SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - AROOS

 
Aroos Farxad leh
  • Amiin Yuusuf Khasaaro iyo Xaawo-Kiin Max'ed Faarax oo 28/1/2005 toddobaadkii la soo dhaafay ku aqal galay Xaafadda NBC ee Magaallada Muqdisho...

           Dr. Saadaq Yuusuf Khasaaro, Tifatiraha wargeyska Ayaamaha C/llaahi Max'ed Xasan (Black), C/raxmaan Max'ed Xasan (Tuur), Cali Maxamed Xasan (Makuunbe), C/casiis Max'ed Xasan (Dhegaweyne), C/samad Max'ed Xasan, Sahro Max'ed Xasan iyo seygeeda, Xaawo Max'ed Xasan iyo seygeeda, Canab Max'ed Xasan iyo seygeeda Max'ud Cali Jimcaale (Timo Inter), C/risaaq Max'ed Xasan (Kashka), Bahda Wargeyska Gool Sports iyo Ayaamaha Press ee kala ah Faarax Max'ed Cali (Blue), Jibriil Max'ed Cabdi (Jabra), Yaxye Yuusuf Khasaaro, Axmed Maxamuud Maxamed, Max'ed Xaaji C/llaahi (Ingiriis), Max'ed Xuseen Jimcaale Jantiile, Jimcaale Axmed Dibreeye, Abuukar Salaad Diiriye (Farey), C/raxmaan (Laala), Tifaftiraha wargeyska Laacib Xuseen Qaasim Nuur (Shiikha), TIfaftiraha wargeyska Aayaha Nolosha C/raxmaan Cumar Madoobe (Dalmar), Tifaftiraha Xog-Ogaal Cabdi Aadan Guuleed, dhammaan weriyeyaasha Isboortiga Max'ed Cumar (Baakaay), Saalax Coloow Gaabow, C/rashiid (Rashka), C/llaahi Codka, C/llaahi Muuse Kalgacal, Sunni Siciid Saalax, Max'ed Xaaji Xuseen (Fooley)  iyo Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Reer Muqdisho tahniyad u dirayaan Tifaftiraha wargeyska Gool Sports Amiin Yuusuf Khasaaro iyo Xaawo-Kiin Max'ed Faarax oo 28/1/2005 toddobaadkii la soo dhaafay ku aqal galay Xaafadda NBC ee Magaallada Muqdisho, isku waara ayayna leeyihiin. Aamiin.

Caruuska iyo caruusada waxaa lagala xiriiri karaa: Email:  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 30, 2005

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD