SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Yurub: Buugga Barashada Waditaanka Baabuurta

Buuggan barashada waditaana baabuurta oo akhris ah waa kii ugu horreeyay ee af-soomalai lagu soo qoro. Buuggan wuxuu aad u anfacaya adadka raba inay qaataan warqadda waditaanka baabuurta ee ku nool waddamada Yurub, Kanada USA. Gaar ahaan wuxuu aad u anfacayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool waddamada waqooyiga Yurub, sida Sweden, Norwey, Denmark iyo Finland.

Buuggan wuxuu leeyahay dhammaan aqoonta ku xiran qaadashada warqadda waditaanka baabuurta. Wuxuu leeyahay sawirro badan oo sahlaya habka fahamka. Buuggan wuxuu qoranyahay luuqad dhexdhexaad ah oo ay fahmayana dhammana ummadda Soomaaliyeed gobol kastooy ka timid.

Buuggan waxaa qoray

Mohamed-Deeq Abdi-madar oo ku magac dheer ”Haldhaa”.

Buuggan waxaa soo saaray shirkadda ”Haldhaa Publishing” waxaa laga dalban karaa e-mail haldhaa35@hotmail.com


Faafin: SomaliTalk.com | Dec 17, 2006

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD