SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - YURUB

Magacayda dadkii ku dhintay Tahriibkii Talyaaniga-Liibiya Bilawgii August.

27.8.2004

Ridwan Haji Abdiwali.
London, UK.

sida ay ku waramayaan mas'uuliyiin ka tirsan  Safaaradda  Soomaaliya ee Dalka Liibiya ayaa lagu faah faahiyey magacyada dadkii ku dhintay xilli aan sidaas usii fogayn musiibadii ka dhacday bad weynta Mediterranean-ka  ee xiriirisa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga.

Qoraalka ka soo baxay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya oo lagu soo daabacay magacyda 31-kii qofood ee ku dhintay laashkii tahriibka ahaa ee bilawgii August Looga hadlay taleefishinka dalka Liibiya.

Waxaana ay yihiin magacyada Soomaalidaas aymasiibadu ku habsatay

  • 1.   Khaliif Xaashi Max’ed

  • 2.    Max’ed Nuur Xasan

  • 3.    Cabdiraxmaan Xuseen Cabdi

  • 4.    C/Casiis Xasan Axmed.

  • 5.    Max’ed Cabdalle Max’ed

  • 6.    Bashiir Axmed Madoobe

  • 7.    C/fataax cali Garweyne

  • 8.    Abuukar Cusmaan Cumar

  • 9.    Cabdixakiin Axmed Wehliye

  • 10.  Nuuro Saciid

  • 11.  Shukri Xasan Guure

  • 12.  Ifraax cismaan

  • 13. C/laahi Cismaan Gacamey (Gacma Dheere)

  • 14.  Cadde Gaabane.

  • 15. Xasan Abukar Cali.

  • 16.  Yaasiin Xasan.

  • 17.  Sacdiyo Xuseen Cali

  • 18.  C/qaadir Max’ud Caddow “Qadey”

  • 19.  Calikafi Cumar Iidow.

  • 20.  C/fatax Nuur Xasan.

  • 21.  Max’ed Xuseen Farey.

  • 22.  Mahad Cabdi Xuseen.

  • 23.  C/laahi Muuse Makaraan

  • 24. Cumar Daahir Nuur.

  • 25. Leyla Xuseen Max’ed.

  • 26. Hindi Warsame Nuur.

  • 27. Ibraahim Max’ed Xaashi.

  • 28. C/rashiid Warsame Dhuub.

  • 29.  Max’ed Cawaale ILka Case.

  • 30. Saciid ( ayaa lagu soo koobay qofkan).

  • 31.Axmed  Max’ed Cismaan Abiikar

Musiibadan ka dhacday badda u dhexeysa Libya, Tunisia, Malta iyo Talyaaniga waxaa ay la mid tahay tii ka dhacday isla badda Mediteraniyanka markii in ka badan 70 qof oo u badnaa Soomaali ay ku dhinteen doon matoorku kaga halaabay badda, doontaasina waxaa ka badbaaday 15 qof oo Soomaali ah.

Haddaba waxay wasaaradda Arrimaha dibadda ee Dawladda kumeel gaarka ku wargalineysaa ciddii daneyneysa  faah faahin dheeraad ah in   lagala soo xiriirayo Tel: 216432.

ridwanhaji@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | August Aug 27, 2004

WARBIXIN: SOOMAALIDA AUSTRALIA
Waa sidee noloshooda, waxbarashadooda, shaqadooda  iyo... Guji

Qaabkii Dhaarinta ee  Baarlamaanka Soomaaliya
Warbixin muuqaal guud ka bixineysa shirka Kenya... Guji

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com
 
Allah Is Great
 



HTML CD