Global Money Transfer
Shirkadda Xawaaladda
ee Global
Adeegso
Global si ay hantidaada deg deg ugu gaarto Gacalkaaga meel kastuu Adduunka
ka joogo
Adeegso Global Money Transfer is ay hantidaada deg-deg ugu gaarto
gacalkaaga meel kastoy Adduunka ka joogaan
Bakara Market, Global Building

Global Money Transfer:waa
Shirkad Xawaaladeed oo qabata howlihii adeegga lacageed ee ay Bankiyadu
qaban jireen waxayna awood u leedahay in ay meel walba Adduunka lacag kaaga
keento, kuuna geyso, waxay kaloo Global kuu qabaneysaa in ay kuu furto
Xisaab Bank kuna siiso Check iyo Book aad xisaabtaada kala socoto.
Global
Money Transfer waa tan suuro
gelisay in qof maanta mushaar ka qaatay Latin America in ay reerkiisa oo
jooga East Africa ay ku quraacdaan.
Global
Money Transfer
waxay kaloo suuro gelisay in ganacsade u safray Bankog ama China arkeyna
badeeco qiimo badan oo la kala boobayo. kuna adeegtay lacagtii uu u soo
qorsheeystay safarkiisa in isla markiiba goobta uu joogo uu ka qaato lacagta
uu doono, kadib marka uu la soo hadlo Bank Xisaabeedkii uu ku lahaa Global.
Global
Money Transfer waxay kaa caawisay
markii ardaygii saakay kuu aaday iskuulka ee la yiri orad keen School Fee ee
kuugu yimid goobta shaqada adigoon lacag Cash ah gacanta ku hayn in
mushkiladdaasi ay kuu fududeysay Global, waana adigoo soo qora oo kaliya
Chec-kii fududaa ee Jeebka kuugu jiray ee ay Global ay ku siiyay
Global
Money Transfer waxay kuu balan qaadeysaa:
Shaqo
wanaagsan, Adeeg hufan, Deg Degsiimo, Damaanad buuxda iyo kalsooni ah in
aysan marnaba hantidaada kaa lumin
Global Money Transfer
kuma koobna oo kaliya Maareeynta Ganacsigeeda, balse waxay ka qayb
qaadataa dhismaha Dalka iyo horumarinta Bulshada.
-
1- Waxay leedahay kooxo Sports, waxayna dhiirrigelisaa dhammaan
arrimaha Isboortiga, waayo (Jir Fiyoow baa leh Maskax Fiyoow).
-
2- Sidoo kale waxay caawisaa goobaha bulshada sida Isbitaallada,
iskuullada, iyo goobaha la midka ah.
-
3- Waxay kaloo gacan siisaa dadka ku howlan howlaha Samafalka, sida
Gar-gaarka Agoonta iyo dadka Masaakiinta ah.
-
4- Waxay gacan ka geysataa tallaabo kasta oo lagu hor marinayo dalka.
-
5- Waxay ka qayb qaadatay howlo lagu Dayactirayo qaar ka mid ah
Waddooyinka Magaallada Muqdisho.
-
6- Waxay kharash ku bixisaa howlaha Nabadda, iyadoo mar walba garab
taagan Ururrada iyo shaqsiyaadka ku howlan Nabadda.
Ogow
Global mar kasta waa garabkaaga goob kasta oo aad joogto
Head Quarter ; Mogadisho-Somalia
Adminstration ; Maxamed Ibraahim Jeemis
-
Tel; 002521-218414 ama 002525-937712
-
Mobile 002525960774
-
Operation Aamino Xuseen Afrax
-
Tel; 002525-924200 ama 002521-223838
-
Mobie ;002525962666
Accounting ;Abdi Omar Geedi
Regions ; Maxamed Cali Qaameey
|