SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA
Daabaco Boggan | Print

 

:::COD BIXIN:::


Bismilaahi Al-Raxmaani Al-Raxiimi

KU: Ummadda Soomaaliyeed Iyo Bulshada Caalamka

Mudanayaal Iyo Marwooyin

Tix: 07/02/05 Taariikh: 01/03/05

Ujeeddo: Haa Hala Keeno Ciidan shisheeye oo Caalami Ah Laakiinse Maya Ciidamada Xuquuqda La wadaaga Soomaaliya

Walaalayaal waxaaan ognahay dhibka ay leeyihiin ciiidamo shisheeye kuwaasoo lagu wado iney hubka ka dhigaan jabhadaha hubeysan ee 14 sanno ku dagaalamayey xukunka ama hoggaanka dalka!!!

Waxaan ognahay wixii ay sameeyeen ciidamadii shisheeye ee ku socday magaca Qaramada Midooway 1993 markii ay Soo galeen Soomaaliya ayagoo ku u socday hawlo la xiriira gargaarka Aadamiga balse waxay ku kaceen waxyaabo aan looga baahneen sida garcin, dilid, xadida kheyraadka dabeeciga ah, kufsi rag iyo dumar iyo ku tumasho xuquuqda Insaanka!!!!

Waxaan Ummadda Soomaaliyeed ka codsanayaa iney la dagaalamaan wax alaale wixii cadow ku ah jiritaanka Soomaaliya hadii ay yihiin dowladaha deriska ama kuwa danaha siyaasadeed iyo dhaqaalo ka leh Soomaaliya!!!! Balse yaan lagu dhuuman magaca culimada Diinta haddii ay culimada wax qabaneyso waxay qaban laheyd 14kii sanno ee na soo dhaaftay!!!!!!! Haddii Golaha shacabka ee Isu-taggta Soomaaliyeed ay u codeeyaan keenida ciidmo shisheeye Soomaaliya, waxaa waajib noqon doonta inaan lagu sooo darin kuwa deriska ah!!!!!!!

Soomaalida waxay ku maahmaahdaa Mukullaal minankeeda jogtaa mici libaax bey leedahay !!!

Waxaan ummadda Soomaaliyeed uga digeynaa iney si qayaxan u diidaan keenida ciidamodhanka-xun wax ka fiiriya sida kuwa waddamada deriska Soomaaliya la ah!!!

Haddii aanu u ogalnahay inaan u shaqeyno, ka shaqeyno danaha guud iyo kuwa gaar ahaaneed ee waddamada deriska la ah Soomaaliya. Maxaan u ogolaan la nahay inaan wax walba u dhiibno walaalah Soomaaliyeed ee u baahan wixii la siin lahaa ciidamo shisheeye?

Waxaan nasiib daro ah in aqoonyahan Soomaaliyeed ay u adeegsadaan aqoontooda si ba sidey ka xun tahay waayo waxaan la yaabnay waxa ku kalifay iney shir ka garab furaan dowlada cusub ee ayadaba aan awood u laheyn iney dalkii ka shaqeyso ayadoon adeegsaneyn ciidamo shisheye kuwaasoo ilaali doona nabadgelyadood guud ahaaneed!!! Haddii ay aqoonyahanka Soomaaliyeed rabaan iney xaliyaan dhibaatooyinka dagaaladii sookeeye waxay sameyn lahaayeen 14 sanno ee la soo dhaafay marka waxaan kula talinayaa iney lashaqeeyaan dowlada cusub ee uu hoggaaminayo mudane Cabdilaahi Yuusuf Axmed iyo 275 xildhibaan ee kala matalaya beelaha Soomaaliyeed, iskana daayaan waxyaabaha ay ku ka cayaan ayagoo sheeganaya aqoonyahan Soomaaliyeed!!! Dunidda way ogtahay si yaabaha kala duwan ee ay u kala shaqeynayaan aqoonyahanka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan!!!

Allaa weyn oo Waaxid ah

Mahadsanidiin,

Guddoomiyaha Urrurka Ilaalinta Xuquuqda Tanade
Cabdiqaadir Ismaacill s. Warfaa (Janno-gale)
Tel: 254-6761266
Tel: 254-723937501
internationaljournalist2005@yahoo.com
somaliauthor@hotmail.com
BOX 68772, Nairobi


In the name of Allah, the most Gracious, the Most Merciful

TO: Somalis and The International Community

Dear Sirs/ Madams

Re: 07/02/05 Date: 01/03/05

Subject: Yes Deploy The International Foreign Troops But Not to be deployed the border-sharing Army Forces Brothers, We are know the problems of foreign troops which are intended to demobilize and disarm the armed Somali Militias that have been fighting the leadership of the country since 1991 up to this present date on..

We also know what and how the UN led Peace Keeping Troops have committed crimes against humanity such as illegitimate, raping, killings innocents, stealing natural resources, supporting some clan based militias and complete ignore of human rights violation when they arrived in Somalia in 1993 till they were leaving out!!!

We are urging to Somalis to fight against whoever is the foe or envier of the Somalia’s existence whether they are the neighboring countries or those which have political and economic interests in Somalia!!!

Nay to hide in the name of the Somali religious leaders, If the Somali Religious leaders wants to solve Somalia crisis, they would have done it the last 14 years!!!

If the Somali Transitional Federal Government votes for the deployment of the foreign troops, it must be excluded the neighboring army forces!!!!!!!

A man’s house is his castle!!!

We are informing cautiously to the Somali community to refuse the deployment of the neighboring countries pessimistic peacekeeping troops. If we know how to work the common and the proper interests of Somalia's neighboring countries. Why do we not accept to handover our brothers who are most in need?

Let them be Darod, Dir, D/M, Hawiye and the fifth clan commonly known as the Alliance!!!

No Somali wants to see a conquered Somalia and be under the control of Somalia's longest-time mutual enemy in the African continent having with uncivilized current politics.

It is unfortunate that the Somali intellectuals to use thier knowledge the bad of the most worse theraby we astonished what forced the somali intellectuals to open parallell confernce recently against the new Somali Transitional federal government led by H.E. Mr. Abdilahi Yusuf Ahmed and the 275 Pms who represent the various Somali clans, the new government is currently applying to the international community to bring peace keeping troops who will disarm and demobilise the armed Somali clan- based militias inside Somalia!!1

The whole world knows how differently the Somali intellectauls are functining wherever they reside

God is great and Allah is one

Kind Regards,

Abdikatir Ismael s. Warfa (Janno-gale)
The Chairman of the Somali Tanade Rights Watch
Physical Address:
Tel: 254-6761266
Tel: 254-723937501
internationaljournalist2005@yahoo.com
somaliauthor@hotmail.com
BOX 68772, Nairobi

Faafin: SomaliTalk.com | March 2, 2005

"BARLAMAANKU MA SHARCIYEYN-DOONAA GELISTA ITOOBIYA EE SOMAALIYA?"
Sidaas waxaa yiri Cabdi Cabdulle Saciid (Jinni Boqor) oo ah Xildhibaan BFKMG oo.... Guji.. March 1

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD