OGEYSIIS SOOMAALIDA DALKA INGRIRIISKA



WAXAA SOOMAALIDA KU DHAQAN DALKA INGRIISKA
GAAR AHAAN MAGAALADA LONDON LAGU WARGELINAYAA INUU JIRO DIBAD-BAX BALLAARAN
OO LOOGA SOO HORJEEDO BOQORTOOYADA SUCUUDIGA OO SI XAQ DARO AH U QOORGEYSAY
LIX WIIL OO SOOMAALI AH DIBAD BAXAAN AYAA WAXAA DADKA SOOMAALIYEED LAGU
DHIIRAGALINAYAA INAY KASOO QEYBGALAAN DAREENKOODANA MUUJIYAAN.
Salaada jimce
waxaan ku tukan doonaa (insha Allah) masaajidka u dhow goobta
GOOBTA BANAANBAXA-
Royal Embassy of Saudi Arabia in London,
30 Charles Street
W1J 5DZ
MAALINKA BANAAN BAXA.
JIMCE 15-Ka April 2005
SAACADDA BANAAN BAXA. 11:00- 05:00
WALAALAYAAL
KASOO QEYBGALKIINU WAA MUHIIM WAANA WAX TAR.

Qoraalkan kala xiriir:
awale kullane awale@yahoo.com
Faafin:
April 8, 2005
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com