SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - TACSI
Daabaco Boggan | Print


TACSI: MAXAMED XAWAADLEH MADAR

INALILAH WA INA ILAYHI RAJACUUN

Aniga oo ku hadlaya Magaca Ardayda Reer Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Karachi ee Waddanka Pakistan, waxaa annaga oo aad iyo aad uga tiiranyeysan tacsi u dirayna Ilaahay Naxariistii Janno Fardawsa ha siiye Halgamaagii weyna, Geesigii Weyna, odaygii Weyna, Marxuum MAXAMED XAWAADLEH MADAR, oo Habeenkii Isniinta ee bisha January ku beegnayd 10-ka sannadka 2005 ku geeriyooday magaalada London ee dalka ingiriiska, Waxaanu leenahay Ilaahay Marxuumka Naxariistii Janno fardawsa ha ka waraabiyo Qoyskii, Caruurtii, ehelkii iyo asxaabtii iyo Umadda Reer Somaliland iyo Guud ahaan soomaalida ee uu ka baxayna Ilaahay samir iyo Iimaan Saadiq ah ha ka siiyo, Waxaanu Tacsidani gaadhsiinayna Dhammaan Qoyska Reer Xawaadleh Xaaji Madar oo ku dhaqan daafaha dunida gaar ahaan Ilma Maxamed Xawaadleh.

Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)

Karachi, Pakistan.

Mohamed Abdi Hassan
diridhaba@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 10, 2005

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD