SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SUUQA BAKAARAHA

MUQDISHO::: SUUQA BAKAARAHA

Khamiis Maarso 16, 2006

SAWIRADA SUUQA BAKAARAHA




  • Qiimaha  iyo Xadiga Sarifka Lacagaha
  • Raashinka Xadiga & Qiimaha 
  • Qalabka Dhismaha Xadiga & Qiimaha Sh/so
  • Shidaalka Xadiga  & Qiimaha Sh/so
  • Xoolaha Nuucyada & Qiimaha 
  • Hubka Nuucyadiisa kale duwa  & Qiimaha   

Sida uu inoo sheegay Cabdikariin Abuukar Foodare

Qiimaha  iyo Xadiga Sarifka Lacagaha

  • Us$ dolar 100-kii  = 1,370,000 Sh So  

  • Kenyamani 1000-kii = 194,000   Sh So 

  • Franka Jabuuti 1000-kii = 85,000 Sh So 

  • Birta Ethiopian 100-kii = 169,000 Sh So 

  • Riyaal Sacuudi 100-kii  = 43,000 Sh So

Raashinka Xadiga & Qiimaha  

  • Bariis  50-Kg = 288,000  Sh So 

  • Bur 50-Kg   = 262,000  Sh So 

  • Sokor 50-Kg  =  326,000  Sh So 

  • Baasto Kariina 1-Kr = 95,000 Sh So 

  • Saliid Cadey  1-Jg = 19,000  Sh So

Qalabka Dhismaha Xadiga & Qiimaha Sh/so

  • Shamiinto 50-Kg  = 135,000 Sh So 

  • Rinji  1-Gs = 42000  Sh So  

  • Xarar 1-Xb   = 23.000   Sh So 

  • Laaman-Yeeri  1-Xb = 45,000 Sh So 

  • Ligaajo  1-Ds  = 175,000 Sh So

  • Safito  1-Xb = 246,000 Sh So  

Shidaalka Xadiga  & Qiimaha Sh/so

  • Basiinka 1-Lt = 10,000   Sh So 

  • Naftada 1-Lt = 10,000     Sh So  

  • Gaaska Cad  1-Lt = 11,000 Sh So 

Xoolaha Nuucyada & Qiimaha 

  • Geela  1-Nf  = 4,780,000  Sh So 

  • Loada 1-Nf  = 1,980,000  Sh So  

  • Ari Cadka  1-Nf = 720,000      

  • Idaha 1-Nf =  960.000    Sh So  

  • Dameraha , 1-Nf = 1,840,000 Sh So 

  • Fardaha  1-Nf = 3,890,000 Sh So

Hubka Nuucyadiisa kale duwa  & Qiimaha   

  • Aakee 47  1-Xb = 600   $Us 

  • Daba Jeex ama BKM = 3,201 $Us 

  • Dhashike 1-Xb = 8500   $Us 

  • Baasuuke 1Xb = 276    $ Us

WAXAA ISKU SOO DUBARIDEY SOO NA DIYAARIYEY

C/qaadir maxamed axmed
Dandurey11@hotmail.com

MUQDISHO Somaliya
Bartamaha suuqa bakaaraha

Sawirada iyo qoraalka waxaa nidaamiyey
Jiisow |
somali39@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Mar 16, 2006


Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


MINNEAPOLIS::: ARDAY QALIN JEBISEY:::::::: GUJI [WARAR HORE]


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD