Madaxweynaha
DGPL Gen: Maxamuud Muuse Xirsi (Cade) oo
maanta magacaabay Golahiisa Wasiirada DGPL
Waxaa Maanta
oo ay Taariikhdu tahay 26-01-2005 ka soo
baxay Xafiiska Madaxweynaha DGPL Dekareeto
ay ku magacaabayihiin Wasiiradii DGPL iyo
Wasiir Kuxigeeno oo ka kooban 14 Wasiir, 19
Wasiir kuxigeen iyo Labo Wasiiru Dawlo
Madaxweynaha oo soo magacaabay 90%
Wasiiradii Hore ee Maamulkii Maxamed Cabdi
Xaashi ayaa ahaa Magacyadoodii Sidaan
1. WAsaaradda
Arimaha Diinta iyo Awqaafta
Barkhad
Cali Saalax
Wasiir
Cali
Axmed Gamuute
W/xigeen
2. Wasaaradda
Qorshetynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Dr. C/raxman
Maxamed Farole
C/wali C/raxman
Gayre
Daahir
Aadan Jamac
3. WaSaaradda
Maaliyadda
Dr.
Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab
WAsiir
C/risaaq
Xareed Maxamed
W/xigeen
C/raxmaan
Diiriye Qorad w/xigeen
4. WAsaardda
Arrimaha Gudaha iyo Amniga
Axmed
Cabdi Xaabsade
Wasiir
C/qaadir
Geele Maxamed
W/xigeen
5. Wasaarada
Dowladaha Hoose iyo H. Reer M.
Cali
Cabdi Awaare
Wasiir
Axmed
Aadan Carab
W/xigeen
C/kariim
Cali Garaad W/xigeen
6. Wasarada
Caafimadka
Dr. C/raxmaan
Siciid Maxamud (Dhegaweyne) Wasiir
Cali
Cigaal Afgaab
W/xigeen
7. Wasaaradda
WAxbarashada
Axmed
Saciid Aw Nuur
Wasiir
Cabdi
maxamud Maxamed Goobe
W/xigeen
8. WAsdaaradda
Hor. hwweenka iyo Arrimaha Qoyska
Caasha
Geele Diiriye
Wasiir
Cali
Ciise Sugulle W/xigeen
9. Wasaaradda
Kall. Gaadiidka Badda iyo Dekadaha
Ismaaciil
Shire Jaamac Buraale Wasiir
Eng.
Maxamed Ciise Lacle W/kuxigen
Gaadiidka Badda iyo Dekadaha
Maxamed
Axmed Cilmi
W/kuxigenka Kalumaysiga
10. Wasaarada
Hawlaha Guud iyo Gaadiidka & D. Hawada
C/laahi
Cali Xirsi
Wasiir
Maxamud
Bile (Kaba
Somali) W/xigeen
Yaasin
Cartan Maxamed
W/xigeen
11. Wasaarada
Ganacsiga iyo Warshadaynta
C/nuur
Cilmi Maxamud Biindhe
Wasiir
C/laahi
Maxamed Barre (Caato) W/xigeen
12. WAsardda
Warfaainta Dhaqanka Isgarsiinta
C/risaaq
Yaasiin Geesood
Wasiir
Ibraahim
Cartan Ismaail (X. Bakiin) W/xigeen
13. Wasaradda
X. Xolaha, Beerha iyo Daaqa
Ibraahi
Xareed Cali
Wasiir
Yaasiin
Cali (Tamaad)
W/xigeen
14. W. Shaqada
iyo Shaqalaha Dhalinta iyo Isportiga
Siciid
Jaamac Cali Qorsheel
Wasiir
Maxamud Maxamed Sh. Ibraahim W/xigeen
15. W. Dowlaha
Amniga iyo Kormerka
Warsame
Cabdi Shirwac
Wasiir
16. W. Dowlaha
Madaxtooyada
Axmed
Xuseen Yuusuf (doonyaale) Wasiir