo gacan iga siiyey
toosinta qayb kamida qoraalkan.
Mahad gaar ah waxaan u tebineynaa Samokab Koshen oo ogolaanshihiisa aan ku helay Sawirka Geela ee boggan ka
muuqda.
Ugu dambayn mahad weyn waxaan u soo tebinayaa akhristaasha qiimaha leh ee sida joogtada ah talooyinka ku saabsan
somalitalk.com noogu soo tebiya.
Cusboonaysiin: December 27,
2002
|