SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SIIRADII - RASUULKA (scw)

<><><> 

Siiradii Rasuulka Muxammed (scw)

Casharadan xiriirka ah ee aan kusoo koobnay boggan waxa ay ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed (Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee). Cashar kasta marka uu dhammaado waxaa dhanka hoose ku lifaaqan fallaar tilmaameysa casharka xiga. Marka fallaartaas la gujiyo waxay si fudud kuugu sii xiriirineysaa casharka xiga. Sidoo kale dhanka midig (iyo dhanka hoose) ee baal ama bog kasta oo ka mid ah casharadan waxaa ku qoran tiro kuu fududeyneysa in casharkii aad doontid aad si fudud toos u booqan kartid.

Inta bini aadamku awoodo ayaan isku daynay in aan fududeyno qaabka ay isugu xiriirsan yihiin qaybaha ay casharadani ka kooban yihiin; ee Fadlan ka faa'iideyso ; asxaabtaada iyo ehel-kaagana gaarsii si ay uga sii faa'iidaan. Halkan ka bilow casharka 1aad.

Mahad Naq:

Mahad oo dhan waxaa leh Allaha awooda sare leh ee noo suurta geliyey in aan casharadan si fudud idinku soo gaarsiino; waxa kale oo aan u mahad celineynaa qoraaga waqtiga dheer ku bixiyey isku dubaridida casharadan. Waxa kale oo aan u mahad celineynaa qof kasta oo akhrista; kana faa'iida. Halkan ka bilow casharka 1aad.

Lnkiga casharada ee website-yada tooska loogu xiriirin karaa waa: http://www.somalitalk.com/siiro/


Qaybaha ay ka Kooban Yihiin Casharada Siirada:

  1. NASABKII RASUULKA SCW
  2. DUULLAANKII ABRAHA UU KU SOO QAADAY KACBADA
  3. QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
  4. DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
  5. QISADII BAXIIRA
  6. GUURKII KHADIIJA
  7. DHISITAANKII KACBADA
  8. SOO DIRITAANKII RASUULKA SCW
  9. DADKII DIINTA UGU SOO HORREEYEY
  10. MUUJINTII DIINTA & DIGITAANKII RASUULKA SCW
  11. DHIBAATOOYINKII ASAXAABTA LAGU HAYEY
  12. DAARTII ARQAM BINU ABII ARQAM
  13. HIJRADII U HORREYSEY EE XABASHA LOO HIJROODAY
  14. HIJRADII LABAAD EE DHULKA XABASHIDA
  15. U TEGITAANKII ABII-DHAALIB
  16. DHIBAATOOYINKII QUREYSHI KU HAYSEY RASUULKA SCW
  17. ISLAAMIDDII XAMSA BINU CABDI MUDHALIB
  18. ISLAAMIDDII CUMAR BINU KHADHAAB
  19. ERGEYGII QUREYSHEED EE RASUULKA SCW U TEGEY
  20. CUNAQABATAYNTII REER HAASHIM IYO REER MUDHALIB
  21. GEERIDII ABII-DHAALIB
  22. DHIMASHADII KHADIIJA
  23. DHIBAATADII REER DAA'IF
  24. DHEELMINTII RASUULKA SCW ISRAA-WAL-MICRAAJ
  25. MU'MINIINTII AAN REER MAKKA AHAYN
  26. SOO ISLAAMIDDII REER MADIINA
  27. BEYCATUL CAQABADDII 1aad
  28. BAYCATUL CAQABADII 2aad
  29. HIJRADII ASXAABTA EE MADIINA
  30. HIJRADII RASUULKA SCW
  31. WALAALEYNTII MUHAAJIRIIN IYO ANSAAR 
  32. HESHIISKII UU RASUULKU SCW LA GALAY YAHUUDDII MADIINA
  33. DHISITAANKII MASJIDKA RASUULKA SCW
  34. HESHIISKII IBNU UBAY IYO QURAYSH 
  35. OGGOLAANSHIHII JIHAADKA
  36. BILAABITAANKII DUULLAAMADA (JIHAADKA)
  37. DAGAALKII BADAR
  38. DUULLAANKII BANII SULAYM
  39. SHIRQOOLKII RASUULKA SCW LALA DAMCAY
  40. BALLAN KA BIXII YAHUUDDII REER BANII QAYNUQAAC
  41. DUULLAANKII SUWEYQ
  42. DILITAANKII KACAB BINU ASHRAF
  43. DUULLAANKII DII AMAR
  44. DUULLAANKII BAXRAAN
  45. ILAALADII SEYD BINU XAARITH
  46. DAGAALKII UXUD
  47. DUULLAAMADII CIIDAMEED EE KU XIGEY UXUD
  48. MURUGADII RAJIIC
  49. MURUGADII BI'RU MACUUN
  50. DUULLAANKII YAHUUDDII REER BANUU NADIIR
  51. DULLAANKII NAJDI
  52. DUULLAANKII BADARTII LABAAD
  53. DUULLAANKII DUUMATUL-JUNDUL
  54. DUULLAANKII AXSAAB
  55. DUULLAANKII REER BANII QUREYDA
  56. DILITAANKII ABUU RAAFIC
  57. ILAALADII MAXAMMED BINU MASLAMA
  58. DUULLAANKII BANUU LIXYAAN
  59. ISRAACRAACII ILAALOOYINKA
  60. DUULLAANKII BANII MUSDHALIQ
  61. SHEEKADII BEEN ABUURASHADA
  62. DIRITAANKII CIIDAMEED EE KU XIGEY BANII MUSDHALIQ  
  63. HESHIISKII XUDEYBIYA
  64. WARAAQIHII UU NEBI MUXAMED (SCW) U DIRAY BOQORRADA
  65. DUULLAANKII DII-QIRAD
  66. DAGAALKII KHAYBAR
  67. DUULLAANKII DAATU-RIQAAC
  68. ILAALOOYINKII DAATU-RIQAAC KADAMBEEYEY
  69. CUMRADII LA SOO QALEEYEY
  70. ILAALOOYINKII KA DAMBEEYEY CUMRATUL-QADAA
  71. DAGAALKII MU'TA
  72. ILAALADII DAATU-SULAASIL
  73. DUULLAANKII FATXU MAKKA 
  74. DAGAALLADII XUNAYN IYO DAA'IF 
  75. URURINTII SAKADA
  76. DHAQ DHAQAAQYADII CIIDAMEED EE KU XIGAY DAA'IF
  77. DUULLAANKII TABUUK 
  78. XAJKII ABUUBAKAR-SADDIIQ
  79. SANNADKII WUFUUDDA (CAAMUL WUFUUD)
  80. XAJATUL WADAAC
  81. CIIDANKII USAAMA BINU SAYD
  82. GEERIDII RASUULKA SCW
  83. HAWEENKII RASUULKA SCW (UMAHAATUL-MUMINIIN)
  84. SIFADII RASUULKA SCW

Halkan ka bilow casharka 1aad

XUSUUSIN: "Dhamaan inta casharka ku xiran ama jecel in ay bartaan Siirada Rasuulkeena Maxammed SCW, ha isku dayaan in ay bartaan oo ku daydaan wuxuu rasuulku samayn jirey. Yeyna inta iska akhriyaan aysan faraha ka qaadin ee ku dayda rasuulka, qofkii kaloo aad uga sheekayn kartidna u sheeg." OsmanBillad. Walaalkiin aad ku walaalowdeed Islaamka.

Faafin: SomaliTalk.com

  CASHARKA KOOWAAD


URL: www.SomaliTalk.com/siiro

© www.SomaliTalk.com
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 

 



HTML CD