MAGACYADA XILDHIBAANADA BEELAHA
ISAAQA OO DHAMAYSTIRAN
Wararka Nairobi | August 17, 2004
Waxaa na soo gaaray liiska
magacyada xildhibaanada beelaha Isaaq ee ka soo jeeda Gobolada
Waqooyi waxaana saxiixay 20-hogaamiye dhaqameed siyaasadeed,
waxaana dhinaca siyaasada ka mid ah, Ismaaciil Buubaa waxayna
kala yihiin magacyada:
|
Magaca |
Beesha
|
|
Ismaaciil Maxamuud Buubaa |
Garxajis |
|
Yuusuf Xasan Dheeg |
Garxajis |
|
Xasan Cumar Xuseen |
Garxajis |
|
Yuusuf Cabdulaahi Kaahin |
Garxajis |
|
Cabdala Boos Axmed |
Garxajis |
|
Faarax Ismaaciil Xuseen |
Garxajis |
|
Axmed M. Suleeymaan |
Garxajis |
|
Ismaaciil Xasan Jaamac |
Garxajis |
|
Axmed C/axmaan Cabaade |
Garxajis |
|
Sahra C/qaadir C/raxmaan |
Garxajis |
|
Maxamuud Cabdulaahi Sifir |
Habar Jeclo |
|
Ismaaciil Xasan Timir |
Habar Jeclo |
|
Maxamed Xasan Xayir |
Habar Jeclo |
|
Maxamed Cali Bilaal |
Habar Jeclo |
|
Cali Maxamed Cabdi |
Habar Jeclo |
|
S uuri Diiriye Carab |
Habar Jeclo |
|
Xasan Ismaaciil Bile |
Habar Awal |
|
Cabdi Xaashi Cabdulaahi |
Habar Awal |
|
Cabdalla Xaaji Axmed |
Habar Awal |
|
Xuseen C/salaan Maxamed |
Habar Awal |
|
Maxamed Warsame Cali |
Habar Awal |
|
Axmed Ciise Cawaale |
Habar Awal |
|
Axmed Cabdulaahi Daakir |
Arab |
|
Khadar Bide Axmed |
Arab |
|
Jaamac Xasan Ismaaciil |
Arab |
|
Maxamed Cabdi Cawad |
Arab |
|
Faadumo Xasan Yuusuf |
Arab |
|
Maxamed Cismaan Bul Bul |
Tol Jecel |
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail
amiinkhasaaro@hotmail.com