VOTE 2004 | VOTE 2004 | VOTE 2004

MA OGTAHAY CODKAAGU WAXWEYN AYUU BEDELI KARAA!!!!

USA: NOV 2, 2004

ENGLISH VERSION... CLICK HERE...

November 2deedu Waa Maalintii Codbixinta
Goobaha Codbixinta Waxaa la furi doonaan 7AM ilaa 8PM

Soo diyaar garow. Goobta codbixinta la imow laba aqoonsi, sida:  ID-gaaga, Minnesota Drivers License, Baasaboor, ama ID-ga ardaynimada iyo caddayn wardaha aad dhowaan ku bixisay biilka guriga ama biilka korontada (iwm) oo ay ku qoranyihiin magac iyo cinwaan.

Haddii aad u baahatid caawinaad ama tarjumaan, weydii qareemada u xilsaaran doorashada ee goobta jooga ama  soo wac: 612-455-2185 ama 612-242-9991 [Somali Action Alliance]. 

Waxaana shardi ah in aad codkaaga ku bixisid aagga loo qoondeeyey degaanka aad degantahay. Haddaba si aad u ogaatid meesha aad codka ku bixin lahayd, booqo websiteka http://pollfinder.sos.state.mn.us/ :

Tusaale ahaan; Xaafadaha Minneapolis ee Soomaalidu u badantahay waxay codkooda ku bixinayaan goobaha kala ah:

  • Brian Coyle Center [Waa dadka deggan xaafada Cedar Riverside]

  • Seward Tower East at 2910 East Franklin [ waa dadka deggan Seward Towers]

  • Seward Square Apartments at 2121 9th Street (Dabdamiska gadaashiisa) [Waa haddii aad deggan tahay  west of 26th and Franklin]

  • Hiawatha Towers [ Waa haddii aad deggan tahay Hiawatha Towers]

Waxaase aad muhiim u ah in aad websitekan ka hubisid meesha aad codkaaga ku dhiiban lahayd: http://pollfinder.sos.state.mn.us/

Haddii aad akhbaar dheeraad ah u baahatid la xiriir Somali Action Alliance
612-455-2185 or 612-242-9991


:::ENGLISH VERSION::::

November 2nd is Election Day
Polls are open from 7AM to 8 PM
 

Be prepared.  Bring 2 pieces of identification with you to your polling place.

  • Your ID card, Minnesota Drivers License, Passport or Student ID AND

  • A utility bill with your current name and address on it, or

  • A witness who is a registered voter can come with you.  

If you need help or translation at the polling place

  • Ask for an election judge

  • Call the Somali Action Alliance office at 612-455-2185 or 612-242-9991 

You must go to the polling place designated by your precinct and where you live.    Generally the polling location is within a few blocks of your house.  This is only a guilde – do not depend on the following information.  For exact polling locations go to www.sos.state.mn.us or call The Somali Action Alliance. 

  • Cedar Riverside – go to the Brian Coyle Center

  • Seward Towers – go to Seward Tower East at 2910 East Franklin

  • If you live west of 26th and Franklin – go to Seward Square Apartments at 2121 9th Street (behind fire station)

  • Hiawatha Towers – vote at Hiawatha Towers

For more information on voting or for translation call the Voting Hotline at

The Somali Action Alliance

612-455-2185 or 612-242-9991